Sign in to follow this  
Liibaan

Wasiirka WaxBarashadaWaa Lawada Hadlayaa, Midnimada Qaranka SOmalia Waa Muqadas Lama Taabtaan

Recommended Posts

Liibaan   

Wasiirka WaxBarashada Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahim "Cidkastoo Wax Tabanaysa Dowlada Dhexe ee Soomaaliya Inay La Hadasho Waa u Diyaar, Midnimada Qaranka Soomaaliya Waa Muqadas Lama Taabtaan....Somalia Weligeed Mid Beey Ahayd, Hadana Waa Mid, Weligeedna Mid Ayey Ahaanaysaa”’(Dhagayso Waraysi Xiiso badan)

 

 

khaarumo_header.gif

 

 

Radio KHaatumo State oo Wareysi Dheer Ka Qaaday Wasiirka WaxBarashada ee Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahim, Wasiir Dr. Ahmed oo Ka Mid ah Gudiga Shanta Xubnood ee WadaHadalada Ayaa Radio KHaatumo State u Sheegay "Cidkastoo Wax Tabanaysa Dowlada Dhexe ee Soomaaliya Inay La Hadasho Waa u Diyaar, Lakiin Midnimada Qaranka Soomaaliya Waa Muqadas Lama Taabtaan".

 

Caawa iyo Radiokhaatumo: Warar Iyo Warbixinadii u Danbeeyey ee KHaatumo State Iyo Somalia,{DHAGAYSO}.

 

 

HALKAN KA DHAGAYSO TEBBIN BUUXDA IYO Magaalada BUUHOODLE WEYNE, KHaatumo State

 

http://radiokhaatumo.com/radio-khaatumo-state-of-somalia-wararka-fiidnimo/

 

somali-minister.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

khatumo-state.jpg

 

 

113-1024x767.jpg

MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo MadaxWeyne KuXigenka Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia Mudane AbduNuur Biindhe

 

122-1024x767.jpg

 

 

 

Wasiirka Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahimm (Xubin). [KHaatumo State Of SOmalia], MadaxWeyne Soomaaliya Sheikh Shariif, Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Mudane Dr. AbduKariim Jama

 

26-1024x7672.jpg

 

Wasiirka Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahimm (Xubin). [KHaatumo State Of SOmalia], Iyo Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Mudane Dr. AbduKariim Jama

 

 

khaatumo-Flag.jpg

 

Madaxweyne Shariif oo Guddi Cusub u Magacabay Wadahalada Iyo Xubno KHaatumo State oo Jira

 

 

Madaxweynaha dawladda KMG Somalia Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa la sheegay inuu si rasmi ah u magacaabay guddi cusub oo uga qeybgeli doona wadahadalada maamulka Somaliland iyo dowlada KMG Somalia 20-ka June 2012-ka uga furmi doona magaalada London ee dalka Ingiriiska.

 

Guddigan ayaa la sheegay inuu wax badan ka bedelan yahay kii hore uu u agacaabay Madaxweynaha oo ay ka biyo diideen maaamulka Somaliland.

 

Wargeyska Jamhuuriya ee ka soo baxa magaalada Hargeysa ayaa qoray in Madaxweynaha dowladda KMG Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed uu magacaabay Guddi cusub oo ugu qeyb galaya wadahadalada dhexmaraya dowladda KMG iyo maamulka Somaliland, kuwaasoo ka kooban shan xubnood, isagoo la socodsiiyey maamulka Somaliland arintaas.

 

Guddiga uu magacaabay Madaxweynaha dowladda KMG Somalia ee ka qeybgalaya wadahalka ayaa waxay magacyadooda kala yihiin:-

 

1-Wasiirka arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/samad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan (Guddoomiye)

 

2. Wasiirka Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahimm (Xubin). [KHaatumo State Of SOmalia]

 

3. Wasiirka arrimaha dibadda dowladda KMG Somalia

 

4. Xildhibaan Xuseen Xasan oo ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya.

 

5. Xildhibaan Maxamed Xasan Aadan oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

 

Wadahadalada u bilaabmaya toddobaadkan Somaliland iyo Soomaaliya ayaa waxay ku saabsanaan doonaan qodobadda mudan in laga hadlo ee khuseeya labada dhinaca, hadday tahay siyaasadda, nabadgelyada, iskaashiga iyo xiriirka la wadaagi karo, iyadoo qodobada ugu xaasaasisan ee miiska saaran ay la xiriiraan arrimaha siyaasadda.

