Sign in to follow this  
Saalax

Sool governor accuses Puntland of clan expansion motives in eastern Sool border

Recommended Posts

Saalax   

Gudoomiyaha Gobolka Sool Oo Maamulka Puntland Ku Eedeeyey Inay Dhul Balaadhsi Ka Wadaan Deegaaano Ka Tirsan Gobolka Sool.

(Hadhwanaagnews) Saturday, April 28, 2012

Laa-Caanood(HWN)-Gudoomiyaha gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali(Xaaji Jeena yare)ayaa maamulka Puntland ku eedeeyey inay dhul balaaadhsi ka wadaan deegaaanka ka tirsan gobolka sool

 

Laa-Caanood(HWN)-Gudoomiyaha gobolka Sool Maxamed Maxamuud Cali(Xaaji Jeena yare)ayaa maamulka Puntland ku eedeeyey inay dhul balaaadhsi ka wadaan deegaaanka ka tirsan gobolka sool, sidaasna waxa uu ku sheegay mar uu maanta shir jaraa,id ku qabtay xafiiskiisa magaalada Laas-Caanood.

 

Gudoomiyuhu waxa uu sheegaay in deegaanka Yoocada iyo deegaano kale oo ka tirsan gobolka Sool ay maamulka Puntland galiyeen cagafyo si ay uga sameeyeen dhismayaal, waxaanu arintaas ku tilmaamay mid aan suura gal ahayn waxaana hadaladiisii ka mid ahaa

 

Waxaanu canbaaraynaynaa madaxweyne faroole kaas oo dhulkii gobolka sool ku soo xadgudbay,xad gudubkaas oo keeni kara dhibaato aan dalka looga baahnayn iyo nabadgalyo xumo timaado, waxa naloo sheegay in maamulka puntland ay soo kaxaysteen cagaf cagafyo kuwaas oo dhulka jeexaya .

 

Waxaanu leenahay dhulka ay jeexayaan waa dhul ka tirsan gobolka sool, waxaanan leenahay maamulka puntland laba dawladood oo deris ah ayeynu ahayn anagu dhulkiina kuma soo xad gudubno shacabkinana ma dhibno laakin waxaanu ka war haynaa in dhulka aad ka bilawdeen qoditaanka aydun dhib ugu gaysataan shacabka reer somaliland ee dhulkaa degan.

 

Waxaanu idin leenahay idiin suuroobi mayso arinka ad wadataan waxaanan cid walba u sheegaynaa oo aanu wax garadka reer puntland u sheegaynaa oo aanu leenahay maanta waxa inagu waajib ah in nabadgalyada wadanka laga soo shaqeeyo, waxaanan leenahay madaxweynaha puntland jooji colaada aad meesha ka hurinayso ee aad maalin walba cagafyada iyo colka aad soo galinaysid dhulka ka tirsan gobolka sool. Ayuu yidhi gudoomiyaha gobolka sool.

 

Waa markii ugu horaysay ee masuuliyiinta gobolka sool ku eedeeyaan maamul goboleedka puntland inay dhul balaadhsi ka wadaan deegaano ka tirsan gobolka sool ee somaliland, Anagu xukuumad ahaan ka dul qaadan mayno dhulkayagii iyo shacabkayagii oo shaadh dawladeed loo soo gashanayo oo dhibaato loo geysto, waxaaanan aad ugu cel celinaynaa maamulka puntland arinkaa dib uga tanaasulaan

 

 

 

 

 

Hadhwanaagnews/Office

 

Laas-Caanood/Somaliland.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Why would he accuse when it is true? Yes, Puntland will expand in right time and that's their motive through clan means.

 

Wow, what an accusation, I feel hurt by the truth.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;824158 wrote:
Why would he accuse when it is true? Yes, Puntland will expand in right time and that's their motive through clan means.

 

Wow, what an accusation, I feel hurt by the truth.

 

you got to love buuuuuudlanders...never short of a reason to slap them back to reality....come and move. but when the villages of bosaso and garowe are used as parking space dont be surprised. but anywho the buffer zone is coming into effect as of next year anyways then you in effect become defacto property of Somaliland so enjoy.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this