Sign in to follow this  
Somalia

Khaatumo Media Having a Brain Fart

Recommended Posts

Somalia   

Faroole iyo SNM oo U Heeshiiyay Burburinta Midowga Federalka Soomaaliya Weerarna Ku Soo Qaaday Xudunta Maamulka Khaatumo

BoocameOnline:

Ahmed Laarri

 

kamaal72@gmail.com

Isbadal Xowligga ee Horumarka Dowladda Federalka iyo Guulaha Nabadagalyadda ee ka dhashay Magaaladda Xamar Ee Caasimadda Soomaaliya ayaa Waxay Naxdin ku Noqotay Maamulka Jabhadda SNM Ee Waqooyigga Soomaaliya,Siilaanyo Iyo Xuluufaddiisa Ayaa Waxaa Dhabar jab Siyaasadeed oo Lixeed leh kaga yimid ka dib Markii uu Caalamku garowsaday in Soomaaliya ay u baahan tahay in laga taageero Dowladda Federalka.

 

Dhacdooyinka:

Shirkii Ingiriiska: Shirkii ka dhacay Wadanka Ingiriiska ayaa wuxuu ahaa Shirkii ugu horeeyey oo ay Aduunku Isku Waafaqeen in Soomaaliya laga Taageero Dowladda Dhexe Federalka, si uu Caalamku Uu soo Afjaro Dhibaatooyinka Burcad Badeedka iyo Arimaha Alshabaab.

 

Shirkii Turkigga: Shirkii ka dhacay Wadanka Turkigga Ayaa Wuxuu ahaa Shirkii quusiyay Jabahadda SNM,Halkaas oo ay Guushii ku raacday Dowladda Federalka Soomaaliya.

Jabka Kooxdii Alshabaab : Kooxda Alshabaabka oo Madaxdeedda Qaar ka mid ah ay ka Soo jeedaan Jabhadda SNM Ayaa Waxay Siddaas oo kale u Muuqataa in lagaga Xoog batay Dagaaladda Koonfurta Soomaaliya, Arintan Burburka Alshabaab ayaa Waxaa aad ugu naxay Jabhadda SNM oo iyaddu Mar walba rabtay in Koonfurta Soomaaliya Dagaaladdu ay ka sii socdaan inta ay Caalamka ka dhaadhicinayaan Ulajeedooyinkoodda, Waxayna ahayd arin ay mar walba ka iib geeyaan Caalamka in yihiin Maamulkoodda uusan lahayn Argagixo Sidda Koonfurta Soomaaliya, Waa Sidda ay Caalamka u Sheegaane.

Habadda Burburka Alshabaab iyo Qaranimadda Soomaaliya ayaa Waxay Siilaanyo iyo Kooxda Xiqdida Waqooyi ku Abuurtay rajo beel iyo in ay Dagaalo Isku Soo Miidaamin ah ku Qaado Dagaano Cusub.

 

Dhinaca Maamulka Faroole:

Xiriirka Faroole iyo Siilaanyo:

Faroole ayaa Waxaa la Sheegayaa in Xiriir Hoose uu la leeyahay Jabhadda SNM-TA,

Xiriirkan oo ah mid Qoys ama dano Dhaqaale.

 

Xiriir Ganacsi

Xiriirka koobaad ee u dhexeeya Faroole iyo Siilaanyo ayaa Wuxuu yahay Xiriiri ganacsi oo ka dhexeeye Degaanadda Puntland iyo Somaliland,Puntland Ayaa Waxaa Dhaqaale ka Soo galaa dadka badeecadda kala soo degga Dekadda Boosaaso ee loo gudbiyo dhinaca Waqooyigga Soomaaliya ama itoobiya, badeecadaas oo marta Degaanadda Khaatumo.

Xoolaha nool ee Degaanadda Khaatumo ilaa iyo Itoobiya ee laga Dhoofiyo Dekaddaha Beberba iyo Boosaaso kuwaas oo aan Wax Canshuur ah ku Celin Kalinka Shanaad iyo Khaatumo, Balse Dhaqaalahaas Uu u gacan galo Dekadda Berbera iyo Boosaso.

