Sign in to follow this  
Somalia

Somaliland Attended London Conference But Rejects Istanbul Conference

Recommended Posts

Somalia   

Maamulka la magacbaxay Somaliland ayaa qaadacay ka qaybgalka Shirka looga hadlaayo arrimaha Soomaaliya oo bisha soo socota ka dhici doona dalka Turkiga.

 

Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland Maxamed C/laahi Cumar oo maanta wareysi siinayay BBC-da ayaa sheegay in habka loo qaban qaabinaayo shirkaas uusan ahayn mid ay ku qanacsan tahay Somaliland.

 

Wuxuu sheegay in ilaa iyo hadda aan lasoo gaarsiin wax casumaad ah oo ku saabsan ka qaybgalka shirkaas balse aysan ku qanacsanayn qaabka Dowladda Turkiga ay u qaban qaabinayso Shirko.

 

Dr.Maxamed C/laahi Cumar ayaa intaas ku daray in Shirkii London ay Somaliland uga qaybgashay dowlad madaxbanaan oo kamid ah kuwa ku yaalla Geeska Afrika,siduu sheegay.

 

Wasiirka ayaa tibaaxay in haddii aan laga bedelin habka loo qaban qaabinaayo shirka aysan Somaliland ka qaybgali doonin.

 

Hadalka Wasiirka ayaa muujinaaya in shirka Somaliland lagu martiqaadayo sidii maamul goboleedyada kale ee ka jira dalka.

 

Shirka ka dhici doona magaalada Istanbul 1 iyo 2-da bisha June ayaa ah wejiga labaad ee Shirkii ka dhacay London bishii February,waxaana qaban qaabinaaya Dowladda Turkiga.

 

Bosaso Press

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirki london guul bu aha 50 iyo inkabadan dawladood ba joogay england ba lugu qabaneyey waxa ka soo baxay inay dawlada somaliland iyo dawlada Tfg. Eeh somalia wada hadlaan ama ta badali doonta calaamkuna dhex dhexaadiyo. Ti bay ka shaqeyneyaan reer somaliland. Shirka turkiga waxa laga hadlaya dawlad sidi somalia loogu samayn laha iyo roadmapkoodi iyo tfgidoodi iyo hawlahoodi bay samaynayaan. Somaliland ma khuseyso.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Somaliland is in a such a sad pathetic state that I feel sorry for them. The Istanbul conference is no difference from the London one.

 

What it highlights is the longing by Somaliland for a colonial representative. Just like they wanted to take the talks to London before Puntland made its move, I repeat sad and pathetic. Man up, stand up for yourself.

 

They are trying to convince themselves that they are excellent politicians. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirkii Landhan waala soo siray. Goobta shirka ka dhacaayo waaka qudbeyneysiin lagu soo yiri. Calankiina la suraa isla goobta loogu soo sheekeeye. Waaka madax bannaan tihiin Soomaalida kale loogu been guuray. Well, well, tii ka dhacday waala wada ogyahay. Xataa ra'iisul wasaaraha Ingiriiska garabaati baluuggan soo xirtayba.

 

Suu Bush yiri camal waaye in this infamous quote: "Fool me once, shame on — [pauses] — shame on you. Fool me — [pauses] — You can't get fooled again."

 

They can't get fooled again, obviously. But again Turkiga la isku diro ma fiicno.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is learning how to negotiate with the powers that be. They know for certain the quest of recognition is coming to a complete halt.

 

Yesterday America's envoy for Somalia was in Hargeysa. Few weeks back Mahiga was dining with Siilaanyo. The Turkish Ambassador for Somalia weeks before that.

 

The lyrics, as it were, are much better than the music itself. There will be good news for Somalia with respect to our Northern brothers and sisters.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this