Sign in to follow this  
Somalia

Cadaado surpassing many with little means

Recommended Posts

Somalia   

OdaySomali, a few years ago it used to be very bad, now it's competing to be the capital of a central state in Somalia.

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

OdaySomali;844756 wrote:
lol And this is what the rest of the world calls extreme poverty.

Oday sxb if you live outside Somalia the cheese you eat, the corn flakes you munch, the council house you live in, the car you drive, all were made by foreigners for their citizens, What I mean is, a hut built in the desert of Somalia by Somalis is more valuable to us than a sky scraper that does not belong to us. These people might be in extreme poverty but you should ask your consciousness "What are you doing to help" an encouragement is the least. Lama huraan waa cawskii jiilaal.;)

Share this post


Link to post
Share on other sites
faarah22   

yeah, but they are starting from extremely low baseline situation akin to stone-age. so they should be lauded, at least they are not fighting.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

^lol Adiga Gaalkacyo ma marbaa laguugu abuse gareeyey, waaban kaa yaabay :)

 

Well done to Adado people, Ilma Xaaji Saleebaan waa dad nabada jecel, ilaahay ha u barakeeyo

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Samafal, wali maan tagin Galkacyo. Laakinse waxan ka xanaaqayaa magalo lagu leeyahay labo maamul ayee leedahay. qabiilku mar mar ayuuu na la tagaa, Galkacyo wuu la tagay. runta waa ina la isku sheeko, hadii kale wee na la sii tagisaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Hadaadan tagin waxaad ka sheegtaa waa ku tiritayn, iyo habar kuulay baa ii sheegtay.

 

Labda maamul macno maleh waxaa muhiima nabadaa, dadka shacabka ahna ma kala xirxirna oo wax walba ayaa ka dhexeeya. Labada maamul waa wax ka dhashay dagaalkii sokeeye, dowlada central ah oo dadka ka wada dhaxaysa marka la helo way fududaanaysaa Inshallah.

 

Su,aal: Adigu waxaa u olalaysaa qoyskiina in ay dawlad noqdaan oo Somali kala faquuqaan, taas miyay nay kaaga walawal badnayn in aad mar walba waxaadan aadan aqoon ka hadashid?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Samafal;845048 wrote:
Hadaadan tagin waxaad ka sheegtaa waa ku tiritayn, iyo habar kuulay baa ii sheegtay.

 

Labda maamul macno maleh waxaa muhiima nabadaa, dadka shacabka ahna ma kala xirxirna oo wax walba ayaa ka dhexeeya. Labada maamul waa wax ka dhashay dagaalkii sokeeye, dowlada central ah oo dadka ka wada dhaxaysa marka la helo way fududaanaysaa Inshallah.

 

Su,aal: Adigu waxaa u olalaysaa qoyskiina in ay dawlad noqdaan oo Somali kala faquuqaan, taas miyay nay kaaga walawal badnayn in aad mar walba waxaadan aadan aqoon ka hadashid?

Samafal, hortay ilma Farax Shirwac, kee ayaa kasii tahay. bal isku kee sheeg. :D

ta labaad goormaan u ololayay iney reerkeygu Somali ka fuqaan? Somali marka ugu horeysa mee kala fuqi kartaa, Galkacyo ayaa mar hore kala tagi leheed, hadee cidi kala tagiso. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samafal   

Oba adeer Galkio dadka dagani jacaybay ku dageen reer Masagawaa hadii ay naceen iyo hadii kaleba :). Maanta Galkio waa magaalooyinka Somalia ugu waawayn, sidaasna waxay ka dhigay dadkeeda marka cid nacday majirto adeer. Adiguse maxaa ku nacaday Jowhar oo Muqdishu unukaa leh ugu haysaan?

 

Carafaat, yaa kugu yiri dhashaas baan ahay, hadii aan galkio difaaco ma cid gooniya baan ahay?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this