Sign in to follow this  
kingofkings

somaliland abuse southern pirates

Recommended Posts

Maxaabiis Soomali ah oo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo lagu eedaynayo budhcad badeednimo kuna xiran jeelka Hargaysa oo markii horena laga keenay dalka Seychelles ayaa ka soomay cuntadii ka dib markii si fool xun loola dhaqmay iyo in ay yihiin Wala weyn dalkoodii soo gubta.

 

Maxaabiistan ayaa waxay tiradoodu dhan tahay 9 maxbuus kuwaas oo Maamulka SNM ay codsadeen iin lagu soo wareejiyo si ay iyagu ugu hayaan xabsiyadooda Caalamkuna ugu deeqo lacagta ku baxaysa hayntooda.

 

Bishii March ee Sanadkan ayaa Maamulka Hargaysa isaga oo mashaariic lacageed ka raadinya Caruurta Soomaaliyeed oo ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya wax uu ka codsaday Dawlada Seychelles iyo Caalamka in Maxaabiista maxkamadaysan oo ku xiran Xabsiga dalkaas kana soo jeeda Beelaha Koonfurta Soomaaliya in la keeno Hargaysa, hase ahaatee markii Hargaysa la keenay ayaa loola dhaqmay si ka baxsan Baniaadanimada iyo Cunsuriyeen xad dhaaf ah ,dhibaatadan ka dib ayaa dhalinyaradii Soomaaliyeed oo lacagta laga samaynayey xarigooda waxay sheegeen " In hadii wax gaadhan lagala xisaab tamayo dadka gacanta ku haya ee Beesha snm somaliland somaliduna ay tahay qabiilo.

 

 

Maxaabiistan ayaa waxay ka soo jeedaan dhamaantood dhinaca Koonfurta Dalka Somalia.

 

 

Maxaabiistan ayaa illaa doraadto ka soomay haba yaraatee wax cunta ah sheegayna in caddaalad daro ay tahay in markii la keenay Hargaysa aysan helin wax wax daryeel ah hase haatee loola dhaqmay si Islaanimada iyo Soomaalinimada ka baxsan.

 

Dhalinyaradii la geeyey Maamulka Puntland waxay heleen daryeel dhinac walbo ah sidoo kalena waxa la baraa xirfad shaqo oo ay ku shaqo tagaan marka ay ka baxaan xabsiyada,waxayna sheegeen in si fiican loola dhaqmo

Share this post


Link to post
Share on other sites

this administration needs to be stopped. they are abusing their citizens and now southern pirates. siilaanyo, "the toothless afweyne", needs to be brought to international courts for crimes against humanity.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Legendary President Siilaanyo best President Somaliland ever had Long live the President Somaliland under him will continue to hunt down pirates and they will be locked up in Somaliland:D

 

DSC00274.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ tell the village chief to stop abusing southern pirates. shame on you for supporting a man committing crimes against somali people from southern somalia. then again, you are defending a man that has committed crimes against the awdal, ssc community, and now his people. shame on you.

Share this post


Link to post
Share on other sites

You do know in Somaliland President siilaanyo is known as the Mujahid he will do everything to better the lives of the people of Somaliland where ever they are from Awdal Togdheer saahil sanag sool Maroodijeex. Pirates will be hunted down whether they are from xarardheere or from the garowe clan enclave or any other place:D

 

siilaanyo_ahmed_mohamed_moh.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

So now we are playing with cartoons loooool:D

 

By the way that video u posted is the day at the of the demonstrations nothing wrong with that

 

Somaliland President Axmed Maxamuud Siilaanyo

 

Achievements

 

Tripled the Somaliland budget

Tripled the salaries of the Somaliland civil servants

Established new relations with the Arab World

Enlarged the coast guard forces

Constructed the berbera airport

Education is now free in Somaliland

Massive construction underway Cigaal airport hargeysa

Started building new prisons for pirates:D

Constructed and opened Hargeysa's second bridge

New political parties formed democracy gets stronger

Yesterday he opened the road between borama and Dila

Visited the Front where the Armed forces are based in gambadhe, pirates cried i remember that:D

Somaliland national TV and radio go international

Established the Somaliland development corporation.

 

 

Axmed Siilaanyo during the struggle for liberation

The Longest SNM chairman

Between 1985 till 1987 under Siilanyo SNM carried out many major guerrilla attacks against the SNA

Under Siilaanyo SNM launched a Major military offensive in 1988 that's when the war started the beginning of the end.

Under him a Somali 707 airliner was hijacked by the SNM

IN 1986 the SNM under him attacked Caynabo wadamago and Qorilugud

 

 

This man is amazing.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this