Sign in to follow this  
Dr_Osman

Forces and Heavy Weapons Defect From Somafiland And Join Puntland Forces. PICS

Recommended Posts

Dr_Osman   

Ciidamo iyo Hub Kasoo Goostay Somaliland oo Soo Gaaray magaalada Boocame ee gobolka Sool [sawirro]

Boocame [RBC Radio] Ciidamo iyo hub kasoo goostay ayaa shalay gelinkii danbe soo gaaray magaalada Boocame ee gobolka Sool,kuwaas oo tiro ahaan gaaraeyey ilaa 50-askari,waxaana si weyn usoo dhaweeyey dadka deegaanka kunool.

Mid kamid ah askarta soo goosatay oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in sababta keentay in ay kasoo tagaan magaalada Laascaanood oo iminka gacanta ugu jirto Somaliland ay tahay ka dib markii ay u dulqaadan waayeen hagardaamada iyo dhibka uu Maamulka la magac baxay Somaliland uu ku hayo Shacabka SSC ayna markaas go’aan ku gaareen in ay kusoo biiraan Shacabkooda.

Hubka ay lasoo goosteen ayaa waxaa kamid ah Gaari uu saaranyahay Qoriga loo yaqaan Zuu-ga iyo Gaari kale oo u saaranyahay Qoriga Shilkaha kuwaas oo dhamaantood lagu soo bandhigay magaalada Boocame ee gobolka Sool,

Ilaa hadda kama aysan hadlin soo goosahada Ciidanka iyo hubkooda Maamulka Somaliland Saraakiishooda dhanka Ciidanka,waxaase tani ay dhabar jab ku noqoneysaa Maamulka Somaliland oo sheegta in goboladaasi ka tirsan yihiin Maamulkooda.

RBC Radio

Xafiiska Wararka Boosaaso

DSC023831.jpg

DSC023511.jpg

DSC023611.jpg

DSC023471.jpg

DSC023631.jpg

Share this post

Link to post
Share on other sites
Dr_Osman   

wlc back home boys to boocame strictly puntland city and our puntland education minister was there not long ago doing some project related activities

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

waryaa Dr Osman, reer Khaatumo wax kaa galay baaba iska yar. Nimankan anagaa walaalo ah, oo xidid iyo xigaal ba ah, oo waxaanu doonaan isku samaynaa kana heshiinaa, ee adigu arrimahan iskaga bax. Waa mar aad reer galgala iyo reer goldogob xasuuqdaan iyo mar aad Khaatumo inkirtaan. Inaad ilmo Jabarti tihiin ba la idin ma moodo.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wadani;805622 wrote:

Without Puntlanders you'd all be a leaderless flock. Ilmo Jeberti kulahaa..

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

Dr_Osman;805617 wrote:
wlc back home boys to boocame strictly puntland city and our puntland education minister was there not long ago doing some project related activities

Puntland should stay on it's own borders. :D

Share this post

Link to post
Share on other sites
Liibaan   

Wadani beenta jooji, Reer Khaatumo waxa ee aaminsanyihiin inay soomaali oo dhan walaalo yihiin. Xaqiiqdo waxa weeyaan Reer Khaatumo xidi Iyo xigaal Soomaali oo dhan bey layihiin. Maamulka beesha snm ee Somaliland waxa uu xusuuq u geestay Shacabka Khaatumo siiba Magaalada Buuhoodle, Widhwidh, Kalshaale, Ceerigaabo, Yagoori Iyo Laas Caanood. Maamulka snm/Somaliland Iyo taageerayaashiisa labaduba waa inkireen Maamulka Iyo Shacabka Khaatumo/SSC.

Waxaa fiican Dr osman iyo Wadani labaduba arrimaha Khaatumo State iskaga baxaan, si loo helo nabad iyo jaar wanaag.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

Wadani;805628 wrote:
Somalia, Including Somaliland? Wallahi ur delusional.

I don't care about Somaliland.

I am telling you, without Puntland, Somalia would have been in a different and much worse state than it is now. Without the head, the body can't work and vice versa.

Puntland is the head, Somalia is the body. Take that in whichever way you want it, if you want a history lesson I'll give it to you.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;805626 wrote:
Without Puntlanders you'd all be a leaderless flock. Ilmo Jeberti kulahaa..

Keep lying to yourself. :cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites
Wadani   

Liibaan, i didnt agree with the way the Somaliland gov dealt with Khaatumo, So im not like dr osman whose a mouth piece for faroole. Anigu i think for myself and im against wat happened in buuhoodle and the surrounding areas.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Mario B   

Somalia;805633 wrote:
I don't care about Somaliland.

I am telling you, without Puntland, Somalia would have been in a different and much worse state than it is now. Without the head, the body can't work and vice versa.

Puntland is the head, Somalia is the body. Take that in whichever way you want it, if you want a history lesson I'll give it to you.

So why are you scared of Somali National Army, is there something that Governor Faroole is hiding?. :rolleyes:

Puntland hasn't been leading anyone, the place is full of calaac, pirates, lawlessness, land grab and fan.:cool:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Somalia;805626 wrote:
Without Puntlanders you'd all be a leaderless flock. Ilmo Jeberti kulahaa..

what did he say, illmo jerberti. man these people are sad.

Share this post

Link to post
Share on other sites
Somalia   

You aren't worth my time Mario B, I just hope my comment sinks in, every people needs its thinkers, when you realize who yours are, everything will sink in.

And why would I be scared of the national army? You think it is a clan based institution? :rolleyes:

Share this post

Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this