Sign in to follow this  
kingofkings

How Puntland handles terrorists

Recommended Posts

Boosaaso(APL ) : Maxkamadda Darajada kowaad ee Magaalada Boosaso ayaa maanta Xukuno kala duwan ku riday rag lagu soo eedeeyay in ay ka tirsanaayeen Ururka Al-shabaab oo ay Ciidamdu amaanka ku soo qabteen Howlgalo ay ka sameeyeen gudaha Puntland. 4-kamida raga ku eedaysan inay ka tirsanaayeen ururka Al-shabab ayaa waxaa lagu riday dil toogashaa kuwaas oo maxkamadu sheegtay inay ahaayeen dadka dilalka ka gaysan jiray deegaanada Puntland lana beegsan jiray haldoorka waxku-oolka ka ah bulshada dhexdeeda.

 

Dilka Toogashada raga lagu xukumay

 

• Axmed Mahdi Muuse

 

• Kayse axmed Aadan

 

• Muumin Max'ed Cawaale

 

• Tawakal Cumar Darfure

 

Gudoomiyha Maxkamadda Darajada kowaad ee Magaalada Boosaaso Sh. Adan Aw Axmed ayaa sheegay in raga dilka toogashadaa lagu xukumay ay racfaan ka qaadan karaan maxkada ayna fursadaa haystaan 3 kale oo kamid ahaa eedaysanayaasha ayaa lagu xukumay min 10 sano oo xarig Ah

 

• C-laahi C-raxman Max'ed

 

• Xasan Xasan C-raxman max'ed

 

• Max'ud C-raxman Max'ed

 

• C/risaaq Faarax Samater

 

oo kamid ahaa raga maxkamada manta la keenaya ayaa waxaa lagu riday xukun dhan 3 Sanno ah • Barkhad Cali Max'ud waxa ay Maxkamadu ku Xukuntay hal Sano oo Xariga. Max'ed Axmed Diiriye,Sakariye Max'ed Axmed kamidka ahaa dadka lasoo eedeeyay ayaa waxaa maxkamadooda dib loogu dhigay maalinta Arbacadaa waxaana laga codsaday laamaha amaanka iyo maxkamada in Waxaana Eheladii Marxuum Lagu Magacaabay Cismaan Qarawo inay inta ka horeysa malinta arbacdaa dacwadooda soo gudbiyaan.

 

Sh. Adan Aw Axmed gudoomiyaha Maxkamada darajada koowaad kowaad ee Magaalada Boosaaso ayaa sheegay inay jiraan kiisas la hayo kuwaas oo dhawaan maxkamada la horkeeni doono dad ku eedeeysan inay kamid ahaayeen ururka Al-shabab ee dagaalka dawladda Puntland kula Jirto.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

good job bosaso law enforcement, gather them up and send a firm message this is anti terror state, if you want that go to your al-qaeda go to your headquarters in hargeisa

Share this post


Link to post
Share on other sites

Why one year sentence for a alshabab member is nonsense ? if provided enough evidence that they belong to this sect simply Execute them all !!

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this