Sign in to follow this  
Aaliyyah

Maamulka Galmudug Oo Gacansaydhay Go'aankii Caalin Wafdina U Diraya Shirka Istanbul-

Recommended Posts

Aaliyyah   

Lasanod Online. Tuesday, May 29, 2012

Muqdishu: - Madaxweyne Ku xigeenka maamulka Galmadug, Cabdisamad Nuur ayaa sheegay in shir ay dhawaan yeesheen maamulka Galmudug..

lagu go'aansaday in ay ka qayb galaan shirka arimaha Soomaaliya ee Istanbul.

Cabdisamad ayaa sheegay in kadib markii golaha wasiirada ee maaulka Galmudug ay dib u eegeen xaalada dalka iyo taageeradii dawlada Turkigu u fidisay Soomaaliya ayna haboonayn wakhtigan in la qaadaco shirkaasi.

" waanu la xidhiidhnay madaxweynaha Galmudug Md. Caalin waanaanu gaadhsiinay in wafdi ka socda Galmudug ay ka qayb galaan shirkaasi" ayuu yidhi Md. Cabdisamad.

War rasmiya weli lagama hayo mawqifka madaxweynaha Galmudug Caalin ee ku aadan go'aankan cusub, isaga oo dhawaan war si wadajir ah ay usoo saaraan maamulka Puntland ay ku qaadaceen shirka wadatashiga arimaha Soomaaliya ee ka socda dalka Turkiga.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Sida ku xusan maqaalkan wuxu la shiray wasiiradiisa way isku af garteen in ay qadicin shirka. Marka way sahlantahay saan filayo in madaxwanahoodana ay ka dhadhiciyaan in ay qalad tahay in shirkan laga qeeb galin. Mashallah waa guul ay reer galmudug so hoydeen. Hambalyo. Shirka Istanbul somaali oo dhan waa in ay tagaan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

kaba si daran madaxweyne kuxigeenku shaqadisa ma ku jirta inu wasiiro shiriyo meyey odaygi yara eeh caalin ileen caalin ba shirin kara wasiirada, Aaliyah wa adeero abdisamad madaxweyne kuxigeenka budhlayn oo yidha fadh fadhista wefti baa la dirayaye.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Aaliyyah   

Dabcan way wanagsanaan laheed in uu lasoo shiro madaxweynihisa oo marka yago isku mowqif ah aduunka wax u shegaan. Inshallah khyr baan u rajaynaya iyo in madaxwaynhoodu in uu fahmo wanaaga ugu jira asaga iyo dadkiisaba in uu walaaladiisa soomaliyeed shirka kala soo qeeb galo.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Aaliyyah;835847 wrote:

agree.

Waka caqligan kugu jecelahay.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835825 wrote:
Lol Madaxweyne kuxigeenka miyaanu madaxweynuhu ka sarayn meesha galmudug wa meel yaro walaan waleh kulaha wefti baan diraya.

lol...XX, waa nidaamka dimoqoraadiyadda Soomaaliya ee maxaa ka rabtaa adigu?:D Miyaadan arkin, Madaxweyne Shariif oo wasiirro beddelaya, Shariif Xasan oo xafiiskiisa wasiirro cusub ku dhaarinaya? Tii Jamhuuriyedda ayaaba sidaas u dhaqmaysa waaba dowlad beeli samaysatay.

Mar dhowna waxaad arki Siilaanyo oo leh waan ku darsanaynaa Soomaaliya iyo guddoomiyaha iyo ku-xigeenkiisa oo diiddan.

Share this post

Link to post
Share on other sites

Abwaan;835853 wrote:
lol...XX, waa nidaamka dimoqoraadiyadda Soomaaliya ee maxaa ka rabtaa adigu?
:D
Miyaadan arkin, Madaxweyne Shariif oo wasiirro beddelaya, Shariif Xasan oo xafiiskiisa wasiirro cusub ku dhaarinaya? Tii Jamhuuriyedda ayaaba sidaas u dhaqmaysa waaba dowlad beeli samaysatay.

Waleh wa runta waxan arkay sharif sakiin oo wasiir dhaarinaya isago dhoola cadaynaya iyo Sh sharif oo shaqadi cabdi cawar qabanaya meesha wax badan ba qaldan hala saxo, laakin reer galmudug dad wax bartay bey leeyihin oo xita gobonimadi Somalia doorweyn ka so qaatay administrationka koley wax wa ka yaqanin. Meesha in la is dhex yaaco maha sidi adhiga.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Xaaji Xunjuf;835856 wrote:

Meesha waa dowlad-beeleed, meeshaan runtaa la isku sheegaa oo run-run sida dadka qaarkii waxan looma arko, ragga aqoonyahanka iyo siyaasiyiinta waxaa loo kaydiyey Siyaasadda Soomaaliya, tan kuwa jaabo-jaabada ayaa dowladnimada lagu barayaa!

Share this post

Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Mario B;835859 wrote:
Lol, Faroole is on his own now. There is mutiny in Galmudug.

He is not on his own yet, most of SOL is with him except General Duke, who seem to have a change of heart after Islaam Bashir was welcomed in Muqdisho with the latest Shirib from barbaarta gaashaaman.:D

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this