Sign in to follow this  
xiinfaniin

Khatumo The Game Changer, Siilaanyo the Wise King with Foolish Soldiers

Recommended Posts

Carafaat;814709 wrote:
. But why did Abdiwali and Faroole oppose when President Shariif supported Khatuma?

.

Xiin, you skip answering this , would you try?

 

I welcome YOur support to khatumo state of somalia.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^ I am not aware that Abdiwali opposes Khaatumo. as for Faroole, its understandable: He wants to, whats that expression, have his cake and eat it too. He was not willing to spend resources in liberating LA but also must pay lip service to Puntlands territorial integrity. Khaatumo as a lot on its hands now but there will a time later to formally dissolve SSCs membership.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

xiinfaniin;815030 wrote:
Liibaan, the only hope separatist leadership has to hold onto Khatumo lands is Xaabsade and Mahad Canbaashe
:D

 

Xiin, the only hope Clan-Secessionist Faction has to hold onto KhaatumoLand is SL/SNM clan-militia. Marka Ciidamada Khaatumo xoreeyaan Dhulka Khaatumo, Somalidiidku horgalayaashooda waa ka xeesanyaan.

 

Xaabsade and Canbaashe are only 2 individuals, 99.99% of SSC/Khaatumo People support Khaatumo State and United Somalia.

 

 

Xaabsade himself, admit that he is alone in Hargeisa, and he has zero support from his Khaatumo People.

 

________________________________________________

 

images?q=tbn:ANd9GcQ2XRb8UF083wdh7jfHSS7

 

 

HorGale Xaabsade "Beeshii Aan Ka Imid Way Idinka Maqantahay.. Anigaa Idinkala Jooga" (Maqal)-

 

 

 

 

 

 

London,(Lasanod Online)- Wasiirka Warfaafinta maamulka Hargeysa, Axmed Cabdi Xaabsade oo Khudbad ka jeediyey xaflad ka dhacday London.

 

oo ay qabsadeen Jaaliyadda Somaliland, ayuu markii ugu horeysay si runi ku jirto kaga hadlay..

 

Axmed Xaabsade ayaa xafladaas ka qiray in beeshiisu ka maqantahay maamulka Hargeysa, Sidii losoo celin lahaana laga taliyo.

 

Su'aashu waxay tahay Xaabsade ma haduu ogaaday inuu keli ku yahay Hargeysa.

 

 

 

Horgale Xaabsade oo Qiray In Beesha Khaatumo/ SSC Ka Maqantahay Maamulka Beesha Somaliland

 

Halkan Ka Dhegayso

 

 

http://radioxogwaran.com/2012/02/26/dhagayos-xaabsade-oo-qiray-in-beesha-***********-ka-maqantahay-maamulka-somaliland/

 

http://radioxogwaran.com/

 

 

 

 

 

 

Source: Xogwaran

 

_____________________________________________________________-

 

 

After The Foundation Of Khaatumo State: Xaabsade Is Feeling The Heat

 

 

Xaabsade Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland

 

 

Hargeysa(RBC):-Wasiirkii hor ee Wasaaradda Warfaafinta iyo Wecyigelinta Somaliland Axmed Cabdi Xaasbsade, oo hadda ah Wasiirka hawlaha guud, guryeynta iyo gaadiidka Somaliland, Ayaa Markii Ugu Horreeysay Farta Ku Fiiqay Waxyaabaha Ay Beelaha Gobolada Sool Sanaag iyo Cayn Ku Diiddan Yihiin Inay Ka Mid Noqdaan Maamulka Somaliland.

 

Axmed Cabdi Xaabsade oo ka mid ahaa Masuuliyiin Madaxweynaha Somaliland isku-shaandhayn ku sameeyey Arbacadii hore, waxa uu ku baaqay dadka aan Ururkii SNM ku abtirsan ee ka soo jeeda qaar ka tirsan Beelaha hadda Somalialnd wada dega lagu daro manhanka waxbarashada Somaliland.

 

Axmed Cabdi Xaabsade oo maanta hadal ka jeediyey Xaflad uu xilka kaga tirsaday Wasiirka cusub ee Warfaafinta Cabdi Yuusuf Ducaale (Boobe) oo lagu qabtay xarunta Wasaaradda, Ayaa Ka Hadlay Arrimo Badan oo Ay ka Mid Yihiin Sida Beesha uu Ka Soo Jeedaa Aanay Uga Dhex Muuqan Dawladda Somaliland.

 

 

“Waxaan taabanayaa waxa halkan lagaga hadlayay SNM iyo dadkii soo shaqeeyay. Manhajkeena waxbarashadda ayaa lagu daray SNM, wiilashii aan SNM ahayn ee aan ku abtirsan ee iyaba mujaahidiin lahaa haddii aan lagu darin manhajka Wax La Wadaagi Maayo. Waa In Daraawiishtii Lagu Soo Daraa. Waa In Lagu Soo Daraa Raggii Gaalladda Inaga Celiyay ee Diinta u Dagaalamay ee labaatankii aynu soo dagaalanay in leeg dagaalamay ha lagu darro manhajka oo wasaaradda waxbarashadda ha loo sheego. Wasiirka warfaafintuna ha sii fidiyo.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirkii hore ee Warfaafinta Somaliland Md. Xaabsade.

 

Axmed Xaabsade wuxuu sheegay in Beeshiisii Ay Siyaasad ahaan Diiddan Yihiin Somaliland isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi; “Reer Tolkay way Innaga Maqan Yihiin oo Way Inna Diiddan Yihiin. Siyaasad ahaan Ayay Innoo Diiddan Yihiin Si Kale Innooma Diiddana. Hadh galayna halkan (Hargeysa) ayay ka tageen waxa lagu yidhi orda oo iska taga. Dadkii markaa arrintaasi go’aamiyay maanta cidi kama joogto. Laakiin waxa xukunkii haya raggii diidanaa arrintaasi.”

 

“Waxaan leeyahay sidii dadkaasi lagu soo celin lahaa iyo wixii lagu muunayn lahaa hala baadi doono oo dawladdu ha doonto oo ha u fadhiisato oo dagaal sokeeye ninna waxba tari maayee la wada hadlo. Waxaan Tolkay u sheegayaa inaanay beeli waxba tarayn.”ayuu yidhi Md. Xaabsade.

 

RBC Radio

 

Xafiiska wararka ee Hargeysa.

 

 

 

 

_______________________

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

The Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo State Movement) Dr. Ali Essa Abdi is a Renowned International Economic Expert & 30 year IMF Veteran

Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka/ Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video)

 

 

 

 

Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv.

 

 

 

caliciise3.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Khaatumo Army has 2 huge military bases near Las Anod, Kalabaydh base 30km south of Las Anod, and Gambadhe base 30 East of Las Anod.

 

DSC08574-1024x768.jpg

President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod

 

DSC08548.jpg

President Karaash visiting Kalabaydh Military base near Las Anod

 

 

 

DSC07633.jpg

Blue Flag of Somalia Flying proudly over Kalabaydh, 30 KM South of Las Anod, Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this