Sign in to follow this  
Showqi

Micheal Jackson Vs Mike Tyson

Recommended Posts

Showqi   

Dagaal xiiso leh oo dhex mari doona Micheal Jackson iyo Mike Tyson

 

Micheal Jackson iyo Mike Tyson oo habeen dambe ku feedhtami doona garoonka feedhka ee Madison Squere Garden. Micheal Jackson oo ka hadlayey iska hor imaadka dhex maridoona isaga iyo Mike Tyson ayaa waxa uu shirjaraa'id ku sheegay in aanu Mike Tyson koob biyo aha u kabaneynin oo uu waliba wareega ugu horeeya balaq kaga siin doono! dabadeetana uu Moonwalk ku dul sameyn doono. Micheal Jacson isaga oo u hanjabaya Mike Tyson waxa uu noo sheegay in Mr.Tyson in uu dadka dhagaha ka qaniino mooyaane aanu wax kale isku heynin. Micheal waxa uu noo sheegay in uu dagaalkan diyaar u yahay dhagahana uu basbaas soo marsaday.

 

Micheal Jackson mar uu ka hadlayey xeeladiisa dagaal, waxa uu noo sheegay in uu dagaalkan si fiican ugu soo diyaargroobey oo xitaa hadii uu Mike Tyson uu isku dayo in uu Micheal Jackson xiniinyaha ka feedho uu isku difaaci doono the famous Micheal Jackson's Crotch-grabbing. Micheal Jackson waxa uu hadalkiisii ku soo gaba gabeeyey We will see Who's Bad.

Share this post


Link to post
Share on other sites
wyre   

Haa Dee Markaad Caajisto Wax Baa Kuu Sawirmi :D

"Laakiin Ninyahow Anigu Haddaan Caajiso, Wax Aan Qoro Iska Daaye Xittaa Wax Ma Akhriyi Karo" :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
raula   

lol@ Showqi...add the dangerous album. Speaking of dangerous album..one of my older sis-who's wadaad now (no music at all) back in her high school days(boarding in Kenya) was into M-Jackson & one day bought the dangerous album & used to DJ for us...i brought it to her attention few years back when visiting & waxey ii tiri...'acuudu bilaah" upon seeing the cover..lool.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this