Sign in to follow this  
Saalax

Xog Faroole ” Muqdisho Iyo Hargeysa Israacooda Waa Halista Puntland”

Recommended Posts

Saalax   

Garowe(DNS)-Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Mr Cabdiraxmaan Faroole oo shir deg dega la yeeshay Kooxda Madaxtooyada Garowe ka arrimiso ee loo yaqaan AARAN JAAN ayaa tibaaxay in Puntland Godoon Siyaasadeed wajahi doonto hadii aan si deg dega loo fashilin Is gaashiga dhexmaray xukuumada Somaliland iyo somaliya.

 

” Maanta puntlananey ficil keena ,qolada ********ka Ethiopia ayaan kala hadlay in Somaliland iyo somaliya is Irirsanayaan, iyagana isku haleen badan kuma qabo, Khaatumo seeg waa aragtaan oo waxa ku dhacay Cuqdad la yiraa Khaatuma,”ayuu yiri Cabdi Raxmaan Faroole oo bacdul Salaadii Maqrib la hadlayay Kooxdiisa AARAN JAAN.

 

Faroole wuxuu kooxda AARAN JAAN ka codsaday inay todobaad gudahiisa u soo gudbiyaan hindise qeexaya sida lagu fashilin karo hashiiska dhex maray Somaliland iyo somalia

” Midkaan Raksul wasare Gaas la leeyahay maaha nin siyaasada u bilaaban tahay maxaa yeelay wuxuu qabaa in Puntland sii jiri doonto hadii Hargeysa iyo Muqdisho is raacaan,waxaad ogtihiin in Muqdisho Caasimada Somalia loo aqoonsan yahay,tan labaadna loo aqoonsan yahay Hargeysa,maxaa dan noogu jiro hadii labadii Magaalo reer Koonfur iyo reer Somaliland leeyihiin,micnahu sow maaha in degaan nagala badan yahay,cod nagala badan yahay,maxaa yeelay xitaa tageeryaasha Khaatumo seeg iyo Maakhiir gacan kuma heyno”ayuu yiri Faroole.

 

 

July 11, 2012

 

DurdurNews

Share this post


Link to post
Share on other sites
Haatu   

Although I don't know whether or not to believe this, this is something I would expect from such a divisive figure.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

It doesnt have to be news for it to be true. If Hargisea and Xamar connect Empty desert Puntland will become irreverent. I thought everyone already knew?:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Puntland doesn't survive on Mogadishu or Somaliland, it hasn't historically and it doesn't now. Faroole is the leader of Puntland, his core interest is well-being of Puntland. And even as the leader of Puntland he has worked in the interest of all Somalis when he single handedly got rid of 4.5 even after others like president Shariif wanted it to be continued.

Share this post


Link to post
Share on other sites
AsadSL   

lol ok. Xamar is a usc mafia ball game and Somaliland was added to the mix it would turn even worse for reer puntland lol.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Narrow vieuw.

 

If Faroole really would think in terms of Puntlands interest. He should have said: We welcome Somalia and Somaliland's cooperation, this makes Puntland the center of the Union.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

AsadSL, Puntland is not against unity. You yourself seem to be glowing with the idea of cutting Puntland out, so obviously you aren't going to get any friends in Puntland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Imagine all those civil servants, NGO's and business people from Hargeysa and Muqdisho meeting eachother.

Where better to meet then in the middle of the country, Garowe!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Faroole has his own elections coming up in few months. He is creating fear to stay in power. Machiavelli somali style.:D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;850102 wrote:
Faroole has his own elections coming up in few months. He is creating fear to stay in power. Machiavelli somali style.
:D

I think you are mistaken, Faroole 1 1/2 years left. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this