 

( Isbaarooyinka)

Koonroolka Dagaalkan uu ka bilowday ayaa Waxaa Dhaqaale badan ka soo gali jiray Garoowe,inkastoo Wararku Sheegayaan in lacagtaas ay toos ugu tagto Madaxwayne ku Xigeenka Puntland Cabdisamad Cali Shire.

Waxaa og nahay in Puntland ay diiday in Wax dagaal ah la gasho Siilaanyo oo Marar badan weerar ku soo qaaday Degaanadda Sool,Sanaag iyo Cayn oo dadka ku dhintay ay ka badan yihiin dhowr boqol.

Siyaasaddii Faroole oo Kashifantay;

Faroole Ayaa Waxaa Dirbaaxoon Siyaasadeed Kala kulmay Magaaladda Madaxda Wadanka Soomaaliya,Halkaas oo Hanqal taag Siyaasadeed uu ka Hayay Madaxtimidda Dowladda Federalka Soomaaliya Uu burburay,ka dib,Markii Meel Walba laga Soo xiray.

Aqoonsiggii Maamulka Khaatumo:

Aqoonsiggii Maamulka Khaatumo ayaa Faroole Wuxuu ku noqday dhirbaaxaddii ugu Wayn ee Faroole kaga timid Dowladda Federalka Soomaaliya, halkaas Dhamaan Isimmdda Degaanadda Khaatumo ay ka Marqaati kaceen in ay Isku Raaceen in ay Samaysteen Maamul ka taliya Danahooda oo la yiraahdo Khaatumo, Madaxwaynaha Dowladda Federalka Sheikh Shariif iyo Raysal Wasaaraha Dr Cabdiwali ee Dowladda Soomaaliya Ayaa labadaba si wanaagsan u Soo dhaweeyey Maamulka Khaatumo.

Intuu Faroole Qabsaday Xukunka Maamulka Puntland Wuxuu Dowladda Federalka la galay Dagaalo Siyaasadeed oo uusan u Meel dayin ,Dagaaladdaas Waxaa ka mid ahaa Dagaalkii Siyaasadeed ee Dowladda Farmaajo uu la galay Faroole,Arintaas oo markii danbe Kaliftay in Farmaajo iska casilo Xukunka Dowadda.

Faroole Ayaa Waxaa Dhawaan Fadeexadi ka raacday Shirkii lagu qabtay Magaaladda Istabuul Ee Wadanka Turkigga Halkaas oo la Sheegey diiday Habkii loo doortay oday dhaqameedyadda iyo Inaan Faroole Shirka Waxba laga tali galin.

Arintaas ayaa Waxay kaliftay in ay isku Maandhaafaan Raysal Wasaaraha Wadanka Soomaaliya Dr Cabdi wali gaas oo Sheegey in Dadka SSC ay Xor u yihiin Ciddii ay doonaan in ay ugu soo qayb galaan shirarka.

Ugu danbayntii:

Dagaalkan iskaashigga ee labadda dhinac Ayaa Wuxuu u eg yahay Dagaal lagu soo qaaday Nidaamka Dowligga Federalka Soomaaliya iyo Maamulka khaatumo, Dowladda Federalka Soomaaliya Waxaa xil ka saaran yahay in ay ilaaliso Nabad galyadda Shacabka Meel Kasto oo ay Joogaan, Siddoo Kale Maamulka Khaatumo Waa in ay U istaagaan difaaca, Xoraynta iyo horumarinta Degaanadda Khaatumo taas oo ay Tahay Sababta loo doortay Maamulka Khaatumo.

BoocameOnline

Daalacatey :1442

editor@boocame.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wararka ku soo dhacaya warka qabadka qaybta Tooska ah ee horufadhi.com{Live}, ayaa xaqiijinaya in lacag dhan $500,000 /shan boqol oo kun oo Dollaar, lagu wareejiyey gacan ku dhiiglayaasha hogaaminayey maleeshiyaadka Dhiigyacab Siilaanyo, ee isugu jira Calooshood u shaqaystayaasha iyo kuwa Isaak.

Lacagtan oo uu wareejiyey Horgale C/Qawdhan {Halas}, ayaa laga soo saaray bangiga dhexe ee garoowe, taasoo uu soo dhiibay C/Samad Cali shire .

