Sign in to follow this  
Somalia

Somaliland Region Rejects Talks With TFG Due To Puntland

Recommended Posts

Somalia   

What did I tell you weeks ago, Puntland will be blamed!

Khamiis, April 19, 2012 (HOL)- Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in aanay wax wada hadal ah la galeen Dawladda KMG Soomaaliya, maadaama oo guddida wada hadalka ku soo dartay laba qof oo dhalasho ahaan ka soo jeedda Somaliland, balse ay soo magacowday Puntland.

 

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland, Maxamed Cabdilaahi Cumar ayaa maanta warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa magaaladda Hargeysa, isla markaana sheegay inay ka noqdeen wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya ka dhexeeyey ilaa inta ay ku jiraan guddida Soomaaliya labadda qof ee dawlad goboleedka Puntland soo magacowday.

 

“Madaxweynaha TFG-da wuxuu soo ku soo wada daray Gudida wada hadalka Xubno cusub oo ka deegaan ahaan iyo dhaqan ahaanba ka soo jeedda Somaliland arrintaasina waxay noogu muuqataa mid lagu carqaladeynayo qabsoomida wada hadalkaasi, wada hadalku wuxuu dhex mari karaa oo qudha labadii geesood ee isku biiray sanadkii 1960-kii,”ayuu yidhi Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Cumar.

 

Waxaanu intaas ku daray “Haddii aanu madaxweynaha Soomaaliya wax ka bedalayn arrintan Somaliland qaabkaasi kuma gelayso wax wada hadal ah,”.

 

Waa markii ugu horaysay ee labaddii dhinac ee wada hadalka u balansanaa ay qolo qaadacdo, isla markaana gabi ahaanba ay joojiyaan wada hadalkiii dhex mari lahaa labadda dhinac ee Somaliland iyo Soomaaliya.

 

Madaxweynaha Somaliland Md: Axmed Maxamed Maxamuud Siillaanyo ayaa hore u magacaabay guddi ka kooban shan wasiir oo ka qaybgalaya wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya, halka madaxweyne Sheekh SHariif Sh. Axmed uu isna magacaabay guddi iyana uga qaybgasha wada hadalkaasi, haseyeeshee, xukuumadda Somaliland ayaa saluugtay guddidaasi madaxweyne Shariif magacaabay oo laba wasiir oo Puntland ka socda.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

there is small group of clannist from Garowe and Hargeysa who want these talks to fail and they are celebrating tonight. very sad walee.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dadba Garowe ku khafifay. Garowe had nothing to do with this. The Somali president appionted ministers from his government to lay the ground for talks. Its very childish of the Somaliland admin to demand they be consulted on who will represent the other side.

None the less, these talks are meaningless. They should be ignored til the south becomes functioning again and Khatuumo is fully in control of its territories. Reality is the best medicine for delusions.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Taleexi   

Very childish indeed. Xaabsade is on their list and they see it no problem. Talk is good but as long as all stakeholders are not there then its fruition remains to be remote.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Somaliland is right, wada hadalku waa inuu noqdaa mid u dhaxeeya, labada dawladood ee midoobay 1960, ee Koonfur iyo Waqooyi maxaa Puntland meesha soo galiyay, dee waa faduul dheh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Caano_Geel;820802 wrote:
Somaliland is right, wada hadalku waa inuu noqdaa mid u dhaxeeya, labada dawladood ee midoobay 1960, ee Koonfur iyo Waqooyi maxaa Puntland meesha soo galiyay, dee waa faduul dheh.

:eek::(PL is the center of Somalia politics. so, live with it. :cool:

Share this post


Link to post
Share on other sites

ma ana waalen mise the two ministers have nothing do with puntland, even the Sland minister was saying the reason for the rejection was because the group had members from Somaliland, i.e. khaatumo.

 

Honestly, what could have possibly come about due to these talks.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The Sage;820809 wrote:
Center? More like the awkward third wheel that tries to tag along to things he has no business in dealing with

Garowe Principle I and II makes PL the center for Somali Politics.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

kingofkings;820814 wrote:
Garowe Principle I and II makes PL the center for Somali Politics.

He lives in a paranormal world where third wheels are center of attention.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this