Sign in to follow this  
Atirisho

Al-shabab captures part of Galmudug

Recommended Posts

Atirisho   

Deegaano hoosyimaada Galmudug oo Alshabaab ciidamo katirsani ay la wareegeen.

 

Posted by nbi on May 13th, 2012

 

Wararka lagahelayo Deegaanka Budbud oo qiyaastii 100 Km dhanka xeebta uga began Koonfurta Gaalkacyo ayaa sheegaya in halkaas saacadihii lasoo dhaafay ay gaareen ciidamo katirsan Xoogaga Alshabaab kuwaasoo halkaas imika kusugan waxaana ay Wararku intaas kudarayaan in ciidamada Alshabaab ee halkaas qabsaday ay kayimaadaan dhanka gobolada kudhow Mudug iyadoon la shaacin halka ay ku wajahanyihiin.

 

 

 

Wasiirka Amniga ee Maamulka Koonfurta Gaalkacyo Abshir Diini Cawaale ayaa Warbaahinta gudaha u xaqiijiyey in si rasmi ah Ururka Alshabaab ay u qabsadeen deegaano miyi ah oo Budbud ku dhow Waxaana uu intaas kudaray inay Cabsi ka qabaan in ciidanka Shabaabku ay Galmudug kusoo durkaan taasoo uu ku tilmaamay inay tahay Khatar culus oo dhanka Amaanka ah.

 

Abshir Diini Cawaale ayaa sheegey in Maamulka Koonfurta Gaalkacyo uu u diyaargaroobayo weerar uu ku qaado kooxahaas ka tirsan Shabaabka ee soo galay Koonfurta Mudug.

 

Xafiiska Wararka Puntlandi, Gaalkacyo

http://puntlandi.com/?p=33239

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this