Sign in to follow this  
Liibaan

Wufuud Balaadhan oo Ka Socda Maamul Goboleedka Khaatumo State Of Somalia oo Soo Gaadhay Nairobi

Recommended Posts

Liibaan   

Wafdigii Khaatumo State Oo Soo Gaadhay Nairobi-(Sawiro)-

Lasanod Online. Tuesday, March 27, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Wafdi ballaadhan oo uu hogaaminayo madaxweynaha Khaatumo State, Cabdinuur Cilmi Qaaje(Biindhe) oo ay weheliyaan wasiiro..

 

iyo golaha sare ee dhaqanka ayaa caawa fiidkii soo gaadhay magaalada Nairobi ee caasimada wadanka Kenya.

 

Weftigan oo modooyinkii u danbeeyey ku sugnaa magaalada muqdisho ee caasimada dalka soomaaliya ayaa waxay ka koobnaayeen golaha dhaqanka iyo kan madaxtooyada Khaatumo, waxaana ka mid ahaa Garaad Jaamac Garaad Cali , Garaad C/salaam Xasan Maxamed,Garaad Maxamuud Cismaan Mashqare, Garaad Saleebaan Buraalle, Ugaas C/laahi Ciise iyo Ugaas Faarax Dheere .

 

Golaha xukuumada ayaa waxaa ka mid ahaa madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje {biindhe} , Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo jaaliyadaha Xuseen Saleebaan Dhego wayne ,Dr: C/kariim Xasan Jaamac oo ka mid ah guddiga G10 iyo xubno kale oo ka tirsan jaaliyada Khaatumo state.

 

Waxaa wufuuda garoonka diyaaradaha ee jomma-kenyatta interational airport kusoo dhaweeyey madax ka socota safaarada soomaaliya ee dalka kenya, jaaliyada balaadhan ee kasoo jeeda deegaanada khaatumo state of somalia iyo weliba soomaalida ku dhaqan caasimada Kenya ee Nairobi.

 

Waxaana boqolaalkii dadwaynaha ahaa ee soo dhawaynayey ku lebisnaayeen maryo lagu xardhay magaca khaatumo iyo calan buluugan ee soomaaliya.

 

Madaxwayne Biindhe ayaa ka mahadceliyey madaxda qaran Soomaaliya iyo shacab waynaha soomaaliyeed sidii sharafta badnayd ee ay u maamuuseen intay ku sugnaayeen magaalada Muqdisho.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07838.jpg

DSC07830.jpg

DSC07827.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07824.jpg

DSC07823.jpg

DSC07822.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07808.jpg

DSC07811.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07807.jpg

DSC07799.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

DSC07758.jpg

DSC07754.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07750.jpg

DSC07730.jpg

DSC07708.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC07695.jpg

DSC07693.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07670.jpg

DSC07635.jpg

DSC07627.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC07619.jpg

DSC07590.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07570.jpg

DSC07568.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafti Culus oo Ka Socda Maamulka Khaatumo State uu Hogaaminayo MadaxWeyne AbduNuur Biindhe oo Nairobi Lagu Soo Dhaweeyey+SAWIRO+COD

 

 

Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweynaha maamulka Khaatumo State Mudane C.nuur Cilmi Qaanje*Biindhe* ayaa si heer qaran ah loogu soo dhaweeyey magaalada Nayroobi ee Caasimadda Dalka Kenya, waftiga oo ka koobnaa ku dhawaad 14 xunood, ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa Golaha sare ee dhaqanka ee Maamulka Khaatumo State Of somalia Waxaana Horkacayey Garaadka Garad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac, waxaa sidoo kale wufuuda ka mid ahaa wasiirkii hore ee Warfaafinta, Boostaha iyo Isgaadhsiinta ee Dowlada Ku meelgaadhka ee Soomaaliya Xukumadii Dr Farmaajo Dr” Abdulkareem Hassan Jaamac, Wasiirka xidhiidhka caalamiga ah iyo Jaaliyadaha ee Khaatumo Pro: Xuseen Saleebaan Dhegoweyne iyo xubno kale oo ka tirsan wufuudii ku sugnayd magaalada Muqdisho.

