Sign in to follow this  
Fiqikhayre

Puntland Day becomes Somali National Day as acting Constitution is passed

Recommended Posts

Qayabtii Labaad ee Sanadguurdii 14 aad ee ka soo wareegatay asaaska Puntland oo xalay lagu qabtay Madaxtooyada Garoowe

 

Xarunta Madaxtooyada Puntland ee magaalada Garoowe ayaa lagu qabatay wajigii labaad ee munaasabda lagu dabaaldagaayo maalintii la asaasay dowlada Puntland tasoo malintii shalay qayabtii hore munaasabadaa la qabatay.

 

Munaasabadan oo siwayan loo soo agaasiamay ayaa waxaa ka soo qayb galay Madaxwaynaha Puntland ku xigeenkiisa Gudoomiyah barlaamnka Xubnaha golaha wasiirada golaha barlaamnka Puntland taliayaasha ciidamada madax kasocata hay’addah caalmiaha kooxda hobalda waabari Puntlanda iyo dad wayano kaloo badan

 

Munaasbdaan ayaa waxaa markii ugu haraysay waxaa ka hadalay Wasiirka arimaha Gudaha C/laahi Jaamca Ilkajiir kasoo xusay in dadka soomaliyeed khaasat kuwa reer Puntland uu uga hanbalayanayo munsaabada asaaka Puntland ee caawa qayabteeda labaad ay ufadhiyaan waxaan uu sheegay in malintaan ay tahay malin kuwayan dadka reer Puntland.

 

Wasiirda haweenaka iya Ariimah Qoyasaka Puntland Marwo Caasho Geele Diriye oo goobtaa ka hadashay ayaa iyana Xusatay in maalintaan ay tahay maalin qiimo wayn leh deegaanada Puntland oo dhan laga xusaya maanta ayaan haweenaku ay gacan wayan ka gaysteen malintaan xuskeeda iyo asaaskii Puntlandba.

 

Intaasi kadib ayaa goobataa waxaa lagu soo bandhigay Riwaayado iyo heeso tasoo ay soo bandhigayen kooxda hobolada waabri Puntland ku waasoo ay kaga tarjumayeen maamulka Puntland iyo faa’idooyinka uu gaarsiiya deegaanda Puntland iyagoo siwayan ugu dheeraaday waxa tarka Ciidamda Puntland ay leeyihiin iyadoo Munaasbndaan ay xalay ka qayab qaadatay fanaanad Caanka ah ee Saado Cali Warsmae oo halkaa hees ka qaada kudabdan kasoo jeedisaya, taas oo muujineysa in caafimaadkeedu aad u wanaagsanaa kadib shilkii gaariga.

 

Madaxwayanha Puntland Dr C/rixamaan Maxamed Maxamuud faroole ayaa ugu danabyantii goobtaa khudbada dheer ka soo jeediyey waxaaa uuna ka hadalay dhaqaalha Puntland iyo sida ay dowlada Ugu jirto dhaqaal xumada jirata sida looga bixi lahaa, marka dawlad rasmi ah ay Muqdisho ka soobaxdo, si lacagta cusub loo maareeyo, sidoo kale Madaxweynaha ayaa ka hadley geedi socodka isbedelka Puntland, Aminga iyo sidii shacabka iyo dawladdu u wada shaqeyn lahaayeen.

 

Madaxwayanha ayaa sidoo kale Xusaya in uusan ahayan Musharax u taagan madaxtinimada dalka soomaliya oo aysan taasi ku jirin dhaarta uu dhartay xilka Puntland oo uu ka shaqaynaayo kaliya hormaraka Puntland iyo sidii ay u jiri lahayda Dowlada Puntland.

 

Madxadawayanha ayaa sidoo kale ku booriya dhalinyarada inaanay kamida noqan burcada aynaa dalkooda ka tahriibin oo ay joogaan dalkooda ayana noqadaan kuwa dalka u faa’ideeya kana faa’idaysata waxaan uu intaa raaciaya in loo bahan yahay dhalinta badaha ku cararayasa in ay hakiyaan haweenka.

 

Munasbadaan oo ahayda mid siwayan loo soo agaasiamay ayaa ugu danbayntii madaxwayanha waxaa uu salaan ka qaatay ciidamda Puntland ayan kooxda banbayda.

 

Maxamed Saciid Yuusuf

Horseedmedia

Garoowe.Puntland,Somaaliya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Puntland President: Madaxwayanha ayaa sidoo kale Xusaya in uusan ahayan Musharax u taagan madaxtinimada dalka soomaliya oo aysan taasi ku jirin dhaarta uu dhartay xilka Puntland oo uu ka shaqaynaayo kaliya hormaraka Puntland iyo sidii ay u jiri lahayda Dowlada Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this