Sign in to follow this  
AYOUB

Imaamnimada Shariif iyo Allaahu akbarta Mahiga

Recommended Posts

AYOUB   

Sida ku cad sawir laga soo qaaday Janaasadii lagu dukanayey madaxweyne C/laahi Yuusuf, waxaa salaadda bixiyey madaxweyne Shariif, oo isagu sida dhaqanka u ah doonaya inuu wax walba safka hore uga jiro, Jabhadnimo sida C/laahi Yuusuf, Jananimo sida Indhacadde, Profnimo sida Gaandi.

 

Safka xigay madaxweyne Shariif, waliba ku aadanaa dhabarkiisa, waxaa taagnaa Mahige, oo sida sawirka ku cad gacanta bidixi u korraysay, taa oo ah xeer ka baxsan salaadda ay fartay diintu, haddaba, su’aasha ayaa ah: Mahiga ma Muslimaa mise ma ahan? Ani ahaan waxba iigama xirna, hubaal inaysan dad badanna waxba uga xirnayn, balse, dhaqan ahaan iyo diin ahaanba ma suuragalbaa in Janaaso Muslin uu safka hor ka taagnaado nimaan Muslin ahayn?! Waliba aan si qumman isu qaabin, aqriste bal liilkan hoose daawa.

 

Video > http://blip.tv/somaliswiss/mahiga-miyuu-muslimay-6049869

 

Full article > http://www.qaranimo.com/2012/mar/Imaamnimada_Shariif_iyo_Allaahu_akbarta_Mahiga_mar_28_2012.htm

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this