 

Waa markii u horeysay ee Somaliland iyo Soomaaliya isugu yimaadaan wadahadallo noocan oo kale ah, iyadoo kulanka gogol-xaarka ahna ay ku xigi doonaan wadahadallo dhexmara labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Soomaaliya, kaas oo la sheegay in lagu qaban doono dal kale, gaar ahaan dal carbeed.

 

Kulanka u dhaxeeya dowladda KMG Soomaaliya iyo maamulka Somaliland maalinta arbacada ah ee soo socda ka furmaya magaalada London ayaa la sheegay inay goob joogayaal ka noqonayaan dowlado iyo ururo caalami ah.

 

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed Cabdullaahi Cumar ayaa sheegay in wadahadallada dhexmaraya dowladda KMG Soomaaliya iyo Somaliland ay dooneyaan iney ku soo bandhigaan madax banaanida iyo himilada shacabka Somaliland.

 

Somaliland waxaa uga qeybgalaya wadahadalada shan xubnood oo shalay ka dhoofay magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland iyagoo ku sii jeeda dalka Ingiriiska oo shirkaas uu ka furmi doono 20-ka bishan oo ku beegan maalinta Arbacada.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

84-1024x767.jpg

MadaxWeyne Sheikh Shariif Iyo MadaxWeyne KuXigenka Maamul-Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia Mudane AbduNuur Biindhe

 

114-1024x767.jpg

Wasiirka Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahimm (Xubin). [KHaatumo State Of SOmalia], Iyo Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Mudane Dr. AbduKariim Jama

 

MadaxWeyne Soomaaliya Shiikh Shariif Oo Magacaabay Xubnaha Uga Qaybgeleya Wadahadalka

Lasanod Online. Monday, June 18, 2012

 

Wasiirka Hiddaha Iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KMG Soomaaliya Dr. Axmed Caydiid Ibraahimm (Xubin). [KHaatumo State Of SOmalia], MadaxWeyne Soomaaliya Sheikh Shariif, Wasiirkii Hore ee Warfaafinta Mudane Dr. AbduKariim Jama

 

 

 

 

Muqdisho.(lasanod Online)- Madaxweynaha Dawladda Somaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed, ayaa shalay magacaabay shan xubnood oo Dawladda Somalia..

 

uga qayb geleya wadahadalka Somaliya iyo maamulka Somaliland ee Ingiriiska ka furmaya London, maalinta Arbacada.

 

Shanta Xubnoodna ay kala yihiin:

 

1. Wasiirka wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare- Prof. Axmed Caydiid Ibrahim

 

2. Wasiirka Arrimaha Dibedda,- C/llahi Shiikh Xasan

 

3. Wasiirka Arrimaha Gudaha- C/Samad Macalin Maxamud

 

4. Xildhibaan Xuseen Xasan

 

5. Xildhibaan Maxamed Xasan Adan

 

Waxaana meesha ka baxay oo laga saaray laba xubnood oo maamulka Faroole hore ugu darsaday.

 

Xubanhan ayaa dhamaantoodba markii la magacaabay isla markiiba u ambabaxay Dalka Ingirriiska si wadahadal ula furan shanta ka socda maamulka Somaliland.

 

Wafdigan waxay ka qayb geli doonaan wejiga ugu horeeya wadahadalada Beesha Caalamku ugu baaqday Somaliya iyo Somaliland, oo Toddobaadkan ka dhici doonaa dalka Ingiriiska.

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

somali-education-minister-300x150.jpg

Dr. Ahmed Caydiid Ibraahim, Wasiirka Wax Barashada ee TFG Soomaaliya

 

Somali Education Minister Prof Ahmed Aideed Ibraahim: Somalia Needs Remedy, Not Band-Aid

 

 

29 September 2011, Thursday / ALYSON NEEL, İSTANBUL Somali Education Minister Ahmet Aidid İbrahim, in an exclusive interview with Today’s Zaman on Thursday in İstanbul, said that drought-stricken Somalia needs a sustainable remedy from the international community, not a mere band-aid. “My country has been struggling for twenty years because of civil war and a lack of law and order,” İbrahim said of the dismal conditions in Somalia, where there has been no central governmental control over most of the country’s territory since the outbreak of the Somali Civil War in 1991.

