Sign in to follow this  
Somalia

Khaatumo movement reject Somaliland-Somalia talks

Recommended Posts

Somalia   

War dadkaan wax ka sii socod iyo soo socod badan maan arkin :D They have now rejected Dr Axmed Caydiid

 

Maamulka Khaatuma State ayaa sicad ugasoo horjeestay shirkii dowladda Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland ku dhexmaray dalka ingiriiiska.

 

Agaasimaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London uusan waxba ka jirin islamarkaana Maamulka Khaatuma dad u matalaya aysan jirin.

 

Wuxuu sheegay in shirkaasi iyo qodobadii kasoo baxay uu ku eegyahay kaliya dowladda Soomaaliya iyo sidoo kale maamulka Silaanyo islamarkaana dhankooda aysan jirin wax ka khuseeya.

Agaamaha guud ee wasaaradda arrimaha gudaha ee Maamulka khaatuma State Maxamuud Sheekh Cumar Xasan waxa uu sidoo kale ka hadlay dastuurka iminka dowladda ay ku mashquulsan tahay.

Wuxuu sheegay in dastuurka inta aan la ansixin ka hor loo baahan yahay in la horgeeyo odayaasha dhaqanka si ay u eegaan islamarkaana wixii qaladaad ee Soomaalinimada dhaawacaya hadii ay ku jiraan dastuurka ay ka saaraan.

Dastuurka cusub ee Soomaaliya ayaa xukuumadda KMG Soomaaliya iminka ay ku mashquulsan tahay waxaana la wadaa dadaalo lagu doonayo ka hor August in la ansixiyo dastuurkaasi.

mohamed badulahi khalif(shine)

Nairobi Kenya

shabakada Horufadh Online

 

____________________________________________________________

 

Nairobi: (V.O.N):-Maamulka Goboleedka Khaatuma State ayaa si cad uga soo horjeestay natiijadi ka soo baxday shirkii Landon oo u dhaxeeyay dowladda KMG Soomaaliya iyo maamulka Soomaaliland.

 

Maxamuud Sheekh Cumar Xasan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Maamulka goboleedka Khaatuma State ayaa sheegay in qodabadii kasoo baxay shirkii London ay qaadeceen Maamulkooda , islamarkaana Maamulka Khaatuma State uu san qeyb ka eheen heshiiskaasi.

 

Agaasimaha ayaa si doo kale xusay in natiijada ka soo baxday Shirkaasi uu ku kooban yahay dowladda KMG Soomaaliya Maamulka Soomaaliland,isagoona Tibaaxat in ysan Jirin Cid Maamulka Khaatumo State u matashay Wada hadalkaasi.

 

Wixii Talo Iyo Dhaliil ama Caabsho ah Noogu soo Hagaaji

 

Emailka Codkaqaranka@gmail.com

 

Xafiiska Warqabadka Radio Codka Qaranka

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Aadan Jugle;844629 wrote:
Who pays attention to what the horses of the Mad Mullah say?

Make fun of this Somalidiid proxy movement not the people of the region. Your own proxies are failing you..

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

An old man and his wife used have their night out on fridays.. One night other than Friday, the wife asked her old man if tonight is Friday? "Areey jimcaalow caawo ma jimcaa?... The old man responded, "Areey maaha lakiin hadaad rabtid waa lagaa dhigaa."..

 

You might called irrelevent or spoilers, but Khatumo, Awadal Makhirites are the closest stakeholders of this matter and if they would have supported, things might have been different.. So keep it calling "spoilers or irrelevent".. Start counting down another 20 years...

Share this post


Link to post
Share on other sites

A_Khadar;845256 wrote:
An old man and his wife used have their night out on fridays.. One night other than Friday, the wife asked her old man if tonight is Friday? "Areey jimcaalow caawo ma jimcaa?... The old man responded, "Areey maaha lakiin hadaad rabtid waa lagaa dhigaa."..

 

You might called irrelevent or spoilers, but Khatumo, Awadal Makhirites are the closest stakeholders of this matter and if they would have supported, things might have been different.. So keep it calling "spoilers or irrelevent".. Start counting down another 20 years...

Do you think it matters if Somaliland doesn't gain recognition another 20 years as long as the country is independent and the People of Somaliland control their country is the most important thing deciding you're own future no one is a threat to them. Waxan madax banaanidu la yidha wa wax aan cidi ku hayn wa wax aad adigu isku haysid xadhiga ilahay dadka haysta waxba kama xumadaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
A_Khadar   

The point is not what matter or doesn't, but these groups live in the so called s/l are stakeholders and can't be called irrelevent/spoilers.. You can beat your chest as you wish, but the end of the day, if I am not enligned with this, it ain't go anywhere and you gona spend another 20+ years to endeaver your recognition search..

Share this post


Link to post
Share on other sites

I think the Khatumites were represented by the Somaliland govt and the Somalia's TFG govt so i don't see a reason for them to oppose the talks? As for Somaliland well they will continue their path as an independent state i don't think there is any one who can stop that.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

Aadan Jugle;844629 wrote:
Who pays attention to what the horses of the Mad Mullah say?

If they are the horses,what are you?????..the grass that the horses used to pee on????????

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this