Sign in to follow this  
Caano_Geel

Please Vote for (Dr. Baadiyow) Somali Presidential Election 2012

Recommended Posts

Runtii aqoon fiican uma lihi ninkan...laakiin wuxuu u eeg yahay nin siyaasada Soomaaliya ee maanta wax ka bedeli kara.

Mar aan dhagaysanaayay waraysi uu bixiyay, waxaa iiga soo dhex baxday, inuu ninkani leeyahay hammi aad u dheer iyo is bedel siyaasadeed.

 

Waxa kale ee aan ku taageersanahay waa inuu yahay xubin fir-fircoon oo ka tirsan ururka Islaax, oo taageeri weyn u muujiyay gacana ka gaystay guushii Ururka walaalaha Muslimiinta Egypt iyo tii Tunisia ba,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this