 

İbrahim said that the security threat is one that must be dealt with immediately. “We cannot have food assistance and a general recovery if we do not have security and law,” he said. The drought, the worst of its kind in the last 60 years, has killed 29,000 children under the age of five and left 12 million people on the brink of starvation. “It is not supposed to be like this — people dying because of a lack of food,” İbrahim said. “For 25 years we hosted the largest number of refugees but now we are the victims. We are suffering,” he said More than 500,000 families from across Somalia have journeyed to the country’s capital of Mogadishu in search of essentials like water, food and shelter. “People come, and they come with absolutely nothing. No clothing, no belongings, not even shoes.

 

İbrahim said.Food aid has reached about 1.85 million Somalis, nearly half of the people in need, according to a UN report released on Tuesday. The UN Office for the Coordination of Humanitarian Affairs said that four million Somalis remain in crisis, and that 750,000 people are at risk of dying within the next four months if they are not provided with sufficient aid.

 

İbrahim warned about future disasters: “If there is no rain in the next few months, we will find ourselves in the same disaster. We need to look long-term now.”

He also expressed his gratitude for the international community’s support in the recent months, but he said it is not enough. “What we are getting now [from the international community] is a short-term fix, but what we need is a long-term answer,” İbrahim said.“We need sustainable assistance, not just food,” he said. The solution to Somalia must be rooted in infrastructure, according to İbrahim.“Regarding education, most of the infrastructure has been demolished. Those who can afford it go to private schools, but the majority of Somali people do not have access to education. This is what we need — rehabilitating all of the schools, standardizing the curriculum, and also opening new schools — until we can do it ourselves,” he said.

 

Only 10 percent of children are enrolled in primary school in Somalia, according to sources.

Whereas the international community has been rather slow in coming to one of the world’s poorest and most violent countries’ aid, İbrahim said Turkey has been there from the beginning. İbrahim elaborated: “We are grateful for our neighboring countries and the international community, but it is not enough for us to stand on our own feet again. This is why we are asking the Turkish people and its government for help. International organizations like the UN have helped, of course, but their help is not sustainable. Turkey’s help is for today and the future.”

Turkish Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan reached out to world nations to immediately act in Somalia to end starvation during his address at the UN General Assembly last week.

 

İbrahim, who escorted the Somali students in their quest for a quality education on Wednesday, expressed his immense gratitude for the Turkish public, charity organizations and government in helping “Somalia stand back on its feet.”Turkish charities like Humanitarian Aid Foundation (İHH), Red Crescent (Kızılay) and Kimse Yok Mu (Is Anybody There?) have provided humanitarian aid, including medicine, food and health services, to internally displaced persons (IDPs), İbrahim said. But Turkey has also launched more sustainable, long-term initiatives like training Somali medical staff and opening a hospital. İbrahim added that Turkey has promised to open a school in Somalia in the future.

 

The Ministry of Health invited UNICEF and the World Health Organization (WHO), along with many Turkish NGOs, to offer their feedback on a soon-to-be-released action plan for sustainable health aid to Somalia on Tuesday. And Prime Minister Recep Tayyip Erdoğan has worked with NGOs to outline a long-term plan for aid to Somalia, which included Turkish charity Kimse Yok Mu’s bringing 309 students to Turkey to be educated“Turkey has offered up to 700 scholarships so that our students can come here and have a high-quality education. We hope that they will return to Somalia to lead our country,” İbrahim said,In other words, this is a big deal for Somalia.

 

İbrahim said that crowds of people — family, friends, government leaders and the general public — came to see the Somali students off. “You cannot imagine the feelings of the Somali people. These students are the pride, the light and the future for us,” he said,Erdoğan’s visit to Somalia last month was a historic milestone, İbrahim said. “When the Turkish prime minister came to the country to visit, he opened the minds of the generous Turkish people to donate to the Somali people. That has meant so much. Now people are surviving. Now people are learning. It [Erdoğan's visit] also opened the doors for other leaders of the world to come to Somalia and discuss its health and education issues. So we are very thankful for the prime minister, his visit and his initiatives,” he said İbrahim added that, despite the outpouring of aid and support, Somalia’s problems are far from over. “There are still large issues — security, food, health, education. After rehabilitation, hopefully the Somali people will be able to take over.

 

” he said With the outreach of the Turkish government and organizations Somalia has witnessed thus far, İbrahim said he is sure that a significant, positive difference will be evident a year from now İbrahim expressed his especially deep appreciation for the Turkish public, “some of who have modest incomes and reached out to us, despite having to support their own families.”“The Turkish people are now blessed in our hearts. I cannot find the words to express our feelings of gratitude to the Turkish people. We hope they will continue to assist us until we can support ourselves,” İbrahim said.

Source: Today’s Zama

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this