Sign in to follow this  
Abwaan

Maxaad ka xasuusataa mirihii Soomaaliya ka bixi jirey? Magacoow oo macnee....

Recommended Posts

oba hiloowlow;847077 wrote:
galeey ma miro baa caraafaadow
;)

 

Carafaat;847077 wrote:
:D
sxb, that was the closest I could think of. together with canab and loos, but canab is a fruit. so it wouldnt count.

 

P.S. I have to contribute something. don't want Mukulaal and wyre to think they know more about Somalia.

lol@Carafaat.

 

Carafaadow waxaa isoo xusuusisay ninkii reer gaalkacyoodka ahaa ee inta lagu yiri gaalkacyo waxba kama baxaan yiri "Ba'a beentiin, wax waa ka baxaan, oo geeda yaanya la yiraahdo oo har weyn baa ka baxa"loooool;););)

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Maaddeey;846835 wrote:
Gob: (sidr) waa geed har wayn oo miro yar-yar leh oo macaan & dhanaan isugu jira, laf yarna waa leeyahay.

 

Baydaan: miro bejiyaha la eg, qob & hilibna leh, laf dhuux macaan lehna waa leeyahay. (baydaanka soo hoobi hee, halahoo i sii...)

sheeg kuwaan:

qaraqambac

shan-farood

ontor

Ontora aa'?,,, jiriiricaa ugu jajabtay waxaan moodayay meesha inaan qabiilka loo ogolayn!

 

Yicib iyo geedkuu ka baxo magiciisa?

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Mukulaalow;847150 wrote:
;)

 

maybe he is mistaking it with Yantaar which is a D&M sub clan.

Macquul :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this