Sign in to follow this  
Saalax

Khaatumo Seeg anxious about talks between Somaliland government and government of Somalia

Recommended Posts

Saalax   

Dawladda Khaatumo oo War Saxaafadeed ka soo saartay wada hadaladda Dhexmaraya Jabhadda SNM iyo Xukuumadda Shiikh Shariif ( Akhri Nuqul)

 

 

Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Khaatumo ayaa ka hadashay wada hadaladda dhex maraya Jabhadda SNM iyo Xukuumadda Shiikh Shariif , Wasaaradda Arimaha Dibadda iyo Xidhiidhka Jaaliyadu waxa ay sheegtay sida Mowqifka kaga aadan Wada haladaas dawlad Gobaleedka Khaatumo

dhawaan ayaa la filayaa in wada hadalo aan la ogayn micnaha ay samaynayan ay London ku dhexmarayan shakhsiyaad ka kala socda Xukuumadda Shiikh Shariif iyo Jabhadda SNM-ta, waxaana shaki badan ka jiraa qaabka wada hadalku u furmayo iyo cidda wada hadlaysaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Jabhada snm ayagana waa mamul gobleedka khatumo: in reality they are jabahada ssc headed by the finance minister miss shak yaa as8 saado cali and then you have Somaliland a state that existed before somalia. These people live in narnia ville.i was laughing my as8 off when their so called president ran away from duleedka las caod and his car taken by somaliland soldiers. Even when they lose they deny it by saying we took villagers prisoners. Hahaha dadkan wa riwayad.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this