 

Waftigan oo ay soo dhaweeyeen boqollaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo State ayaa waxaa markii ay soo gaadheen Garoonka Dayuuradaha ee Jomo Kenyatta International Airport , halka mar is qabsaday sacab iyo sawaxan ay weheliyaan ciyaaraha hidaha iyo dhaqanka SOomaaliyeed, halkaasoo ay ku sugnaayeen Barbaarta gaashaman ee Khaatumo State ee isugu jira Wiilal iyo Gabdho ku jeeni qeernaa calanka Soomaaliya ee Buluuga ah oo shacabka reer Khaatumo ay si wayn u qadariyaan haatana Astaan u ah Dowlad Goboleedka Soomaaliyeed ee Khaatumo State of somalia.

 

Madaxweynaha Khaatumo State , Oo shir jaraa’id oo kooban u qabtay warbaahinta Soomaaliyeed, ayaa ugu horeyn mahadnaq balaadhan u jeediyey shacabka Soomaaliyeed iyo kan Khaatumo, wuxuuna sheegay in dhamaan hawlihii ay ka soo qabteen Muqdisho ay ku soo Idlaadeen Guul , isla markaana dhawaan ay ku talaabsan doonaan hawlo kuwaas ka culus, wuxuuna sheegay in bacda nasashadooda ay warbaahinta siin doonaan warar dheeraad ah.

 

HALKAN RIIX OO DHAGAYSO HADALKII MADAXWAYNE BIINDHE EE SOO DHAWAYNTA

 

Maxamed Cismaan C/nuur

Xaquuqda Sawirada Horufadhi.

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08070.jpg

DSC08080.jpg

DSC07932.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08092.jpg

DSC08003.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07995.jpg

DSC08004.jpg

DSC08018.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC08060.jpg

DSC07979.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

DSC07940.jpg

 

DSC07961.jpg

 

DSC07938.jpg

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

DSC08099.jpg

 

DSC07931.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

 

 

DSC07933.jpg

DSC07977.jpg

DSC08038.jpg

 

 

Soo Dhoweyntii Wafuuda KHAATUMO STATE OF Somalia, Jomo Kenyatta International Airport - Nairobi, Kenya

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Daawo Sida Wafdigii Khaatumo State Loogu Soo Dhoweeyey Nairobi- (Video)-

 

 

Lasanod Online. Wednesday, March 28, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(Lasanod Online)- Waxaa shalay kasoo degay garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Nairobi, Wafdi ballaadhan oo ka socda maamulka Khaatumo State.

 

Waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyey Jaaliyadda Khaatumo State iyo Somaalida kale ee ku nool Nairobi.

 

Hoos ka daawo maqal iyo muqaal sidii Nairobi loogu soo dhoweeyey wafdiga maamulka Khaatumo State.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo La Kulmay Safaarada NorWay Iyo Hay'adda NPA Ee Kenya-(Video+Sawiro)-

 

Lasanod Online. Thursday, March 29, 2012

 

 

 

 

Nairobi,(lasanod Online)- Waxaa saaka ka dhacay Magaalada Nairobi, kulan dhexmaray Wefdigii Khaatumo State ee kasoo kicitimay magaalada Muqdisho..

 

ee uu horkacayey Madaxweyne Abdinuur Cilmi Qaaje iyo xubno Golaha dhaqanka ee Sare ee Khaatumo State.

 

Halkan Ka Daawo Video

 

Wafuuda Khaatumo oo ka koobnaa galaha sarre ee dhaqanka iyo madaxtooyada oo ay weliyaan xubno ka socday guddiga G10 ayaa ugu horay horayntii kulan saacado qaatay la yeeshay mas'uuliyiinta hay'ada Norwegian people aid {NPA}.

 

Waxaana kulankaas ugu horaytii ka hadlay madaxaha bariga Africa hay'ada mr.Kamis, waxaa uu sheegay in ilaa sanadii 1993kii ay ka shaqayn nayeen deeganada khaatumo arimo badan oo dhanka horumarinta mashaariicda ahna ka qabteen, belse waxaa uu xusay in sanadii 2006 ay hakiyeen howlihii ay ka wadeen deegaanadaas arintaas oo ay keentay murankii xoogaanaa ee xiligaas deegaanadaas ka jiray.

