Sign in to follow this  
Liibaan

VIDEO:Madaxweynaha KHatumoState Oo Kormeer Ku Tegay Duleedka LasAnod Higlada,Tukaraq Yoocada +Pics

Recommended Posts

Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

kastamka.jpg

 

Afbakayle.com

Ciidamada Maamulka khaatumo ayaa Gacanku haynta Kastamka Tukaraq la Wareegay

 

Ciidamada Xoogaga Dawlad goboleedka Khaatumo State ayaa Maanta sirasmi ah ula wareegtay gacan ku haynta Kastamka magaaloyinka bura wadal& Tukaraq ee gobolka Sool.

 

Horay ayaa ciidamada & Maamulkuba digniin ugu jeediyeen Calooshood ushaqaystayaashii goobtaasi gaadiidka cashuuraha kaga guri jiray, waxayna maanta lawareegeen dhamaaanba howlaha halkaasi ay kaqaban jireen dadka ka calooshood la ciyaarka ah.

 

Muhiimada Kastamkan.

 

Kastamka degamada Tukaraq ee ay maanta la wareegeen Gacan kuhayntiisa Ciimada Maamulka Khaatumo Stata ayaa waxaa Lagu cashuuraa dhamaan gaadiidka isaga kala goosha Qaybo kamida Dalka Ethopia, Gobolada waqooyi, deegaanada Khaatumo & Guud ahaan Dhamaan gobolada kale ee dalka Soomaaliya.

 

Wuuna kamid yahay kaaba yaasha dhaqaale ee deeganada maamulka Khaatumo State ee kusii hadhsanaa Maamulkii horay uga tirsanaayeen shacabka Khaatumo islamarkaana ay dhisteen , waxan idinsoo gudbin gordho sawirad iyo video hadii ilaahay iidmo

 

yusuf cabdi xasan boocame

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Muuqaalka Kastamka Tukaraq Iyo Maamul Goboleedka KHaatumo State oo Shaqo Xawli Ah Ka Bilaabay (Sawirro)

 

Dhawaantan ayey ahayd markii Maamulka khaatumo la wareegay Kastamka Magaalada Tukaraq ee gobolka sool

Daawo Muuqaalka Kastamka oo shaqaynaya.

 

 

 

 

vlcsnap-2012-05-08-22h00m07s80.png?13391

 

vlcsnap-2012-05-08-21h57m42s44.png

 

vlcsnap-2012-05-08-21h59m02s192.png

 

vlcsnap-2012-05-08-21h58m51s42.png

 

vlcsnap-2012-05-08-21h58m19s28.png

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Askartii Tukaraq U Joogtay Puntland Oo Ku Wareegay Ciidamada Maamul Goboleedka KHaatumo State Of SOmalia

 

 

Lasanod Online. Friday, June 08, 2012

 

 

 

 

Tukaraq,(lasanod Online)- Ciidamadii Booliska ee maamulka Puntland u joogay Kastamka Tukaraq, ayaa si rasmi ah ugu biiray maamulka Khaatumo.

 

Askartan oo sheegay sida ay ugu faraxsanyihiin inay maanta u adeegaan maamulkooda iyo dadkooda.

 

Waxayna hoosta ka xariiqeen inay diyaar u yihiin difaaca maamulkooda, il gaara ahna ku eegi doonaan kuwa isku daya hagardaamada deegaanka maamulka Khaatumo state.

 

 

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this