Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Madaxweynaha KHatumoState Oo Kormeer Ku Tegay Duleedka LasAnod Higlada,Tukaraq Yoocada +Pics

Recommended Posts

Liibaan   

somali_flag.jpg

547877_238830372899148_275423214_n.jpg

 

 

LASA.jpg

 

 

Madaxweynaha KHaatumo State Of SOmalia Axmed Karaash Oo Kormeer Ku Tegay Duleedka Magaalada Laas Caanood, Higlada & Yoocada-Sawiro

 

 

Lasanod Online. Friday, June 08, 2012

 

 

 

 

Tukaraq,(Lasanod Online)- Madaxweynaha maamulka Khaatumo state iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka kormeer ku tegay tuulooyin badan oo hoostaga deegaanka Tukaraq, oo ay kamid tahay Yoocada oo ah xadka kala qaybiya maamulka Khaatumo State iyo Puntland.

 

 

Masuuliyiinta ayaa waxa ay socdaalkoodan ku sheegeen mid loogu kuurgelayo xaalada amaanka iyo shacabka deegaandani si ay ula kulmaan madaxda maamulkooda. masuuliyiinta ayaa waxa ay halkaas kula kulmeen bulshada deegaanka Yoocada.

 

Waxayna kala hadleen inay nabad galyadooda ilaashadaan, kana feejignadaan khiyaamooyinka ay wadaan kooxda horgalada ah ee weli ku hadhay maamulka Garoowe.

 

Socdaalkan ayaa kusoo beegmaya xilli tobobaadkan gudihiisa maamulka Khaatumo la wareegay kastamka Tukaraq, kaasoo ay haatan gacanta ku hayso wasaarada Maaliyadda iyo ciidamo gaara oo ilaalinaya nabad galayada kastamka iyo gaadiidka maraya wadada laamiga. hoos ka dhegayso wasiir ku xigeenka wasaaradda arrimaha bulshada C/fataax Dhalac oo ka waramaya koormeerkan maanta.

 

 

 

AMA

 

Halkan Ka Dhegayso Warbixin

http://www.lasanod.com/pics/File/201206080840260.arimahbulshadakhaatumo.mp3?codid=73

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

khaatumo-Flag.jpg

khatumostate.jpg

Khaatumo-State.jpg

90248529-khaatumo-state.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Deegaanka Higlada, 30 KM Dhinaca Bari ee Magaalada Laas Caanood

 

MadaxWeynaha Maamul Goboleedka KHaatumo State Mudane Axmed Karaash oo Booqanaya Duleedka Bari ee Magaalada Laas Caanood

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this