Sign in to follow this  
Maaddeey

The next president?.

Recommended Posts

Abwaan   

lol@Maaddeey. Naanaystiisii Buulo Barde ma taqaan?:D

Oo waxaan moodey inuu London ka yiri "Aniga Cumar C/Rashiid baa i dhahay badda noo soo gad" lol

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

^^ lol waxaas lagama hadlo 'ala Pl iska dhig noo'.(*)

 

Ps. Markii hore ee BBC-da Yusuf Garaad uu jimcadii qabsaday, wuu is gariirixiyey. Lakin gadaal dambe markii baarlamanka ka hari wayeen uu yiri: 'ani waa saxiixay lee, dembi kuma lihi' :D

 

(*) Harwash moow ahaay, waa iloobay. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

oba hiloowlow;845011 wrote:
Ar kan hadhoow amoow wadankii oo dhan iibiya

Beleive me wax uusan shaqo ku lahayn buu iska hor orday.....masuuliyedda waxaa la wadaaga Shariif Sakiin, Ibbi, Jengeli, Cumar C/Rashiid, Shariif Axmed. Isagoo Nairobi jooga oo safar ka soo laabtay baa la dhahay saxiix, markaas buu hore qalinka ugu duugey. Maaddeey siduu sheegay BBC-da ayuu Soomaalidii ka welwelsaneyd heshiiskaan ka caayey isagoo leh; fadhi ku dirir baad tihiin!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this