Sign in to follow this  
oba hiloowlow

Breaking News: : Gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa oo lala beegsaday Mas'uul ka tirsan Dowladda

Recommended Posts

Abwaan   

It is really sad Soomaalida qabyaalad baa madaxa ka dardartay...AUN Garweyne qabiillada Soomaaliyeed qaar hadduu ka dhalan lahaa waa la buunbuunin lahaa isagoo sida dadka yaqaanna ay caddeeyeen uu ahaa shakhsi wanaagsan oo aqoon adduun iyo mid aakhiroba leh, dadka Soomaaliyeedna intii tabartiis ah u gargaaray....Maaddeey waa ayaandarro inaad u quuri weydid waxa uu bulshada u qabtay aad maalin kastana Xasan Daahir u rabtid inaad dadka xoog ku cabsiisid....Waryaa sida isku dhaan....Ilaahay ka cabso diintana waad taqaan qabiil meel ku geyn maayo...haddii kale sidii Somalia wax walba iskaga hadal.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ Kanna maanigaad iiga hadashiin rabtaa?. :)

 

Post-igeygii hore maadan fahmin!. Waagii uu masjidka Quds wax ka akhrin jiray lama joogo, hadduu hawshaas wanaagsan uun ku jiri lahaana waxan ma dheceen (IA). Xasan walaa Jaamac qabiil & aqoon uma taageero.

 

Ps. Qaylada qabiilka waa kugu badatay, meel kale intaad ka raadin lahayd, bal adiga dib isugu laabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Maaddeey anigoo cid ama mid adeer iigu aaddan buunbuuninaya markaad i aragto dib iskugu laabo i dheh. Malla isku ciyaaraa? AUN Garweyne.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Oba, car aan kaa diido taladaada waan yeelay....Maaddeey na dhaaf hanna dembaajine.:D Caf iyo Masaabax!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

Abwaan;851451 wrote:
..Maaddeey waa ayaandarro inaad u quuri weydid waxa uu bulshada u qabtay aad maalin kastana Xasan Daahir u rabtid inaad dadka xoog ku cabsiisid....Waryaa sida isku dhaan....Ilaahay ka cabso diintana waad taqaan qabiil meel ku geyn maayo...haddii kale sidii Somalia wax walba iskaga hadal.

Indhacadde & Ina C/shakur baa Sheekha iga xiga sidaad qabto, haddey saas tahay sow maahayn inaan iyagana buun-buuniyo?.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Loool....MMA oo kaftan hagari ku jirto xooraya....I like that....To Maaddeey "Haddii aad magacaaga diiddey, yaad magaciisa qaadanaysaaa?":D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^ Magaceen diiday?, dadka aad qabiilka ku xuuxinaysid iska daa. Dooda meesha taal si miyir leh uga hadal without branding any one any thing!.

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;852491 wrote:
Maanta waala abtirsaday. Waraa magaca Maadeey dhig, la bax Doon
diid
reerahaa sheegtay la baxaan.
058.gif

Af Soomaaligaa aad kuugu liito sxb, waxbana kama qaban karo!. 'sidaad qabto' iyo 'hadey saas tahay' ujeedkooda ma fahmi weysay?.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this