Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Swedish MP delegation of Somaliland origin visits Somalilands capital Hargeysa

Recommended Posts

Xildhibaanad Sweden ah oo Dhalasho ahaan ka Soojeeda Somaliland oo Maanta dalka soo gaadhay.

images3.jpeg

Published: 28/04/2012

 

HARGEISA {TOGAHERER)Apr,28,2012-mudane ka tirsan xildhibaanada Golaha Deegaanka ee wadan ka Sweden ee Magaalada Jongkoping ayaa maanta Hargaysa international Airport ee magaalada Hargaysa ka soo dagtay, Xildhibaanadan oo socdaalkeega ku wehelinayaan laba Saxafi oo ka socda warbaahinta dalka Sweden.

 

Waftigan ay hogaaminayso Xildhibaan Ifraax Cali Kirix ayaa waxa Madaarka Hargaysa ku soo dhaweeyay masuuliyiin ay ka mid yihiin wasiirka Beeraha Somaliland Mudane Cilmi Faarax Geedoole , Madaxa Xafiiska Samafalka madaxtooyada Somaliland Marwo Aamina Maxamed Diiriye iyo dadwayne kale , kuwaasoo dhamaantood sheegay inay ku faraxsanyihiin inay soo dhaweeyaan waftigan ay horkacayso Xildhibaab Ifraax Cali Kirix.

 

Xildhibaan Ifraax oo qolka nasashada ee Madaarka Hargaysa ugu waramaysay saxaafadda aya waxay marka hore ka warantay ujeedada socdaalkeega iyo muddada uu qaadan doono waxaanay sheegtay inay ka kooban yihiin iyada iyo laba suxufi oo u dhashay dalka Sweden isla markaana ay joogi doonaan Somaliland muddo hal Todobaad ah sidoo kale waxay sheegtay inay kulamo la yeelan doonaan dhinacyada kala duwan ee bulshada ,gaar ahaan haweenka oo ay sheegtay inay si gaar ah ugu dhiiri galin doonto ka qayb qaadashada doorashooninka soo socda ee galayaasha deegaanka .

Share this post


Link to post
Share on other sites

actually there is this guy called abdirizak waaberi he is a mp in riksdagen, and this half somali guy called Amir adan he is a ethnic somalilander as xaaji would say lol

Share this post


Link to post
Share on other sites

oba hiloowlow;824194 wrote:
actually there is this guy called abdirizak waaberi he is a mp in riksdagen, and this half somali guy called Amir adan he is a ethnic somalilander as xaaji would say lol

Yes oba is right Amiir Adan belongs to the Ethnic Somalilandish people.

 

amir-adan.jpg

 

AMIIR-OK1.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

oba hiloowlow;824194 wrote:
actually there is this guy called abdirizak waaberi he is a mp in riksdagen, and this half somali guy called Amir adan he is a ethnic somalilander as xaaji would say lol

I know about both of those guys but i have never heard of this somali woman being in parliment!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xaaji, they are Somali or Somali-Swedish MP's. They serve and represent their Somali community in Swedish politics. There is no Somaliland ethnicity in Sweden. That someone lives in Djibouti, Ethiopia, Kenya, Somaliland, Somalia or Xamar and identifies himself with and loves his region is one thing, but we should atleast try to show unity abroad and among foreigners. They dont need to know in Sweden who is Djibouti, Somalian, Somalilander, Somali-Ethiopian, O*****. They are and should be regarded as Somali.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this