Sign in to follow this  
Qandalawi

Ina Lilahi Wa ina iLayhi Rajicun: Haaji Ibraahim Uunlaaye passes away

Recommended Posts

I got the news of the death of Haaji Ibraahim Cusmaan Uunlaaye last night from a relative.

 

 

Ilaahay ha unaxariisto, waxaan kabarbaryayaa allaha kariimka inuu samir iyo imaan kasiiyo, dadkii Somaaliyeed ee jeclahaa Haaji Ibraahim Uunlaaye iyo eheladii iyo qaraabadii uu katahay gaar ahaan reer Uunlaaye dhamaantood meelkasta ay dunida kajoogaan, iyo inuu marxuumkana ilaahay naxariistiisa iyo janadii firdowsa kawaraabiyo Aamin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Tacsi: Xaaji Ibraahim Cismaan Abuubakar (Xaaji Ibraahim Uunlaaye)

 

May 13, 2012 - Written by ayuub

Jaaliyadda Somaliyeed ee ku Nool Wadanka Oman ayaa waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhamaan eheladii iyo qaraabadii iyo umadda somaliyeed meel kasta oo ay joogto, oo uu ka Geeriyooday Xaaji Ibraahim Cisman Abuubakar ( Xaaji Ibraahim Uunlaaye) oo saakay subaxnimadii ku geeriyoodey Magaaladda Nayroobi, Waxayna marxuumka ilaahay ugabaryayaan janadii fardoowsa in uu ilaahay ka waraabiyo intii uu ka tegey iyo intii ehelkiisa ahaydba uu samir iyo Iiman buuxa inuuu ka siiyo Amiiiiin

 

Xaji Ibraahin Uunlaaye Ilahay ha u naxariistee wuxuu ku dhashay magaaladda qandala Bilowgii Qarnigii 19aad, wuxuuna uu ku Barbaraay Magaalada kismaayi, waxaa lagu xasuustaa xaaji Ibraahin ilaahay ha u naxariistee inuu ahaa dadka ugu horeeya dhanka ganacsiga iyo Ra’sulmaalka Uguna Balaaranaa Wadanka Soomalia kana mid ahaa Tijaartii soomalida caanka ahaa oo laga yaqiin wadamada caalamka marxuumka ayaa wuxuu deganaa muddadii bururka oo dhan Wadanka Keenya, halkas oo uu ku xanuunsana mudooyinkii lasoo dhaafay saakayna uu ku geeriyoodey,

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this