Sign in to follow this  
xiinfaniin

Moving forward: This is How it is Done

Recommended Posts

Shariif oo la kulmey guddiga dastuurka

3 May 3, 2012 - 7:24:53 AM

 

Madaxweynaha DF Somalia ayaa xafiiskiisa ku qaabiley Maanta 03,May 2012 Guddoomiyaha Guddiga madaxabanaan ee Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Prof Cabdillaahi Xassan Jaamac iyo Guddoomiyaha Guddiga Khubarda Prof. Muxamed Sheekh Cismaan Jawaari, iyagoo munaasabadaa ku gudoon siyay qalin horaadka qormada qabyo tirka dastuurka ee latashiga madaxda sare dalka si uu taladiisha ugu biiriyo

 

Kulanka ayaa waxa goob-joog ahaa lataliyaha Madaxweynaha Xagga Sharciga Prof. Abuukar Xassan Axmed.

 

Ka dib markii ay wada hadal dheer galeen waxaa uu labada guddi ku booriyay inay fiiro

 

gaar ah u yeeshaan arrimaha soocda;

 

1.Shareecada iyo xeer dhaqameed Soomaaliyeed iyo hidihii soo jireenka ahaa ee Soomaaliyeed.

 

2.Ilaalinta arrimaha quseeya jinsiyada Soomaaliyeed.

 

3.Maqaamka caasimada Qaranka Soomaaliyeed iyo arrimo kale oo ku saabsan cutubyada kale ee dastuurka.

 

Kulankaa oo sacaado badan socday wuxuu madaxweynuhu ugu danabyntii ku bogaadiyay labada guddiga sida wacan ee ay u wadaan xilkan qarameed oo dalka ahmiyad gaar ah u leh, iyagoo weliba ku shaqeynaya daruufo adag.

 

Madaweynuhu wuxuu ku dhiiri geliyay;

 

1.Inay ku dadaalaan in geedisocodka dastuur sameynta Soomaaliya si waafaqsanaado shuruucda dalka.

 

2. Marka labada guddi ay soo dhameystiraan qormada gebeda oo ay ku dhafan talada dadweynaha iyo madaxda sare ee dalka ay hordhigaan culumada iyo ogaalayda ku taqasusay qanuunka iyo shareecada, dhaqanka, dhaqaalaha , maamulka iyo maareynta hay’addaha dowladda.

 

3. In labada guddi sii wadaanka latashiga madaxda sare ee dalka iyo maamulada kale.

 

4.Ugu danbayntii Madaxweynuhu waxaa uu labada Gudoomiye ka codsaday inay salaan iyo bogaadin ka gaarsiiyaan dhamaan xubnaha labada guddi.

 

5. Waxuu Madaxwaynaha tilmaamay inay muhiim tahay in laga qaybgalo shirka khuburada ee international community ee lagu qabanaayo jabuti.

 

Source: Suldaan A. Faarax

 

Madaxa warfaafinta xafiiska madaxweynaha DF Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

xiinfaniin;826382 wrote:

 

2. Marka labada guddi ay soo dhameystiraan qormada gebeda oo ay ku dhafan talada dadweynaha iyo madaxda sare ee dalka ay hordhigaan culumada iyo ogaalayda ku taqasusay qanuunka iyo shareecada, dhaqanka, dhaqaalaha , maamulka iyo maareynta hay’addaha dowladda.

 

3. In labada guddi sii wadaanka latashiga madaxda sare ee dalka iyo maamulada kale.

kulankaan waa muhiim - laakiin week late. shareef, waxaa la arkaa always after the facts. It may be little too late..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Yunis;826406 wrote:
kulankaan waa muhiim - laakiin week late. shareef, waxaa la arkaa always after the facts. It may be little too late..

It could be after the facts, but sometimes it is better be late than never

Share this post


Link to post
Share on other sites

thats what we want, say your views, address your concern on specific articles, but hey to say 'dooni mayno dastuur' is unacceptable and un-patriotic. well-done pres.shariif

Share this post


Link to post
Share on other sites

Review teh dastuur, read it, suggest improvement, this is not a Quran, but dont just say NO. Saying just NO is unacceptable.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this