Sign in to follow this  
Somalia

Somali Audit and Transparency Group Uncover Stolen Funds!

Recommended Posts

Somalia   

Mashallah, very good job!

Madaxda_Lacagta_Qaranka_Xaday_Silaanyo_S

 

Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii 2009-2010 iyo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu.

 

Liiskan halka ku Qoran waa qayb kamid aha inta lasoo Shaaciyey ilaa hadda oo ay soo bandhigeen (Somali Audit & Transparency Group) iyo (World Bank) oo la socdey dhaqdhaqaayada Madaxda xada hantida Qaranka.

 

Keydmedia ayaa Xogtaan Heshay intii Caalamka loosoo Bandhigin Warbixintaan.

 

Waa kuwaan Madaxda xaday Hantida Qaranka:

 

1. Sheikh Sharif Sheikh Axmad - Madaxweynaha Dowlada KMG ah - USD. 38,000,000

2. Shariif Xasan - Afhayeenka Baarlamaanka - USD. 37,000.000

3. Cumar Cabdirashiid Sharmaarke (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 3,000.000

4. Maxamed Cabdulaahi Maxamed Farmaajo (Wasiirkii 1aad ee TFG-da) - USD. 1,800,000

5. Cabdiraxmaan Ibbi (Wasiir ku-xigeenka Wasiirka 1aad & Was. Kalluunisiga) - USD. 2,100,000

 

6. Muunye: Head of Itlian AID of FAI keeper of Somaalia Ships - USD. 13,00,000

7. Cabdiweli M. Cali Gaas (Wasiirka 1aad ee TFG-da) - USD. 648,000

8. Cabdikariim Jaamac (Was. Post & Telecommunication/Chief of Cabinet) - USD. 1,800.000

9. Cabdiraxmaan Cusmaan Jurile (Was. Postada & Isgaarsiinta/Italian AID FAI) - USD. 3,800,000

10. Cali Gedi (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf Axmad) - USD. 9,000,000

 

11. Nuur Cadde (Was. 1aad ee Dawladdii Cabdullaahi Yuusuf and Safiira Som. Roma) - USD. 1,400,000

12. Cabdullaahi Yuusuf Axmad (Madaxweynihii hore ee Puntland) - USD. 340,000

13. Cabduraxmaan Faroole (Madaxweynaha Maamul-goboleedka Puntland) - USD. 8,600,000

14. Cabdiqaasim Salaad Xasan (Madaxweynihii hore ee Soomaaliya) - USD. 6,600,000

15. Cali Mahdi Maxamad (Madaxweynihii hore ee Dawladdi ku-meelgaarka ahayd) - USD. 4,300,000

 

16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000

17. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) (Madaxweynaha Somaliland) - USD. 1,200,000

18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000

19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000

20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000

 

21. Cabduraxmaan Jaamac Barre (Wasiirkii Arrimaha Dibadda ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 3,500,000

22. Maxamad Sheikh Cusmaan (Wasiirkii Maaliyadda ee Dawladdii Kacaanka) - USD. 6,700,000

23. M M Guuleed (Guddoomiyihii hore ee Somali Airlines) - USD. 2,800,000

24. Cabdi Jiinow (Maareeyihii Dekedda Muqdisho) - USD. 2,200,000

25. Xuseen Guuleed (Wasiirka Maaliyada) - USD. 2,300,000

 

26. Cadde Muuse (Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland) - USD. 1,800,000

27. M M Culusow (Guddoomiyihii Bankiga Dhexe) - USD. 2,150,000

28. Cali Kaliif g+Galaydh (Wasiirkii 1ad ee Dawladdii Cabdiqaasim Salaad Xasan) - USD. 840,000

29. Axmad Sheikh Maxamuud (Safiir Dawladdii Kacaanka) - USD. 1,650,000

30 Maxamad Cali Xaamud (Wasiirkii Lacagta ee Dawladdi Kacaanka) - USD. 840,000

 

31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD. 31,885*

 

* Waa xog cusub oo aan weli losoo gudbin!

 

Keydmedia.net

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Somalia;840628 wrote:

31. Maxamad Ibraahim Maxamad (Xaabsade) Wasirka Gaadiidka Cirka & Dhulka ee TFG - USD.
31,885*

I like the specificness of this figure right here. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
uchi   

Farole should have bought some nice suits with that money, he is always wearing the same old one.

Share this post


Link to post
Share on other sites
ElPunto   

What crap. Somalis blame qabiil and many other things for the state of the country. A new culprit should be added to the list. Absolutely useless crap garbage media and newspapers.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Guess who is missing? Lol....Liiskaan wax baa si ka ah, Cali Geeddi 9 millions ku lahaa. He is the biggest thief out of all. Where is his friend Prof. Aliyoow? Xuseen Caydiid? Xalane former TFG finance minister, the current one C/Nasir Garjeex, Maslax? Etc...lol Axmed Sh. Maxamud, illeen xoolo booli ah ma joogaan. $ 10.000 inay soo gashay ma mooddid!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;840628 wrote:
Mashallah, very good job!

 

 

Keydmedia waxey Asbuuc kahor idiin soo Bandhigtay Warbixin tafaftiran oo ku Qoran 18 Bog, oo ka hadlaysa Lacagta soo gashay Dowladda KMG Sanadihii
2009-2010 i
yo sida ay u Qarash gareysay Dowladdu.

 

 

18. Maxamad Ibraahim Cigaal (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 3,450,000

19. Cabduraxmaan Tuur (Madaxdii SNM Somaliland) - USD. 680,000

20. Maxamad Siyaad Barre (Madaxweynihii hore ee Soomalia) - USD. 1,400,000

 

 

Keydmedia.net

Iyagoo dhintayna miyay xadeen

Share this post


Link to post
Share on other sites

Carafaat;841054 wrote:
Where is Riyaale in the list?

 

He got new name ( Tiyaale )

16. Daahir Tiyaale (Madaxweynihii hore ee Somaliland) - USD. 2,500,000

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this