Sign in to follow this  
mahad yare

sharif set to visit hargeisa the end of July

Recommended Posts

shariif-siilaanyo.jpg

 

Warar si hoose loogu soo dusiyay Xafiiska Shacabkamedia ee Hargeysa,ayaa sheegaya in dhamaadka Bisha July,la filayo inuu Magaaladda Hargeysa booqasho ku soo gaaro Madaxweynaha Dawladda KMG-ah Sheekh Shariif,inkastoo hadii ay arintani aqbasho Somaliland ay dhabar-jab ku noqoon-doonto ictiraafkii ay raadinayeen mudada 22-ka sanno.

 

Docda kale wararku waxaa ay sheegayaan in ay jiri karto in uu Madaxweynaha Soomaaliland Siilaanyo isna tago Muqdisho basle warkhtigaasi lama hubbo lamana shaacin sida ay u dhici doonto booqashadiisa.

 

London waxaa ka dhacay shir caalami ah oo ay yeesheen Madaxda Soomaaliya iyo Soomaaliland kaasi oo looga wada hadley arimaha labbada dhinac, oo mudo badan uu jirey gooni isutaag ay dooneysey Soomaaliland waxaana wada hadaladaasi ka dhashey arimahan oo dhan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan this guy is never in Mogadisho, hargeysa muxu ka doonaya he needs to prepare for the elections start bribing the MPS Saaxib socodka yare.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;848697 wrote:
Horta sheikh dalxiis xita bisha ugu danbeysa eeh u si joogo diyaarad kama degeyo 2 days ago he was in rwanda now he is in sudan this guy is never in Mogadisho, hargeysa muxu ka doonaya he needs to prepare for the elections start bribing the MPS Saaxib socodka yare.

waryahay waa siday? nin oo tolkaga ah wa in aa so dhaweysa. :D hargeisa iyo mogdishu wax baa ka dexeeyo? ee iska daa ki waalnaa ee ladhehe jiray warabe. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

mahad yare;848698 wrote:
waryahay waa siday? nin oo tolkaga ah wa in aa so dhaweysa.
:D
hargeisa iyo mogdishu wax baa ka dexeeyo? ee iska daa ki waalnaa ee ladhehe jiray warabe.
:D

Xaaji Xunjuf;848699 wrote:
Tolkay wamaxay waxaasi sh sharif goormu tolkay noqday now you are just taking the piss kid.

walle waa sheeko cajiib ah. yaa maxaatiri. bal dageeyso adeer kaa.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Waxasi wa nonsense kan ilka la wax ba ma oga roxaantan u ka sheekeynayo maxay ahayeen dadkan u ka sheekenayo wa wax aynan waligeen hore u maqlin:D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;848704 wrote:
^^ Waxasi wa nonsense kan ilka la wax ba ma oga roxaantan u ka sheekeynayo maxay ahayeen dadkan u ka sheekenayo wa wax aynan waligeen hore u maqlin:D

tumblr_luqbcyAT7e1r0gxw3.gif

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ Mahad Yare these people are not Somalilanders wa dad magacyo quruumo kale leh oo aad mooda inu ceel ka so heley marka they are absolutely not related to me aan ahayn Magaca Somaali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this