Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Galmudug welcomes a larger state in the central regions

Recommended Posts

Galmudug oo soo dhaweysay Maamul goboleed la sheegay in loo sameynayo gobolada dhexe

 

SHABELLE MEDIA NETWORK APRIL 29, 2012

 

Gaalkacyo: (Sh. M. Network) Maamulka Galmudug State ayaa soo dhaweeyay Maamul la sheegay in loo sameynayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

 

Gudoomiyaha barlamanka Maamulka Galmudug Xasan Max’ud Heel oo maanta ka hadlay Munaasabad lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ayaa waxa uu ka hadlay wararka sheegaya in Maamul loo sameynayo gobolada dhexe ee Soomaaliya.

 

Xasan Max’ud Heel ayaa waxa uu sheegay in ka Maamul ahaan ay soo dhaweynayaaan Maamulka lagu mideynayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, wuxuuna ugu baaqay Siyaasiyiinta iyo waxgaradka ee kasoo jeeda gobolada dhexe ee dalka inay tashtaan islamarkaana la sameeyo hal Maamul oo loo dhan yahay.

 

Gudoomiyaha barlamanka Maamulka Galmudug ayaa waxa uu sheegay in Maamulka Galmudug ay ka go’antahay in uu mideeyo beelaha ku abtirsada gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya, isagoo sheegay in socdaan kulamo ay la yeelanayaan qeybaha kala duwan ee bulshada ee kasoo jeeda goboladaasi si loo mideeyo beelaah ku abtirsada beelaha ku dhaqan gobolada dhexe ee Soomaaliya.

 

Hadalkaani ayaa waxa uu imaanayaa xilli Mas’uuliyiin u hadashay Culumaa’uddiinka Ahlu Sunna Waljamaaca ay sheegeen in Maamul laga damacsan yahay shirqool uu yahay Maamul goboleedka lagu wado in loo sameynayo gobolada dhexe ee dalka Soomaaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Now its good Ximan iyo xeeb welcomed it also galmudug did the same now join hand in hand and also invite aswj even sheikh indho cade supports it we are still not there but its a positive step.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;824329 wrote:
Now its good Ximan iyo xeeb welcomed it also galmudug did the same now join hand in hand and also invite aswj even sheikh indho cade supports it we are still not there but its a positive step.

Good news a southerner dominated mamul gobleed expand it and include mugdisho into as your capital because its your capital at the end of the day and the tfg hides behind burundian tanks.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

This is the total nonsense and can cause friction in a neighbourhood that is already war-scarred. I suggest the best solution is to have cool heads and drop this nonsense project as it will just lead to bloodshed. I am totally against this waana xaq daro aan loo dhul-qadan karin in dadka shirqool lagu samayo. I am with ASWJ and believe this is un-necessary project and should be dropped immediately for the sake of peace.

 

Arintan wixi ka soo baxo waan arki doona lakin cil-gaar ah baan ku hayna hadanu nahay reer puntland sida aanu cil-gaar ah ku hayno shirqoolka ay waqoyi ku damaceen wada hadalki tfgka oo ay ahayd inay shidaal ku ibsadan xoriyadooda lakin gacan bir ah ayaa kaga timi dhanka puntland illa hadana qolki mugdigi badnaa ayaa lagu celiye ee adiguna ogow galmudugow inaadan safe ahaynee

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this