Sign in to follow this  
Peacedoon

Alqeada spokesman talks about jihad from his safehouse

Recommended Posts

Funny how somali alqeada commanders run away from amisom and ethiopia then they talk about jihad. If the enemy of somali alqeada were somali soldiers on tanks, they would fight them till death.

Imaging if the first muslim generation behaved like the clownish alqeada(former shabab), this would be the result: Iran would be still an persian empire, most of Levant under controle of Byzantines.

All that because they run away and called it "xeelad dagaal".

Infact the persians and romans would come to Arabia to rout out the muslims.

 

 

 

 

Afhayeenka Xarakada Al-Shabaab Sheekh Cali

Dheere oo shalay gelinkii dambe warbaahinta u

aqriyay bayaan ka soo baxay Hogaanka Al-

Shabaab, kadib kulan ay yeeshaan ayaa waxaa

looga hadlay marxalada cusub ee uu dalka

galay.

Cali Dheere ayaa sheegay in dagaal caalami ah

lagu soo qaado dhulka Soomaaliyed, kaasoo uu

tilmaamay in ay ku bahoobeen Gaalada

caalamka sida uu hadalka u dhigay.

"Sida laga war qabo dadka muslimiinta

dhulkeena muslimka soomaaliyed Xamlo

caalmami ah oo weerar saliibi ah, ay ku

bahoobeen gaashaanbuurta saliibiyiinta ayaa

lagu soo qaaday"ayuu yiri Cali Dheere.

Cali Dheere ayaa sheegay in duulaankaas ay

hogaaminayaan Mareykanka, Yuhuuda iyo

Ciidamada dalalka deriska ah sida uu yiri.

"Xamlaadka Salibiiyiinta ee ka dhanka ah

Muslimiinta waa kuwo ay ku mideysan yihiin

gaalada oo dhan, maanta waxaa muuqaneysa

mujaahidiinta inay isu soo baheysteen gaalada

caalamka ku nool Yuhuud, Nasaaro iyo

Murtadiin"ayuu sii raaciyay hadalkiisa.

Cali Dheere ayaa sheegay in loo midoobo

marxalada dalka uu galay iyo duulaanka lagu

soo qaaday, isagoo tilmaamay in aanay ka

tanaasuli doonin hadafkooda.

"Hogaanka guud waxaa uu cadeynayaa

arrimaha soo socda muslimiinta xilligan waxaa

waajibaadka saaran ka mid ahh shareecada

islaamka inay difaacayaan, sharafka, jiritaanka

Umada Muslimiinta, in si adag looga hortago,

halis walba oo ku soo wajahan"ayuu yiri Cali

Dheere oo aqrinayay bayaanka ka soo baxay

Hogaanka guud ee Al-Shabaab.

Bayaankan ayaa u muuqda mid Xarakada Al-

Shabaab ku muujinayaan culeyska dhinacyada

badan ee ka soo fuulay deegaanada ay

maamulayeen, iyadoo maalmihii u dambeeyay

ay isaga baxeen magaalooyin dhowr ah iyo

deegaano ay ku sugnaayeen.

Maalintii shalay ayay aheyd markii ay

gacantooda ka baxday degmada Ceelbuur oo ka

mid aheyd deegaanada ugu muhiimsanaa ee ay

ka talinayeen muddo afar sano ku

 

 

 

 

Shaydan dheere, niqabi sister abu godane and abu mansur are all joke.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this