Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former Prime Minister of the TFG Ali Mohammad geedi rejects the new Constitution

Recommended Posts

Prof Cali Max,ed Geedi oo Dhaliilay Dastuurka Cusub Ee Somaliya

Apr 28, 2012 - jawaab

Raisal Wasaarihii Hore Ee Xukuumadii Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Cali Maxaed Geedo oo Maanta ka Hadlay Suu U Arko Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya.

 

Cali Geedi oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in Dowlada KMG looga fadhiyo sidii shacabka Soomaaliyeed uga dhaa dhicin laheed dastuurka la doonayo in la hirgaliyo sidoo kale loo baahanyahay in shacabka la baro micnaha dastuurkaasi.

 

Cali Geedi ayaa sidoo kale ka hadlay marxalada kalka guurka uu dalka kujiro taa uu sheegay in ee muhiim tahay in wax laga qabto maraxladaas adag uu dalku galayo.

 

waxa uu Mar uu soo hadal qaaday arimaha dastuurka ayaa Sidoo kale Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uu sheegay in dastuurka loo baahan yahay in wada tashiyo lala sameeye bulshada somaliyeed isla markaana aan lugo dag dagin ansixintiisa.

 

Raisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya waxa tilmaamay in arrimaha Horumarrinta Siyaasadda Soomaaliya la billaabay mar horre, isla markaana shacabka ay u baahan yihiin la socoshada xaaladda halka ay mareyso, si ay tallooyinkooda ugu biirriyaan siyaasadda, maadaama aysan kala maarmi karrin dowladda iyo shacabka.

 

Hadalka Cali Geedi ayaa imaanyaa xili la isku mari la yahay Bulshada iyo Siyaasiyiintana badi kasoo horejeesteen Dastuurka Qabyo qoraalka kaa oo la sheegay in ee wataan dad gaar ah oo dano siyaasadeed wata.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Yes but you nee context, it needs to be explained to the public before it is ratified. Anyway, it is going ahead as usual, I have a big smile going out everyday. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;824169 wrote:
He said that it needs to be explained to the public. So disingenuous as usual..

What do you expect from a deluded secessionist!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Rejection of no rejection....good luck with that constitution. but like i said before...before you even think of writing or should i say plagerising other countries constitutions you should win independence from burundi.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji Xunjuf;824167 wrote:
Prof Cali Max,ed Geedi oo Dhaliilay Dastuurka Cusub Ee Somaliya

Apr 28, 2012 - jawaab

Raisal Wasaarihii Hore Ee Xukuumadii Allaha u Naxariistee Marxuum Cabdulaahi Yuusuf Axmed, Cali Maxaed Geedo oo Maanta ka Hadlay Suu U Arko Dastuurka Cusub Ee Soomaaliya.

 

Cali Geedi oo la hadlay Idaacada VOA ayaa sheegay in Dowlada KMG looga fadhiyo sidii shacabka Soomaaliyeed uga dhaa dhicin laheed dastuurka la doonayo in la hirgaliyo sidoo kale loo baahanyahay in shacabka la baro micnaha dastuurkaasi.

 

Cali Geedi ayaa sidoo kale ka hadlay marxalada kalka guurka uu dalka kujiro taa uu sheegay in ee muhiim tahay in wax laga qabto maraxladaas adag uu dalku galayo.

 

waxa uu Mar uu soo hadal qaaday arimaha dastuurka ayaa Sidoo kale Prof. Cali Maxamed Geedi waxa uu sheegay in dastuurka loo baahan yahay in wada tashiyo lala sameeye bulshada somaliyeed isla markaana aan lugo dag dagin ansixintiisa.

 

Raisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya waxa tilmaamay in arrimaha Horumarrinta Siyaasadda Soomaaliya la billaabay mar horre, isla markaana shacabka ay u baahan yihiin la socoshada xaaladda halka ay mareyso, si ay tallooyinkooda ugu biirriyaan siyaasadda, maadaama aysan kala maarmi karrin dowladda iyo shacabka.

 

Hadalka Cali Geedi ayaa imaanyaa xili la isku mari la yahay Bulshada iyo Siyaasiyiintana badi kasoo horejeesteen Dastuurka Qabyo qoraalka kaa oo la sheegay in ee wataan dad gaar ah oo dano siyaasadeed wata.

 

its quite disturbing that some politicians would want to push a constitution effecting all Somali's while there isnt any consensus on the content. What kind of a country would you create when a large part of society reject their own constitution?

Share this post


Link to post
Share on other sites

when it won't get ratified tomorrow they will come up with the usual words,"it wasn't important,it could be postponed,we have ours in PL etc".:D

Remember before london conference;their words were ,"you called by powers to be united with somalia & that's what u gona sign there".when that didn't happen then they all went off air,some haven't come back yet.

Then there was the supposed meeting between somaliland & Tfg...when it didn't materialize then all of a sudden it wasn't important & the tfg has to concentrate on rebuilding it's base first and same on many otha instances:D:D jajajajajjajajaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

burahadeer;824238 wrote:
when it won't get ratified tomorrow they will come up with the usual words,"it wasn't important,it could be postponed,we have ours in PL etc".
:D

Remember before london conference;their words were ,"you called by powers to be united with somalia & that's what u gona sign there".when that didn't happen then they all went off air,some haven't come back yet.

Then there was the supposed meeting between somaliland & Tfg...when it didn't materialize then all of a sudden it wasn't important & the tfg has to concentrate on rebuilding it's base first and same on many otha instances:D:D jajajajajjajajaa.

No, if it isn't ratified, Puntland will become the new Somaliland. :D

 

Also the London conference was an embarrassment for you, I don't know why you mention Puntland. :confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this