Sign in to follow this  
kingofkings

Prime Minister survives Assassination

Recommended Posts

Dr.Gaas oo Muqdisho qarax lagula beegsadey goor dhaweyd

 

Qarax ayaa goor dhow ka dhacey tiyaatarka qaranka Muqdisho xili uu khudbad ka jeedinayey raysal wasaaraha dalka Dr.Cabdiweli Maxamed Cali oo uga qaybgalayey munaasabada sanadguurada koowad ee kazoo wareegtey dib u kicintii telefishinka SNTV.

 

Ilaa iyo hadda ma jiraan warar lagu kalsoonyahay oo si dhab ah u qeexaya tirade khasaarhu gaarsiisanyahay balse waxa la sheegey inay jiraan dhaawacyo fudud oo soo gaarey qaar kamida wasiirada DF Somalia ,wariyaasha warbaahinta qaranka iyo weliba qaar kamid ah martisharafta kale.

 

Sida la sheegey haweeney ayaa qaraxa fulisey taasi oo dooneysey inay isku qarxisey Dr.Cabdiweli inakastoo ay ka celiyeen ilaaladiisa gaarka ah.

 

Alaha u naxariistee waxa warar horudhac sheegayaan in uu ku geeriyoodey isla goobta gudoomiyihii xiriirka kubada cagta Soomaliyeed Siciid Mugaanbe ,waxana bad qaba wasiirka koowaad ee DF Somalia Dr.Gaas oo lala beegsadey qaraxan.

 

Magaalada Muqdisho ayaa amaankeda lagu kalsoonaa waayadan danbe iyadoona madaxdu kormeero sameyn jiren xitaa xiliyada habeenka waxana ilaa iyo hadda cidi sheega masuuliyada qaraxan maanta ka dhacey Muqdisho.

 

Akhyaarta ku xiran Garowe Online warkan oo faahfaahsan ayaa ka daalacan donaan goor dhow hadii eebe idmo.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Alhamdulillah. PM Dr. Gaas is in good health. unfortunately, the brainwashed young lady killed several innocent people including herself. AUN to the deceased.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay gudaha xarunta Tiyaartarka qaranka ee magaalada Muqdisho.

 

Qaraxa oo warar hordhac ahi ay sheegayaan in uu fuliyey qof isa soo miidaamiyey ayaa geystey khasaare badan.

 

Goobta uu qaraxu ka dhacay oo ay ka socotey xaflad loo sameeyey sanad guurada asaaskii TV-ga qaranka ayaa waxaa ku suganaa Ra’iisul wasaaraha DKG Cabdiweli Maxamed Cali iyo mas’uuliyiin kale.

 

Ilaa iyo hadda dhimashada 2-qof ayaa Horseed Media loo xaqiijiyey, waxayna wararku intaas ku darayaan in qaraxaas ay fulisey haweeney isa soo miidaamisey inkastoo aan si cad arintaas loo xaqiijin karin .

 

Ra’iisul wasaaraha oo qaraxaas aysan waxyeelo kasoo gaarin ayaa durbadiiba goobta laga saaray, waxaana jira dad badan oo qaraxaas ku dhaawacmay iyadoo qaar kamid ahna ay xaaladoodu halis tahay.

 

Faahin ku saabsan qaraxaas ka filo Horseed Media saacadaha soo fool leh.

Share this post


Link to post
Share on other sites

The PM is counting his blessing caawa, waayo, the suicide bomber was inches away from attempting to access the front row in an attempt to get closer to the area where the PM stood. At the time, he was delivering a speech, and few other cabinet members stood by his side.

I'm thankful today because two of my family members escaped with their life with very little injury...but my heart goes out to the family of the deceased.

 

 

Seconds before the explosion, the would be bomber, who is described to be a female attempted to move from where she previously sat and made it as far as the second row before she was stopped by security. The reports indicate that the member of the security team blocked the would be bomber's access. Words were exchanged and at which point a female police officer came forward and before everyone knew, the would be bomber denoted the bomb.

 

Earlier in the day, eyewitnesses recalled seeing the would be bomber as her mutilated body just lay dead in the cold grown. Some of the eyewitnesses described her to be very young. This does show that she was not wearing niqab but was wearing Jalaabib. There are reports that indicate the security team denied access to the would be bomber in three separate occasions. But for whatever reason, she was allowed entry. Just how much of this cowardly act was in fact coordinated and who was the person on the inside that allowed this woman to enter the event without proper body search?

 

When will we outlaw those hideous garments masquerading as proper attire. It wasn't that long ago when I predicted this day would come, where women would be used as a weapon of war. When those so called shabaab infidels are not violating a woman's body(in the case of incest, rape), they are surely destroying them by strapping them with a bomb vest.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Samsung   

AUN to all the victims.

 

This was way to close of a call to take out the Prime Minister.The security of the Somali Government has failed. All the security officials at the checks points and at the gate needed to be fired asap. I personally believe Al Shabaab supporters have taken TFG security jobs.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Dad badan ayaa dhintay oo shacab soomaaliyeed ah oo gardarro lagu laayey, the PM and his survival should not be the focus at this time.

 

Let us pray for the innocent people who lost their lives. I'm praying for the injured to get a quick recovery.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this