Sign in to follow this  
Dr_Osman

Bosaso Roads The Best in Somalia. Not A Single Bump In Sight. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Magaalada ganacsiga Puntland ee Boosaaso oo laga Dareemaayo horomar xaga wadooyinka (Sawiro)

April 14, 2012 // Warar Somaali

 

Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari ayaa waxaa ka soconaya

mashruuc dib u habayn lagu sameeynayo wadooyinka waawayn ee dhexmara

xaafadaha magaalada Boosaaso.

 

Isku daygan ayaa waxaa kasoo shaqeeyay qaar ka mid ah ganacsatada iyo

siyaasiyiin caan ah oo kasoo jeeda gobolka Bari.

 

Guddi loogu magacdaray horumarinta magaalada Boosaaso ayaa waxaa ku

midaysan ganasacato, nabadoono, aqoonyahano iyo qaar ka mid ah

culimaa’udiinka magaalada Boosaaso, waxaana loo sameeyay inay ka

shaqeeyaan sidii bulshada loogu wacyi gelin lahaa ka qaybgalka

horumarinta magaalada Boosaaso.

 

Guddiga horumarinta magaalada Boosaaso ayaa tan iyo markii lagu

dhawaaqay waxaa ay wadeen howlo lagu horumarinayo magaalada Boosaaso,

wadada dheer ee laamiga magaalada ayaa waxaa ay ku guulaysteen inay ka

dayactiraan burburka wadada

laamiga ah.

 

Hadaba qaybtan waxaan idiinku soo gudbinaynaa qaybta koowaad ee

mashruuca dhismaha wadada.

 

11-e1334410766388.jpg

4-e1334410814490.jpg

5-e1334410865482.jpg

6-e1334410907830.jpg

9-e1334411171387.jpg

10-e1334411229431.jpg

3-e1334411464675.jpg

2-e1334411409735.jpg

7-e1334410967797.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

I think the days of saying Bosaso has lack of paved roads is going to be a thing of the past. Where-as it is going to be said today Bosaso has the best roads in Somalia. Look at the roads in other cities of somalia either their non-existant or even if they do exist are in terrible condition and bumpy all the way. But not in my Bosaso we are ahead of you

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

Waking up in the morning , getting ready having my shower at home, getting in the car drive out to the city to do business in bosaso

3-e1334411464675.jpg

 

An avg day for the Bosasan local

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

Peacedoon;818575 wrote:
Ottoman,

Mogadishu cannot be compared to Garowe and Bosaso.

Is like combaring New York to Uzbekistan's village road.

Mogadishu is known as the City of Corpses.

 

MogadishuSomalia.jpg

Mogadishu%20destruction2.jpg

Mogadishu%20destruction1.jpg

Muuqaalka-Isgoyska-Cali-Kamiin-oo-Bur-Bu

 

Garowe

un-building.jpg

rayan.jpg

garaw.jpg

32813145.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this