Sign in to follow this  
mahad yare

Mudane Madaxweyne Faroole arrives in Dubai

Recommended Posts

Dubai(Pi) Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiraxmaan Shiikh Maxamed Faroole oo saaka ka dhoofey Kenya ayaa iminka kusugan Dubai, wafdiga Madaxweynaha oo ay kamid yihiin Wasirka Arimha Gudaha Cabdullahi Axmed Jamac Ilka jiir iyo Wasiirka Waxbarashada Cabdi Farax Saciid Juxa.

 

Wafdigaan oo saaka kasoo kicitimay Nairobi ayaa todobaadkii hada lasoo dhaafey ku sugnaa Kenya halkasoo ay uga qayb galeen Shirkii Roadmapka.

 

Wafdiga oo kulamo shaqo ku yeelan doona Dubai ayaa bari ama arbacada u safri doona Dalkii oo uu Madaxweynuhu in mudo ah ka maqnaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;845393 wrote:
^^ He heard President Siilaanyo and sharif will meet in the UAE war ka gaadh bu is yidhi oo shirka iska dhex fadhiiso:D

Loooooooooooool, I can't say I disagree, waa mukulaal socota. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this