Sign in to follow this  
kingofkings

Somalia's Camel highly priced

Recommended Posts

Faarax-Brawn;824660 wrote:
It aint all about money ina adeer...think about that for a moment.

faarax I told you earlier. it aint all about money but Status, ninkaa waa nin balaaya 200 halaad buu leeyahay. at the same time, wuu cagacadyahay.

its twisted logic, but its a Geeljire logic.

 

Australia doesn't know what to do with the millions of camels roaming on its countryside, its destroying the environment an it doesn't make an economic sense, so they are planning to cull them and getting rid off. Somalis should do the same.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Mukulaalow;824656 wrote:
ninka geel jiraha bal aragiisa fiiri.

 

diif, rafaad, naxariis darro, baa ka muuqato.

 

mida kale taariikhda soomaalida laguma haayo geel jire milyuneer noqday, laakiin waa la arkay beeraleey milyuneer noqday, malaay dabato milyuneer noqday. laakiin geel. a ah

Mukulaalow ka waran Geeljirahan Hammer-ka wata ee 500 hallaad leh miyaanu tijaar ahayn sheekadan daawo

 

100 halaad baa u irmaan midkiiba 5 ltr per day soo saarto 500 ltr per day melk price 0,7 to 1,5 doller per ltr.

 

 

Wiil Cusub;804116 wrote:
Hereri oo barmaamij xiiso badan ka diyaariyay geeljire Hammar wata

 

 

Share this post


Link to post
Share on other sites

Wiil Cusub;824684 wrote:
Mukulaalow ka waran Geeljirahan Hammer-ka wata ee 500 hallaad leh miyaanu tijaar ahayn sheekadan daawo

 

100 halaad baa u irmaan midkiiba 5 ltr per day soo saarto 500 ltr per day melk price 0,7 to 1,5 doller per ltr.

The guy is not geel jire but a civilized dairy farmer, yacnii maskax magaalo baa mashruucan la galiyey. balse taariikhda laguma hayo geel jiraha reer baadiye oo ka taajiray geeliisa intuu rabo ha lahaado. Waa xoola sheydaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Mulac badda lagasoo qabtay iyo geel wax la is ag dhigo maahan

geellu waa xoolo adkaysi badan cad iyo caano fiican, xarago iyo qurux badan waa nin magtiis waa gabar gurigeed waa passpor'keena

baladweyne iyo bosaaso qiimaha u dhexeeyaa waa ilaa 150 ilaa 200 dollar koonfurta waa geel badan tahay qiimihiisuna aad uma dhaco inta badan

 

Tan kale qaalintii tartanka khaliijka qaaday labadii kun iyo dhawrkii rati soomaaliya iyo hal cumaaniya baa iska dhalay miyuusan ratigaasu ka fiicnayn qurbo joog fara badan?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Blessed   

^Actually, many reer magaal had had made their wealth through livestock export. I'm guessing halaha are way more expensive than awrarka.

Share this post


Link to post
Share on other sites

gooni;824696 wrote:
Mulac badda lagasoo qabtay iyo geel wax la is ag dhigo maahan

sxb ogoow mulacaas aad yaseysid in dowlado badan ay ka taajireen oo ay dalalkooda ka dhigeen kuwa qani ah, sida Iceland, Greenland, Alaska USA, Seychelles, Malta, Cyprus, dalalkan iyo kuwa kaloo fara badan dhaqaalahooda miisaaniyadda ugu weyn waxay kasoo baxdaa Fisheries ama waxaad adiga u taqaan Mulac;). Tuunaha kaliya ee badda Soomaaliya laga xado sanadkii waa 6 billion oo doolar. imisaa geela nagasoo gasho dhoofintiisa? waa wax aad u yar oo la oran karo waa tobaneeyo million.

 

Bal soo sheeg hal dowlad oo dhaqaale la sheegi karo ka sameysay geel. ZERO. kuwii heystay sida Australia waxay isku dayayaan inay baabi'iyaan.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this