Sign in to follow this  
Aaliyyah

Go'aankii Dadku Qaatay Ee Khaatumo Kaalintii Aan ku Lahaa Waan Buuxinaya Suldan Saciid

Recommended Posts

Aaliyyah   

"Go'aankii Dadku Qaatay Ee Khaatumo Kaalintii Aan ku Lahaa Waan Buuxinaya" Suldan Saciid- (Video)-

Lasanod Online. Wednesday, August 08, 2012

 

Buhoodle,(lasanod Online)- Shir Jaraa’id oo uu maanta ku qabtay gudaha Magaalada Buuhoodle, Suldaan Siciid Cismaan Cali ayaa waxaa uu kaga hadlay in uu si buuxda u taageersan yahay Maamul Goboleedka Khaatumo State.

 

Suldaanka ayaa maanta hoosta ka xariiqay inuusan baal mari karin rabitaanka shacabka ee Khaatumo State, isagoo doorkiisana ka qaadan doona Gollaha Dhaqanka ee Maamul Goboleedka Khaatumo State.

 

 

Daawo Video

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Suldaan Saciid waa uu ku mahadsanyahay inuu tixgaliyo rabitaanka shacabka Khaatumo, Inuu qadariyo maamulka Khaatumo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Aaliyyah, I am hearing in Faroole ay reer Khaatumo gogol u dhigteen oo Odayaasha D-block uga dacwoodeen like inuu dhegeysanayo, xaaladduna waa xun tahay oo weli laguma heshiin Xildhibaannadii ee update na sii. Aniga aragtidayda waxaa dhibku ku yaraanaya in Khaatumo isku samirto oo dadkeedu mideyso weliba odayaasha markaas sina Faroole inuu xoogo iskuguma dayeen. Khilaafkuna ma ahan wax Khaatumo ku kooban oo waan ogahay beel walba dhibkaas baa haysta...Azania waa is haysataa...so are other clans....even .Galmudug has 3 presidents now.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Abwaan walaal saad ogtahay xildhibanada wax war oo cusub oo kusoo kordhay inaysan jirin so stay tuned for that.

 

Tan labaad, Maanta reer Khaatumo way midowbeen. Taas ayaan shaki ku jirin. Isim reer Khaatumo oo tageersan maanta Faroole ma jiro waka suldan Sicidna tageera buuxda siiyay mamulkisa Khaatumo State of Somalia.

 

Marka Farole shekadiisuba way iskaso xidhmi. It is just a matter of time

 

edited: waxaan raba oo kale in aan ku daro in reer khaatumo ee Faroole gogol u dhigteen oo odayassha dhaqanka ee somaliyeed oo dhan ay u dacwoodeen. Maantana waxay la fadhiyaan odayaasha Muqadisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

abwan the proud darwiish clan gets 8 mps total. nothing changed.

 

the only difference is the ssc mps won't all be voting for shariif. loool. cabdikariin wanted to give all to shariif but thank god it is now stopped.

 

all this faroole talk and stuff is nonsense. we know farole will not give the 3 mps to his sub-sub clan. it is not possible

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this