Sign in to follow this  
Dr_Osman

Puntland Oil News To Come Soon. Guul Iyo Gobanimo

Recommended Posts

Dr_Osman   

XOG: Shidaal Baaristii Dooxada Dharoor oo Natiijadii Laga Gaaray Dhowaan La Shaacin Doono

 

Comments (20) | Write Comment

 

Boosaaso (RBC) Warar ku dhow saraakiisha shirkadda African Oil Corporation oo masuul ka ah hawlaha shidaal baarista Puntland ayaa muujinaya in natiijo macquul ah laga heley dooxada Dharoor ee gobolka Bari oo bishii Janaayo laga bilaabay baarista shidaalka.

 

Warar lagu kalsoon yahay oo ay heshay Shabakada Raxanreeb ayaa sheegaya in qodista ceelka “Shabeel 1″ ee dooxadaDharoor uu hadda gaaraya in ka badan 2703 meters taasoo u dhiganta 80% intii ceelkaasi laga qodi lahaa. Waxaana illaa hadda la arkay gaaskad dabiiciga ah iyo togag biyo ah. Laaiin qodista ayaa socotay iyadoo loo gudbay qeybta shidaalka oo ah waxa la raadinayo.

 

Mid ka mid ah dadka gacanta ku haya hawsha shidaal baarista oo Raxanreeb ay la hadashay ayaa ku gaabsaday in waqti dhow la shaacin doono natiijada ceelka Dharoor oo u muuqda in lagu guuleystay.

 

War saxaafadeed bishan April 11, 2012 ay soo saartay shirkadda African Oil oo iska leh saamigaugu badan ee heshiiska shidaal baarista ayey ku xaqiijisay inay gaartay illaa 2703 meters iyadoo xaqiijisay in waqti dhow maamulka Puntland iyo shirkadda si wadajir ah u xaqiijin doonaan natiijada la gaaray.

 

African Oil waxay kaloo war saxaafadeedkeeda ku sheegtay in marka uu dhamaado qodista ceelkan inay u u guureyso ceelka labaad ee” Shabeel 2 waqooyi” halkaasoo shaqo dhisme ah hadda ay ka socoto.

 

Saraakiisha Puntland oo aan la hadalnay waxay sheegeen inaysan rabin in natiijada soo bixi doonta usbuucyo gudahood ay ka hor dhacaan maadaama aan la gaarin gabagabadii iyo ku dhawaaqista.

 

Natiijadaceelka Dharoor ayaa haddii si rasmi ah loogu dhawaaqo waxay noqoneysaa markii ugu horeysay taariikhda oo shidaal ka soo baxa ciida Soomaaliya bannaanka yimaado taasoo la rumeysan yahay inay wax ka bedeli karto xaalada dhaqaale ee dadka.

 

RBC Radio

Xafiiska wararka Nairobi

Share this post


Link to post
Share on other sites

Here comes the money (Here we go)(Money talks)

Here comes the money

 

Money, money, money, money, money

 

Dollar, dollar

Dollar, dollar

 

Ching ching

Bling bling

Cut the Chatter

You ain't talking money

Then your talking don't matter

 

Ching ching

Bling bling

Patting pockets

You make a dollar dollar

Can't a damn so stop it

 

Stop it

 

Here comes the new kid on the block

Hold all your bets here's where the buck stops

See first of all I am stepping out on my own

Bout time I elevated to claim my own throne

 

Success in my blood

Call it home grown

Pores reeking testosterone

Power and money got me crazy, cocky

Share this post


Link to post
Share on other sites

Everyday that passes one more positive sign comes to light, lets praise the lord and say Alhamdulilah. It's a blessing and will transform the lives of many Somalis insha'allah.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this