Sign in to follow this  
Somalia

Sheikh Shariif: Somaliland should forget about secession

Recommended Posts

Somalia   

Dubai(Pi) Madaxweynaha Dowlada KMG ah Shariif Sh. Axmed oo Xalay ka qayb galay Xaflad ka dhacdey Dubay ayaa khudbadiisa kusoo qaatey Soomaaliland iyo rabitaankooda gooni isutaaga wuxuuna Madaxweyne Shariif Yiri “Shacabka Soomaaliland ha iska ilaaween gooni isutaaga, waa iney waxla qaybsadaan Soomaaliweyn, Wadahadlka aan ku baaqneyna waa iney taageeraan.”

Hadalka kasoo yeerey Madaxweyne Shariif ayaa u muuqda in Madaxda Soomaaliland ay ka quusteen gooni isu taaga balse ay ku adagtahay iney Shacabka Gobolada waqooyi ka dhaadhiciyaan in arintii lagu balamay ee gooni isutaaga ay ceel dheer ku dhacdey.

 

Madaxweyne Shariif oo hadalkiisa sii wata wuxuu yiri “Waxaan u sheegayaa shacabka Waqooyiga Soomaaliya in Xukuumada KMG ah diyaar u tahay iney xaliso waxa ay tabanayaan, iyana laga rabo iney ka shaqeeyaan Soomaaliweyn sidii laisugu keeni lahaa”.

 

Madaxweyne Shariif oo kudbad dheer ka jeediyey Xaflad ay Jaaliyada Soomaaliyeed u soo qabanqaabiyeen ayuu uga xog waramay hanaanka geedi socodka iyo meesha uu marayo oo uu sheegey inuu meelwanaagsan marayo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

faarah22;846625 wrote:
shut up and change your avatar before you badmouth our president.

sayid*somal, the avatar is mind because i'm from PL but you already know.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this