Sign in to follow this  
Liibaan

Ra’iisul WasarahaHore Soomaaliya Prof Mohamed Farmaajo Oo Ka Horyimid AnsixintaDastuurka Shisheeyaha

Recommended Posts

Liibaan   

11289.jpg

 

 

Ra’iisul Wasaaraha Hore Soomaaliya Professor Mohamed Farmaajo Oo Ka Horyimid Ansixinta Dastuurka Shisheeyaha

 

 

Muqdisho:- Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya aya adigniin u jeediyay gudiga samaynta dastuurka oo uu ka dalbaday in aanay dalka ku soo kordhin dhibaato xagga sharciga ah.

 

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in aanu marnaba qaadan doonin wax aan dadka dani ugu jirin waxa uuna ka digay samaynta dastuur dhaawacaya jioritaanka Bulshada dhibaatana keenaya.

 

Max’ed Cabdullaahi Max’ed (farmajo) Ra’iisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya ayaa waxa uu saxaafada u sheegay in uu ka sii digayo dhibaata ka dhalata dastuur dalka loo sameeyo iyadoo aan Bulshada u codayn karin.

 

Farmaajo waxa uu ka dalbaday gudiga Dastuur u samaynta in ay dhisaan dastuur dalka lagu hagi karo balse aanay danahooda ka eegan samaynta dastuurkaasi qaraxka loo samaynayo.

 

Hadalka masuulkan ayaa imaanaya saacada ka dib markii la helay xog ku aadan in Madaxweynaha Soomaaliya oo heshiis qarsoon la galay gudiga samaynta dastuurka qaraxnka.

 

 

Xafiiska WararkaShacabka.Net

 

_______________________________________________

 

 

new-pm2-300x200.jpg

 

Ra’iisul Wasaarahii hore Xukuumada KMG Soomaaliya Dr. Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Ka Digay Sameynta Dastuurka Shisheeyaha Waxyeeleeya Shacabka Soomaaliyeed

 

 

 

Ra’iisul wasaaraha xukuumada KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed (farmajo) ayaa uga digay gudiga ku howlan sameynta dastuurka cusub inay dastuurka ku lifaqaan waxyaabo dhibaateyn kara shacabka Soomaaliyeed.

 

Ra’iisul wasaaraha dowladda KMG Soomaaliya Max’ed Cabdullaahi Max’ed Farmaajo ayaa ugu baaqay gudiga Dastuur u sameynta Soomaaliya in uusan noqon dastuurka ay sameynayaan mid dhibaato u keeni kara umadda Soomaaliyeed, islamarkaana jiilka soo korayana uu noqdo mid wanaag u horseeda.

 

Ra’iisul wasaaruhu waxaa uu uga digay gudiga Dastuurka in aysan sameyn dastuur caqabad iyo dhibaato u horseedi kara Soomaaliya maadaama wadanka Soomaaliya mudo uu ku jiray dhibaatooyin daba dheeraaday.

 

Madaxawyenaha dowladda KMG Soomaaliya ayaa isna waxaa uu ugu baaqay gudiga Dastuur u sameynta Soomaaliya in mudo 30 maalin gudahood ay ku soo dhameystiraan howlaha dastuurka islamarkaana ay ku soo bandhigaan sodonkaasi maalin waxyaabaha u qabsoomay iyo dhibaatooyinka ka horyimid.

 

www.caalami.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

This is a lie, he hasn't even spoken yet other then mentioning a different style regarding 4.5.

 

Why don't you stick to quoting your thief, Khaliif?

Share this post


Link to post
Share on other sites

Soomaalida meel rakhiis ah bey ka raadiyaan political opportunity, ninkan wuxuu ku hadlay hadey sax tahay walaahi waa dhibaato, he was the prime minister just a year ago and the construction of the constitution was in full gear under his reign, why didn't he stop the whole process back then when he was PM? war waxan naga daaya waa ummad is fiirsaneysa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

President Shariif

 

Former PM Geedi

 

Former PM Dr.Ali Khaliid Galeyr

 

And now former PM Farmaajo

 

The list of Head of Goverments rejecting this constitution goes on.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Shariif hasn't rejected it. Khaliif Galayr doesn't count.

 

Only Geedi has, this isn't even true, he may in the future. Also, Mukulaalow's comment sums him up.

 

Rejects: Geedi.

 

We are still good.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Rejects includes .

 

Indhacade.

 

 

The UN report emphasizes that Mr. Indha Cadde uses modern techniques of crop production to produce the drug, and employs skilled agriculturists to grow high yielding and potent marijuana which he then exports to the local and international markets. Worst he confiscated these farms from their rightful owners who used to grow and export crops such as bananas and grape fruits that were providing employment and earning hard currency for the nation.

Share this post


Link to post
Share on other sites
NGONGE   

Carafaat;826132 wrote:
President Shariif

 

Former PM
Geedi

 

Former PM
Dr.Ali Khaliid Galeyr

 

And now
former PM
Farmaajo

 

The list of Head of Goverments rejecting this constitution goes on.

All the old PMs are making noises and trying to remain relevant. Shame nobody woke the fat one up for him to also have his say! :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Yunis   

yaan la'is wareerin - every one will have their say including General/shiekh/capitán/warlord indho cade in due time

Share this post


Link to post
Share on other sites

NGONGE;826155 wrote:
All the old PMs are making noises and trying to remain relevant. Shame nobody woke the fat one up for him to also have his say!
:D

Ngonge your right, all these old farts are coming back with revenge, wonder who else will be in the list next 24hours.

Former PM Xasan Abshir rejects the constitution.

Former PM Sharmarke rejects the constitution.

Former PM Nuur Cadde rejects the constitution.

Former president C/Qasim ' '' '' ''

Former president Cali Mahdi '' '' ''

Former president A.Lahi Yusuf rejects the constitution beyond the grave.

 

list goes on.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ lol@ NGONGE, I saw him the other day they guy must have swollen a whole camel-she ! he was half sleep and breathing heavily loool

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Mukulaal, nice spinning. But this thread is on Presidential contender Farmaajo rejecting and even going further saying he will never accept a constitution imposed by a few.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xaaji Xunjuf;826156 wrote:
What do you have against Sheikh indho cade he is a top Military commander of the TFG

It's ceremonial, you remember Defence minister title? What did he accomplish? The man can't read!

 

Xaaji, should we ask Indhacade to propose a new constitution and write it? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this