 

WAda hadaladii u socdey iy o ismarxabeytii ka dib ayaa la kala Gudoomay lacagta, waxaana gacanta laga saraay gacan ku dhiigle Dhancade iyo Horgal Mahad canbaashe oo ayagu hogaaminayey maleeshiyaadka dhanka Laascaanood weerarka ka soo ahaa. Sidoo kale waxaa goobtaas ku sugnaa dibjir Xaaji jeeni yare oo asaguna ka mid ah Horgalada ugu liita ee u adeega maamulka Siilaanyo.

Wararkii u danbeyey ayaa sheegaya in calooshood u shaqaystayaashii ay diyaarinayaan sidii ay uga bixi lahaayeen Tukaraq isla markaana ugu wareejin maleeshiyaadka ********** ee ayagu ku soo dhici waayey ciidamada Khaatumo, isla markaana soo kiraystay Huunada iyo horgalada.

Magaalada ayaa haweynaysa, dadkiina waxay u baneeyeen Huwanta awrkiraalayaasha ah, ayadoo ay shacabka iyo ciidamada khaatumo hataan dejinayaan qaabka ugu Haboon ee ay ku qabsan karaan.

Dagaalkii hore ee saaka ayey ku jabeen maleeshiyaadka SNM, halka kuwa SSDF ay dad waayeel ah oo shacab ah ku laayeen halka loo yaqaano garac lagu dhel oo islaan waayeel ah ay marsiiyeen gaadhi nooca dagaalka ah, markeey sheegtay inaysan ogolayn in magaaladooda looga duulo Tukaraq.

 

cadaawada isgarabsiga ah ee maanta reer Khaatumo ay u muujiyeen maamulada jabhada hareeruhu waa mid ka dhigan adkaynta midnimada Reer Khaatumo, waxaana dad badan sheegayaan inay tahay wax ay ku quduro qaataan kuwa aamisan fekradaha kala sokeynta labada maamul.

 

Ka dhig Hoygaag Horufadhi.com

 

Kala soco warardaqiiqadkasta wararka.

Ma haysaa xogo, ma joogtaa Aaga Nugaasha Laascaanood, Taleex , Xudun ama meel kale, noo soo *** warka aad haysid nala soo xidhidh isku day inaad qaado sawirada maleeshiyaadka SNM, adeegso telfoonkaaga gacanta, ogoow xaalada cadawaadeed iyo Axmaqnimo ee la isku baahaystay dadkaaga, u diyaar garoow inaad noqotid mid shahiid ku noqda deegaankiisa.

nagala soo xidhiidh Horufadhi.com@gmail.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Khaatumo takes Tukaraq, hands it to Somaliland instantly then Puntland takes it over. Khaatumo movement cry foul.

 

You couldn't make this shit up! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Its a fact , somaliland took over the town and then left it and puntland filled the vacume few hours later, the somaliland minister of defence alluded to that fact. So in a sense they are right, there is some sort of a cooperation between somaliland and puntland, whatever it may be.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Why did Khaatumo withdraw so Somaliland could come in? Where's that cooperation?

 

What happened here is that they got screwed over by Somaliland which shows that they indeed are stooges.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

They had more technicals than Somaliland, and Puntland wasn't even in the picture. This was Khaatumo movement controlling Tukaraq and withdrawing to get the good graces of Somaliland. Why did they withdraw from a less equipped army?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Qudhac   

somalia

 

am afriad that this time khaatumo folks were right and that sl and pl collabarated on this one lool, basicaly it has been a gentlemans agreement between pl and sl that tukarag was better left to puntland as its so close to garowe but they lost it to khatumo folks and for whatever reason they were unable to get it back so they asked for help from sl who today cleared the khatumo folks and handed the small village back to puntland boys.

 

but honestly puntland boys need to learn to fight they are terrible they coulnt get tukarag back from khatumo for weeks...

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Fight over a little village, you think people waste lives on that? Things are solved the easier way, if Puntland would have taken it you would have said Puntland is attacking our civilians, and Puntland like any other responsible entity has an image and agenda to uphold.

 

Why did you hand it over to Somaliland, but not Puntland, I actually want to know this? Remember, you handed it over without a fight yet you outnumbered them.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this