Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Puntland:Qardho Community reject farooles Dictatorship

Recommended Posts

Qardho: Waxgaradka Beelaha Qardho Oo Kasoo Horjeestey Xil Kororsiga Xukuumadda Faroole [sawiro

 

Kulan balaaran oo ay waxgaradka beelaha Qardho beryihii u danbeeyey ku lahaayeen magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar ayaa maanta soo gaba gaboobey.

 

Kulankan oo ay ka qayb galeen in badan oo kamid ah waxgaradka, Nabadoonada, Siyaasiyiinta iyo Culimaa’uddiinka beelahaas ayaa gaba gabadiisii laga soo saaray bayaan dhinacyado badan taabanaya.

 

Bayaankaas oo ay ku saxiixan yihiin dhamaan waxgaradkii shirkaas ka qayb galay ayaa lagu sheegay in beelaha Qardho ay si mideysan uga soo horjeedaan in xukuumadda hadda jirtaa ay xilka muddo sanad ah ku kororsato.

 

Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin.

 

Dastuurka cusub ee Puntland ee dhowaan aftida loo qaadayo ayaa Bayaankaas lagu sheegay in dhamaan waxgaradka iyo nabadoonada shirkaas ka qayb galay ay si aad ah ugu qanacsan yihiin islamarkaana ay usoo dhoweynayaan.

 

Waxaana ugu danbeyntii Bayaankaas oo ku socdey dhinacyo badan oo ay kamid yihiin Baarlamaanka Puntland, Golaha Xukuumadda, UNPOS iyo Ismada Puntland lagu sheegay inay lagama maarmaan tahay in laga feejignaado talaabo walba oo dhib horseedi karta.

 

Bayaanka shirkaas laga soo saaray Horseed Media isaga oo original ah saacadaha soo socda ayey idiin soo gudbin doontaa.

Share this post


Link to post
Share on other sites

General Samatar is organizing his people against the one clan dictatorship sitting in garowe he was right when he said we will never accept another year from faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites

b-boy;817214 wrote:
Poor xaaji 2012 have been a bad year for his triangle so he turns to posting negative news on Puntland;)

This is not about the Xaaji this is about farooles dictatorship Faroole oo sanad ku darsaday iyo reer qardho oo diiday cagajugleynta Faroole.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Xaaji Xunjuf;817220 wrote:
Talaabadaas ayaa sidoo kale bayaanka lagu xusay in hadii madaxweyne Faroole uu qaado ay noqonayso mid aan bulshada Puntland u cuntami karin islamarkaana ay tahay khalad aan sinaba loo qaadan karin.

xx forget about PL, worry about the things your government failed to inform you like working with the somali government in mogadishu in order to interact with world body. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

War odayaashan reer baadiye ninkii maalintaas qadada u qaado bay bayaan suulka ugu sixiixaan. Samatar waa ka daranyahay Faroole, waa nin security mentality iyo PIS ku shaqeeya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

i don't know what you are on about working with the Somali government? what the hell is that, the international community told Somaliland and Somalia to discuss their future relations we don't mind that as long as it is done in a foreign country and the international community mediates between the two countries. Any way lets not change the subject what do you think about the 1 years extension of Faroole?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Qardho's rejection is nothing. Wait till Mudug boys reject Faroole. So far they have been silent here on SoL, but my Mudug friends are boiling of anger.

Share this post


Link to post
Share on other sites
b-boy   

^^

Mudug supports the adminstration;)

funny though how 2 from the triangle are educating us on Bari and Mudug looooooooool

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this