Sign in to follow this  
Somalia

Somalia Interior Minister: I would recognize Somaliland

Recommended Posts

Somalia   

Thank God for Puntland I say

 

Wasiirka Arimaha Gudaha Dowlada KMG C/samad Macalin Maxamuud Sheekh oo Madaxweyne Shariif Madax uga dhiga Gudiga TFG uga qayb galaya kulanka TFG iyo Soomaalind ayaa ah nin horey u cadeystey muuqufkiisa ku aadan aqoonsiga Soomaalilandda, Barnaamij ka baxay VOA laanteeda Soomaaliga ayaa wasirka wax laga waydiiyey Aqoonsiga Soomaalind raadineyso, wuxuuna ku jawaabay inuu intii araankiis ah ka caawinayo Soomaaliland iney hesho wxay isaga uga baahantahay.

 

Barnaamijkaan waxaa la sameeyey intuusan shirkii London dhicain

 

Warar hore oo Warbaahinta Puntlandi horey wax uga qortay ayaa cadeynayay in Soomaaliland ay faragalin ku sameysey soo magacaabida Gudiga, raga lasoo xulayna ay badankoodu ku yimaadeen rabitaanka Soomaaliland.

 

Hadalkaan wasiirka ayaa fadeexad wayn ku noqonaysa magacaabida loo magacaabey inuu hormuud u ahaado wadahadalka dhex mari doona TFG iyo Somaliland, maadaama Wasiirka mowqifkiisu cad yahay, lana ogyahay hada waxa uu madasha shirka la tagayo.

 

Wasiirku wuxuu cadeeyey hadalka uu siiyey VOA inuu diyaar u yahay inay Soomaaliland hesho Aqoonsi, waliba hadii isaga lawaydiin lahaa uu yeelilahaa, dhinaca kale waxaa cad in ay Soomaaliland iyagu dalbadee inuu Madaxweyne shariif kusoo daro gudiga ninkaan.

 

Warar ay warbaahinta Puntlandi.com horey u heshey ayaa sheegayey in Soomaaliland ay iyagu soo xusheen inta badan ergooyinka Madaxweyne Shariif magacaabay. halkaan ka akhri warbixin aan horey uga qoray arintaas

 

Hadalkaan uu wasiirku horey u yiri waa fadeexad iyo ceeb hor leh oo soo wajahdey shirka la qorsheynayay in looga wada hadlo mustaqbalka Soomaaliya.

 

Hoos ka dhagayso hadakii wasiirka laga duubay

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;823744 wrote:
Aqoonsi cid rabto ma jirto. Waa la heshiiniya, wax aa ka qaban kartid ma jirto.
:D

Jooji sheekada, Puntland again at the forefront of Somalinimo. Where are you? :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Shirka Somaliland iyo TFG maaha shir aqoonsi looga wada hadlayyo. Cabdisamad hadduu u janjeero dhanka Somaliland wax shiddo ah ma laha, waxaana muhiim ah inaan la carqaladayn shirkan oo cariiqsiga laga daayo.

 

Nimankani meel wax geyn maayaan, siday kusoo noqon lahaayeen yaan lagu dhibin :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Xiinfaniin, adeer been ha u sheegin reerka. Sidii daqada looga saari lahaa Faroole iyo Puntland ayaa lagu tashaniyaa adna waad la socotaaye. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Xiinfaaniin is right in the sense that this wasn't about recognition, but the man leading the delegation to represent Somalia in talks with its region known as Somaliland surely can't hold views like these.

 

It's a good thing the talks failed. :)

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;823745 wrote:
Jooji sheekada, Puntland again at the forefront of Somalinimo. Where are you?
:D

Somalinimo has nothing to do with politics iyo dal anu wada ahaano dabeedna aynu is dilno union 1960 1991 failed it destroyed both Somaliland and Somalia no person will make that mistake ever again, Adisamad Macalin knows inanay Somalia waxba ka xumanayn if Somaliland is recognized.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somalinimo ayee u arkaan isku dirka Somalida. Iminka waxa la arkay dadka kasoo horjeedo wada hadalka Somaliyeed. Even Xiin is a shamed of Faroole's politics. But his hands are tight. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Carafaat;823766 wrote:
Somalinimo ayee u arkaan isku dirka Somalida. Iminka waxa la arkay dadka kasoo horjeedo wada hadalka Somaliyeed. Even Xiin is a shamed of Faroole's politics. But his hands are tight.
:D

Somalinimo waxaa loo arkaa in Soomaaliya kala go'in, maybe with your convoluted logic it means something else.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somalia;823767 wrote:
Somalinimo waxaa loo arkaa in Soomaaliya kala go'in, maybe with your
convoluted logic
it means something else.

what are the odds one of his personalities will understand this particular post:confused:

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

How can an individual working for soon to be extinct tfg recognize a region of Somalia as a separate country?

Share this post


Link to post
Share on other sites

listen and learn children: what will happen next is this....

 

Somalian Government: "we except the conditions of Somalilands request on the basis that article 6 of the london conference which states that Somaliland and the TFG must talk about their futures, therefore we have removed the other (pirates) from the meeting between the two parties"....

 

now watch and see..

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this