 

Hadase ay dib ugu soo laabteen deegaanadii, waxana uu carabka ku dhuftay inay ceel biyood ka howgeliyeen deegaano uu ka xusay Awrboogays , Sarmaayo iyo deegano kale dad danyar ah oo ku sugan deeganada Widhwidh , Boocame, Laascaanood, iyo buuhoodle ay u qaybiyeen raashin iyo agab kale. waxaana uu xusay in sanad uu qorshahodu yahay inay furaan xarumo caafimaad magaalooyinka Laascaanod iyo kalabaydh,

 

Ugu danbayntii waxaa madasha ka hadlay madaxwayne C/nuur Cilmi Qaaje (biindhe) oo sheegay inay u mahadcelinayaan hay'ayada NPA oo wax badan ka qabatay deegaanadaas. soona dhoweynayaan iskaashi cusub oo dhex mara haya'dda iyo maamulka Khatumo.

 

Intaas kadib ayaa mas uuliyiintii Khaatumo ay u dhaqaaqeen dhanka saafaarada Norwey ,waxaana safaarada ku soo dhaweeyey ninka u qaabilsan arrimaha soomaaliya ee norwey Mr. Jann Patter iyo xoghayaha koowaad ee safaarada Norwey Mr:Geir Schei.

 

Halkan Ka Daawo Sawiro

 

Copyright © 2012 Lasanod.com

 

DSC07950.jpg

DSC07979.jpg

DSC07972.jpg

DSC07969.jpg

DSC07967.jpg

 

 

DSC07961.jpg

DSC07954.jpg

DSC07951.jpg

DSC07946.jpg

DSC07944.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Kulankii Maamul Goboleedka Khaatumo State Iyo Safaarada Norway & Hay'ada NPA - Nairobi, Kenya

 

DSC07886.jpg

 

DSC07885.jpg

 

DSC07889.jpg

 

DSC07910.jpg

 

DSC07888.jpg

 

DSC07940.jpg

DSC07939.jpg

DSC07935.jpg

DSC07930.jpg

DSC07915.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Masuuliyiinta Wafuuda Khaatumo State Of Somalia Oo Maanta Lakulmay Safaarada Norway Iyo Haayada NPA - Nairobi, Kenya (Sawiro+Full Video)

 

Wafuuda oo mudo kooban ku sugnaa magaalda nairobi ayaa maanta waxay bilaabeen hawlahoodii shaqo iyagoo kulamo laqaatay haayda NPA oo kamida haayadaha faro kutiriska ah ee ka hawlgala deegaamda khaatumo State iyo masuuliyiin katirsan safaarada dalka Norway oo uu kamid ahaa uqaabilsanaha arimaha somalida ee dalka Norway.

 

Kulamadan oo mudo saacado ah qaatay ayaa waxay labada dhinac ka wada hadleen sidee loo xoojin lahaa hawlaha gargaarka ee ay haayadani kawado deegaamda khaatumo waxaanay safaarda dalka Norway maanta balan qaaday inay sii kordhin doonto deeqaha ay kubixiyaan hawlaha horumarinta ee laga wado deegaamda mamulka khaatumo.

 

kulankaasi kadib ayaa waxaa warbaahinta lahadlay madaxwaynaha maamulka Khaatumo mudane Cabdinuur Cilmi Qaaje (Biindhe) iyo Qunsulka Arimaha Soomaaliya u qaabilsan dalkaasi Norway, Jan-Petter waxaanay sheegay inay hada kadib sitoosa uga wada shaqayn doonaan arimaha horumarinta ee deegaamda khaatumo state.

 

 

DSC06165.jpg

DSC06151.jpg

DSC06157.jpg

DSC06181.jpg

DSC06152.jpg

 

 

DSC06159.jpg

DSC06169.jpg

DSC06161.jpg

DSC06179.jpg

DSC061611.jpg

Share this post


Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Abdul, true a lot has been achieved, but a lot remains to be done.

 

Guul Iyo Gobonimo Khaatumo State Of Somalia

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this