Sign in to follow this  
Liibaan

Wufuud Balaadhan oo Ka Socda Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo Soo Gaadhay Nairobi

Recommended Posts

Liibaan   

Wafuudii Maamulka Goboleedka Khaatumo State oo Lagu Soo Dhoweeyay Safaarada Somalia ee Dalka Kenya, Wafdiga Ayaa Kulan Laqaatay MasuuliInta Safaarada ee Safiirka Somalia uu Horkacayo

 

http://www.AllBuuhoodle.com

 

wafdiga ka socdey maamulka khaatumo state ayaa kulan laqaatay masuulinta safaarada soomaalida ee ayku leedahay magaalada Nairobi,iyo xubno ka tirsan ergada safaradaha dalka kenya.

 

Wafdigan oo uu horkacayo garaadka guud ee khaatumo iyo madaxweyne cabdi nuur bindhe (xaaje) ayaa waxa aykala hadleen masuulinta safaarada soomaliya ku leedahay dalka kenya xirirka iyo wada shaqayn dhex marta,wafdigani ayaa waxa uu baryahani ku sugnaa magaaladda Nairobi.

 

Garaad jaamac garaad cali oo kamid ah xub naha golaha dhaqanka ayaa shegay inay ka wada hadleen safaaradda iyo masuulinta dowladda ee kusugan halkani sidii xirir wada shaqayn oo toosa u dhex marilahayeen, waxayna kala qateen warqadaha heshiiska iyo sda aymuhimka u tahay xirirka maamul ka khaatumo iyo safaarada soomalida kenya.

 

Wafdigani oo lagu wado inay socdalka ay kujoogan kenya kaga soosaaran warsaxaafaded ayaa waxa aysidoo kale kulamo wadaqateen jaaliyadda Reer khaatumo ee kenya, madaxda,culima’udin ka,iyo bulshada rayid ka ah waxana aykala hadleen waxqabadka iyo talaabada muhim ka ah ee ayqaadi doonaan.

 

Wafdigani oo uu kamid yahay wasiirka jaaliyadaha maamul goboleedka soomaliya ee khaatumo ayaa waxa ajandaha ugu weyn kamid ah sida aysheegeen inay bulshada Reer khaatumo inay kala hadlaan horu marinta deegaanada maamul ka.

 

Mohamed Abdulahi khalif(shine)

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Madaxwayne KuXigeenka Khaatumo State Of Somalia Mudane Biindhe, Garaadka Guud ee Khaatumo State, Madaxda Khaatumo, Iyo Issimada Khaatumo State Ayaa Ka Hadlay Duulanka Gardarada ee Soo Qaadeen Maleshiya Somaliland

 

 

kulan wareed saxafada loogu talagay oo caawa fiidkii ay siwada jir ah ugu qabteen hoyga ay ka degan yihiin magaalada Nairobi Madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje iyo Garaadka guud ee khaatumo Garaad Jaamac Gaard Cali, oo ay garbo fadhiyeen intabadan isimo kale ee Golaha dhaqanka Maamulka khaatumo, ayaa jawaab kulul kabixiyay Baaqii uu siilaanyo Shalay BBC da kajeediyay.

 

 

Halkan Ka Dhageyso:

 

http://www.sscradio.com/playaudio.php?id=170

 

 

garaadka-guud.jpg

DSC08003.jpg

DSC08017.jpg

DSC08072.jpg

DSC08068.jpg

DSC08065.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

 

Jaaliyadda Nairobi Oo Qado Sharaf U Samaysay Wafuuda Maamul-Goboleedka Khaatumo State

 

Waxaa maanta hotel Hamdi ee magaalada Nairobi ka dhacay xaflad qado sharaf ah oo ay soo agaasimeen ganacsatada,reer khaatumo ah ee ku dhaqan magaalada Nairobi,Waxaana maanta munaasimada ka soo qayb galay golaha sare dhaqan khaatumo iyo madaxtooyada oo uu horkacayo madaxwayne C/uur Cilmi Qaaje, ganacsato iyo madax kale .

