Sign in to follow this  
Xaaji Xunjuf

Former Prime Minister Ali Muhamad geedi rejects the newly established clan states

Recommended Posts

Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay

 

Mogadishu Khamiis 29 March 2012 SMC

 

Ra'iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Prof. Cali Geedi oo sharci daro ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay.

 

Prof.Cali Maxamed Geedi oo ka tirsan mudanayaasha Baarlamaanka Dowlada KMG ah Soomaaliya islamarkaana Ra'iisulwasaare ka soo noqday dalka ayaa sharci daro iyo wax aan la qaadan karin waxaa uu ku tilmaamay habka loo dhisay maamul goboleedyadii ugu danbeeyay ee ee ay

Soomaalidu kaga dhawaaqeem waqtiyadaan danbe gudaha iyo dibada dalka.

 

Dhamaan maamul goboleedyadii dhawaan looga dhawaaqay dalka iyo dibada ayuu Cali Maxamed Geedi ku tilmaamay kuwo oo aan loo marin habkii sharciga ahaa marka la eego nidaamka Dowlada u degsan ee dhanka

sameynta maamu goboleeyada.

 

"dad yar oo meel isugu tagay markaasa maamul ku dhawaaqay waxba soo kordhin karaan, taasina maaha mid waafaqsanayn Sharciga u yaalada Dowladda KMG,islamarkaana Baarlamaanka Soomaaliyana uusan ansixin"ayuu yiri Prof.Cali Maxamed Geedi .

 

Cali Geedi oo shir jaraa'id ku qabtay Magaalada Nayroobi ee xarunta Dalka Kenya ayaa dhanka kale ka digey in Soomaalidu xiligaan ku degdegin balse ay tahay marka hore inay ka fiirsdaan Warka mas'uulkaani ayaa imaanaya xili waqtiyadaan danbe la maqlayay magacyada maamul goboleedyo badan kuwaasoo gobolada dalka qaarkood looga dhawaaqay.

Share this post


Link to post
Share on other sites

He's right, waxaan tirabadan ee midba intuu mis kafariistay warqad magac kusoo qortay waxba ka majiraan, waa dad waashay. Hiiraan kaliyaa waxay leedahay ilaa 4 dowlad goboleed - delusional indeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Somalia   

You missed

 

Udubland, Ras Casayr land, Awdal State, West Puntland State, Hiiraan State, West Hiiraan State, Central State, Shabeelle Dhexe State, Dooxada Cagaaran State, Jiinwabi State, Ceelbuur State, Dooxo State, Saylac, and Saylac and Lughaya

Share this post


Link to post
Share on other sites

Kuwii bilaabay, the proponents of Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari in here SOL, ayaa wax ka sheegaayo, kuna qoslaayo kuwa kale maanta soo kacay.

 

We were saying from day one this is how it is going to be. Iskutagnimo qabiileed, maamul qabiilnimo ku dhisan iyo waxaas Soomaaliya iyo Soomaali kuma haboona.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Abwaan   

Geeddi Banaadirland buu rabey inuu sameeyo markii shaqada laga ceyrin rabey....waa u shaqeyn weydey, hadda waxaani waa qaraar:D

 

Miskiin-Macruuf-Aqiyaar;811810 wrote:
Kuwii bilaabay, the proponents of Waqooyi Galbeed iyo Waqooyi Bari in here SOL, ayaa wax ka sheegaayo, kuna qoslaayo kuwa kale maanta soo kacay.

 

We were saying from day one this is how it is going to be. Iskutagnimo qabiileed, maamul qabiilnimo ku dhisan iyo waxaas Soomaaliya iyo Soomaali kuma haboona.

Loool MMA malla yaabtay laba-aflayntooda.....Nin guri muraayad ah deggan dhagax-tuur ma billaabo.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sensei   

In my humble opinion: Some sort of governance is better than no governance. If folks organize along the lines of region and qabiil, I see no harm. Qabiil is part of the Somali story; and running away from it ignores our realty- past,present, and future. Qabiil = region in Somalia, qabiil is the bottom line of regional politics. The idea is to build on the most practical system available to us, and refine it into more progressive system when suitable. Yacni... qabiil makes most sense to us so why not use it to our advantage.

Share this post


Link to post
Share on other sites

^^ sxb maamul qabiil creates problems, isku dhacyo more naceyb iyo arimo farabadan,, qabiil siyaasada in laga daaya wacan qabiilka ahaato something cultural kaliya.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this