Sign in to follow this  
Aaliyyah

Faroole Oo Diyaarsaday Boqol Ergey Iyo Dawladda Somalia Oo Ka Diiday-

Recommended Posts

Abwaan   

Even if Farole is Allowed to bring half of the 825 this whole conference is nothing more than "Gacmaha taaga, ma isku raacdeen" No constitution will be discussed/changed. I think what is more interesting is picking up the parliamentarians, which I think is happening already and nobody is talking about publicly.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Waxa goordhow Muqdisho soo gaaray ilaa
102-ergo
oo ka mid ah kuwa ansixinaya dastuurka cusub ee Soomaaliya yeelan doonto mustaqbalka dhow

Waxa maanta Garoowe ka dhoofay ilaa 45-ergo oo ka socda Puntland, inta kalena diyaarada ayaa u soo laaaban doono, waxa guud ahaan ergada halkan ka baxeysa ay gaarayaan ilaa
102-xubnood

Labadan keebaan qaadanaa they are both from the same report...

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

Fiqikhayre;853000 wrote:
Wararka kale ayaa sheegaya in ergo uu watay Garaad Jaamac Garaad Ali in laga celiyey gelitaankii goobta shirka, loona diiday in ay shirka ka qayb galaan inkastoo wararkale noo xaqiijieen in uu jirto heshiis loogu ogolaaday ilaa iyo 12 xubnood oo kamid noqondoona ansaxiyayaasha dastuurka, halka ergadda reer SSC iyana loo qoondeeyey 12 ergay oo ka mid noqondoona ansixiyayaaha.

;););) Source kale ma weyday..

 

Waxaa Fadhiisatey Shirka Ergada Reer Khaatumo 24 Xubnood Oo Ay Soo Xuleen Isimada Golaha Dhaqanka Khaatumo Ansixiyeena Madaxda Maamulka Khaatumo, Afhayeenka Ergada 24 Xubnooda Ee Khaatumo Oo Wareysi Siiyey Idaacada Codka Shacabka Radiossc (Dhagayso)

Afhayeenka ergda 24 xubnood ee kasoo jeeda maamul goboleedka Khaatumo State, Oo wareysi siiyey idaacada codka shacabka Radiossc, Isla markaana ka warbixyey sidii uu u dhacay shirka ansixinta dastuurka qabyo qoraalka Somalia.

 

WARAYSI _ AUDIO

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this