Kulan oo intiisa badan ahaa is wacyi gelin iyo baaraarujin ayaa waxaa madasha laga soo jeediyey hadalo koo kooban oo qiimo badan Ugu horayntii ayaa kulanka waxaa furay Garaad Suleebaan Burraale Aw-Aadan oo ka warbixiyey wacyiga ka jira guadaha dalka, isagoo ganasatada u sheeagay inay ka qayb qaataadaan horumarinta kaabayaasha dhaqaale ee deegaankooda.

Sidoo kale waxaa hadlay Madaxwaynihii hore Puntland Maxamed Cabdi Xaashi oo u mahad celiyey jaaliyada reer Nairobi sida sharafta badan oo ay u soo dhaweeyeen golayaasha kala duwa ee khaatumo state intii ay ku sugnaayeen magaalada Nairobi.

Intaa ka dib madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje ayaa hadalka qaatay waxaaana uu u dheeraaday marxalada guud ee ka jirta deegaanada khaatumo state dhinacyada amaanka, waxbarshada, dhaqaalaha, iyo weliba dhamaan adeegyada bulshada. madaxwaynaha ayaa ka dhawaajiyey in loo baahan yahay in laga wada qayb qaato dhismaha adeegyada bulshada deegaanada khaatumo, isagoo ganacsatada iyo jaaliyadaha ku booriyey inay dib ugu soo taabtaan oo maalgeliyaana deegaanadooda ka maamul ahaana ay gacan siindoonaaan.

Waxaana ugu danbaytii munaasibada soo xidhay Garaad jaamac Garaad Cali oo duco ku soo afmeeray xafladan, ganacsatadii qadada oo qabanqaabiyeyna ilaahay uga rajareeyey in wax khayr qaba ka siiyo, mahad balaadhana u celiyey dhamaan jaaliyada reer Nairoi oo uu sheegay inay tahay jaaliyad door firfircoon kagaga jirta taaba gelinta maamulka Khaatumo.

 

 

 

DSC08064.jpg

DSC08032.jpg

DSC08048.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

" frameborder="0" allowfullscreen>

 

Kulankii Wafuuda Khaatumo State Iyo Safaarada Norway & Hay'da NPA - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

a23-1024x724.jpg

 

 

Wasiirka Xidhiidhka caalamiga ah Ee Khaatumo State Of Somalia Oo waraysi siiyay Radio salama+Dhegayso…

 

 

Wasiirka ayaa ka warbixiyay dhibaatada iyo tacadiga lagu hayo shacbiga deeegaanada khaatumo state of Somalia isagoona sheegay in maamulka khaatumo uu diyaar u tahay nabada balse nabada la helayo marka ay maamulka SNMta ay ka baxaan deegaanada khaatumo State of somaliya .

Sidoo kale Radio salaama ayaa soo qaatay hadalkii suldaanka guud ee beelaha ***** Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo sheegay in siilaanyo ciidamadiisa kala baxo deegaanada khaatumo laguna wada noolaado nabad iyo darisnimo sheegayna in uu taageersanyahay maamulka khaatumo state .

 

Halkan Ka Dhageyso Wasiirka:

 

http://www.realtaleex.com/2012/04/05/wasiirka-xidhiidhka-caalamiga-ah-ee-khaatumo-state-of-somalia-oo-waraysi-siiyay-radio-salamadhegayso/

 

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Renowned International Economic Expert & 30 year IMF Veteran Dr. Ali Essa Abdi is the Chairman of the Supreme Council of Khaatumo State ( Better known as the Spiritual Leader of Khaatumo Movement).

 

Gudoomiyihii Gudiga Abaabulka/ Qabanqaabada ShirWeynihii Taariikhiga Khaatumo II ee Taleex Iyo Gudoomiyaha Golaha Sare ee Maamulka Khaatumo State Dr. Cali Ciise Abdi Oo waraysi Siiyay Rooyal TV (Daawo Video)

 

 

 

 

Agaasimaha Guud ee Macadka Tabarada Dhaqaalaha iyo Siyaasada Ee Bariga Afrika Dr-Cali Ciise Cabdi Oo Safar Shaqo kuyimid Magaalada Nairobi Ayaa Waraysi Dheer Oo Dhinacyo Badan Taabanaya Siyay Royal Tv.

 

 

 

caliciise3.jpg

 

 

" frameborder="0" allowfullscreen>

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this