Sign in to follow this  
Complicated

Dugsi sare is all you need...

Recommended Posts

Shirkii saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee wadanka Kenya halkaas oo uu ka socday mudo Sadax maalin ah iyadoona laga soosaaray war murtiyeed.

 

Shirka saxiixayaasha Roadmap-ka ayaa wax ka qeyb galay R/wasaaraha Soomaaliya, guddoomiyaha Baarlamanka, maamulada Galmudug, Puntland, ahlusuna waljameeca iyo wakiilka gaarka ah ee qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustine Mahega.

 

Shirka oo magaalada Nairabo ka socday mudo sadax maalin ah ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed ay ku heshiiyeen shaxiixayaasha Roadmap-ka waxaana ka mid ahaa in dib u eegis lagu sameeyo eragada ka socota maamulka Khaatuma State waxaana la isku afgartay in shan ka mid ah xubnaha Sideeda ah ee matalaya maamulkaasi ay soo xulaan Odayaasha dhaqanka ee k u sugan magaalada Muqdisho halka Sadaxda kale ay soo xulayaan Odayaal dhaqameedka ku sugan Garoowe.

 

Sidoo kale waxaa ka mid ahaa qodobadii kale ee laga soo saaray shirka in xubnaha cusub ee ka qeyb noqonaya baarlamanka uu dalka yeelano in ay aqoontiisa ay ka sareyso dugsi sare , iyo in ergada soo xuleysa baarlamanka cusub ay u madax banaanaadaan dadka ay soo xulayaan lana sugu amaankooda.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this