Sign in to follow this  
Jacaylbaro

Beeraleyda Awdal oo canshuur laga qaadayo

Recommended Posts

Kulan looga hadlayey sidii beeraleyda gobolka Awdal ay u bixin lahaayeen canshuuraha ayaa maanta lagu qabtay magaalada Boorame, waxaana kulanka ka qeybgalay wasiirro, beeraley iyo xubno ka tirsan mas’uuliyiinta gobolka.

 

Wasiirrada maaliyadda ee maamulka Somaliland, Cabdicasiis Samaale iyo wasiirka beeraha Faarax Cilmi Geedoola oo tirsanaa mas’uuliyiintii kulanka ka qeybgashay ayaa waxaa la iskula soo qaaday muhimadda ay leedahay in beeraleyda gobolka ay bixiyaan canshuurta.

 

Labada wasiir ayaa sheegay in beeraleyda looga baahan yahay in ay bixiyaan canshuuraha oo hadda wixii ka dambeeyo maamulka Somaliland uu qaadayo, halka markii hore ay dowladda hoose ee Boorame qaadi jirtay.

 

Waa markii ugu horeysay oo maamulka Somaliland uu canshuur bixin ku soo rogo beeraleyda gobolka Awdal.

 

 

 

 

Bar-kulan

Share this post


Link to post
Share on other sites
Tallaabo   

Every small business in the country should pay up to 10% tax. Medium sized businesses should foot 15%. Larger companies like Dahabshiil, Daallo, African Express, Jubba Airways, Ethiopian Airlines, SomTel, Indhadeero, and Daryeel should pay at least 20% of their gross income from Somaliland in tax.

High earners and remittances greater than $100 should also be taxed. It is about time the government takes its duty seriously and collects proper tax.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mooge   

I didn't know somaliland doesn't collect taxes. lol. this is news to me.

 

somaliland is falling behind puntland. lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this