Sign in to follow this  
Liibaan

MadaxWeyne Sh.Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State

Recommended Posts

Liibaan   

images?q=tbn:ANd9GcQ16p1Vf7uoRWeQj9nlX2d

 

MadaxWeyne Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkii Diiday Aqoonsigii MamulGoboleedka Khaatumo State Of Somalia

 

AKHRI WAR SAXAAFADEED

 

Halkaan ka akhri

 

Madaxweynaha dowlada KMG Soomaaliya ayaa gabi ahaanba xilkii ka qaaday wasiirkii Beeraha Xanaanada xoolaha Dhirta iyo daaqa ahaana Raysal wasaare ku xigeen.

 

Warsaxaafadeed ka soo baxay xafiiska madaxweynaha ayaa waxaa lagu shaaciyay xil ka qaadistaan waxaana warkaasi uu u qornaa sida tan.

 

Warsaxaafadeed

 

Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah.

 

Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo).

 

Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa

 

Asagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin.

 

Wuxuu Soo Saarayaa Xeerkan:-

 

Qodobka 1aad

 

Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.

 

Qodobka Labaad

 

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dowladda

 

 

 

 

wasiirka-beeraha.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Source: Waaheen.com ( Somalidiid/Somaliland Website)

http://waaheen.com/?p=33260

 

 

Labada Wasiirba Waxay Ka Soo Jeedaan Beesha Dhexe ee Somaliland/snm

 

MadaxWeynaha Soomaaliya Sheikh Shariif oo Xilkii Ka Qaaday Wasiirkiisii Beeraha ee Ka Horyimi Taageeradii Dowlada Federaalka Soomaaliya u Fidisay Khaatumo State, Iyo Wasiirkii Gaashaandhiga oo Ku Daba Jira

 

 

 

 

Muqdisho(Waaheen) Sh Shariif Sh Axmed ayaa xilkii ka qaaday wasiirkiisii Beeraha Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Maxamed Maxamud X Ibraahim.

 

Sh Shariif Digreetadiisa Xilka qaadista ah ee uu xilka kaga qaaday wasiirku waxay u dhignayd:-

 

Markuu arkay:- Qodobka 44aad,xubintiisa 3aad ee Axdiga kumeel gaarka ah.

 

Markuu arkay:- Qodobka 2aad sharci lam.14 ee 3di juun 1962kii iyo wax ka baddalkii ka danbeeyey ee Nidaamka Dowladda (Ordinamento del Governo).

 

Markuu tixgeliyey:- Soo jeedintii Ra’isulwasaaraha, Sumad XRW/412/03/2012 kuna taariikheysan 20ka Maarso 2012ka oo ku saabsan xil gudasho la’aanta Wasiirka Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa

 

Isagoo Aqoonsaday:- in ay waajib tahay in shaqada Qaran loo guto si hufnaan,Amaano iyo karti ku dheehanyihiin.

 

Wuxuu Soo saarayaa Xeerkan:-

 

Qodobka 1aad

 

Waxaa xilkii Wasiirnimo ee uu hayey laga qaaday: Mudane Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim oo ahaa Wasiirkii Wasaaradda Beeraha,Xannaanada Xoolaha,Dhirta iyo Daaqa.

 

Qodobka Labaad

 

Xeerkan wuxuu dhaqan galayaa isla marka uu saxiixo Madaxweynaha, waxaana lagu soo saarayaa faafinta Rasmiga ah ee Dawladda.

 

Digreetada Madaxweyne Shariif laguma sheegin danbiga uu galay Wasiirka Beeruhu ee uu ku mutaystay Xilka qaadistan, hase yeeshee sida ay wararku sheegayaan waxay ka dhalatay khilaafkii madaxda Somaliya ku dhex maray taageeradii uu sh Shariif taageeray Maleeshiyada Khaatumo taasoo ay ka soo horjeesteen labada Wasiir ee Beesha ***** ugaga jira Dawladiisa.

 

Xuseen Carab Ciise oo ah wasiirka Gaashaandhiga ayaa isna la filayaa in xilka laga qaado maadaama uu ka horyimi mawqifka Sh Shariif ee ah Somaliland in loo qaybiyo Beelo si ay fursad ugu helaab Maamulkoodu.

 

Si kasta ha ahaatee Eriga Xubnahan ayaa faaíido u soo kordhinaya Somaliland, waxaanay noqonaysaa “ninkii qayrkii loo xiirayoow Soo qoyso adiguna”

 

 

wasiir.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;812263 wrote:
Ninkaan goormuu noqday Reer Waqooyi? Last I knew Reer Diinsoor ayuu ahaa.

According to Waaheen.com (Somaliland Website), the former minister of Agriculture is from NorthWest Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abdul;812274 wrote:
Liibaan,this guy is not from northwest Somalia.

Abdul, I know the guy is NOT from NorthWest Somalia, but Somaliland websites like Waaheen are claiming he is from Somaliland/NorthWest. I guess the Clan-Secessionists are really desperate.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abdul   

'Liibaan';812288 wrote:
Abdul, I know the guy is NOT from NorthWest Somalia, but Somaliland websites like Waaheen are claiming he is from Somaliland/NorthWest. I guess the Clan-Secessionists are really desperate.

Agree,they are desperate and it will only get worse for them.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

RBD Radio

 

SOMALIA: President Sharif Fires Minister For Alleging Irresponsibility And Negligence Of Office

 

Sat, 03/31/2012

 

Mohamed Mohamud Haji Ibrahim

 

Mogadishu (RBC) A presidential decree which dated March 28th 2012 has stated that the interim president of Somalia Sharif Sheikh Ahmed has fired the Minister of Agricultural, animal veterinary and Forestry Mohamed Mohamud Haji Ibrahim who was also the deputy prime minister, RBC Radio reports.

The decree which had the number 086 said “After having seen the article 44 of the transitional federal constitution and having consulted with the prime minister and also recognized the need for conducting the national service as honestly, trustfulness and transparency, the president of the transitional government of Somalia had issued that Mohamed Mohamud Haji Ibrahim was fired from his post as the Minister of Agricultural, animal veterinary and Forestry.”

 

The presidential decree only stated that the cause of sacking the minister was “irresponsibility and negligence of office” but local sources close to the prime minister’s office claim that there were growing allegations against the fired minister on the new born Khatumo state.

Contradicting letters in office

 

In March 5th Mr Ibrahim, former Somali diaspora from UK issued an official letter with his signature which suspended TFG’s support to Khatumo state but in contradictory again he wrote another letter which dated on March 10th and fully recognized Khatumo state.

Rumors on the ground say that the minister had been paid with bribes by unmentioned people to oppose the new Khatumo state which faces bigger hostility from its neighbors of Puntland and Somaliland.

 

 

RBC Radio

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this