Sign in to follow this  
kingofkings

Free King Of Somaliland Now!

Recommended Posts

Hargeysa (RBC) Boqor Cismaan Maxamuud Buurmadow oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee waqooyiga dalka ayaa maanta markii ugu horeysay la soo tusay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa kadib markii uu xabsiga ku jiray mudo ku dhow hal bil.

 

Boqor Buurmadow waxaa la xiray 15-kii Maarso 2012 kadib markii uu ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa isagoo ka soo laabtay wadanka dibadiisa, waxaana xarigiisa oo aanay xukuumadda Somaliland rasmi ahaan uga hadlin loo badinayaa “ka horimaasho maamulka”. Waxaana tan iyo intii la xiray Buurmadow uu ku jiray xabsiga dhexe ee Hargeysa.

 

Ururada xuquuqda aadanaha iyo saxaafadda madaxa banaan ayaa loo diiday in tan iyo markii la xiray Buurmadow ay xabsiga ugu tagaan ama wax ka ogaadaan kiiska dacwadiisa iyo sababta loo horkeeni waayey maxkamad si eeda loo heysto loo ogaado.

 

Dhacdadii maxkamada ee maanta

 

In maxkamada Hargeysa maanta la keeno Boqor Buurmadow ayaa ka dambeysay codsiyo isdabajoog ah oo maxkamada iyo hay’adaha xuquuqda aadanaha soo jeediyeen, waxaana su’aal ay ka taagneyd in sida sharciga Somaliland u dhigan uu sheegayo aan xitaa Buurmadow la tusin garsoorayaasha qaadaya dacwadiisa si ay bal u ogadaan in ruuxa xiran uu yahay BUURMADOW iyo in uu shakhsi kale yahay .

 

Arinta ugu yaabka badan waxay dhacday maanta ka dib markii garsooraha maxkamada Hargeysa ee dacwada qaadi lahaa uu cadeeyey inuusanba heyn wax kiis ah oo ka dhan ah Buurmadow oo xabsi ku jira 24 cisho kaliyana loo sheegay in Buurmadow nin la yiraahdo boolisku xireen..!!

 

Garyaqaanka u doodaya Boqor Buurmadow oo lagu magacaabo Abuukaato C/raxmaan Maxamed ayaa sheegay in uu aad ula yaabay in garsooraha maxkamada uu heyn kiiska dacwada taasoo muujineysa in hay’adaha garsoorka ee Somaliland aysan u madax banaaneyn shaqadooda. Wuxuu sheegay in garsoorayaasha maxkamada Hargeysa aysan waxba ka duwaneyn shaqaalaha xafiiska madaxweyne Siilaanyo oo sida uu ku amro yeela.

 

Ilo wareedyo ku dhow booliska Hargeysa ayaa laga soo xigtay in maalintii ay xirayeen Buurmadow laga soo amray madaxtooyada Hargeysa iyagoon waxba kala socon sababta loo xiray iyo nooca dacwadiisa toona.

 

Markii maanta maxkamada la geeyey Boqor Buurmadow looma ogolaan inuu la hadlo wariyaasha oo joogay bannaanka hore ee maxkamada mana jirin cid ehelkisa ka mid ah oo loo ogolaaday inay arkaan, waxaana dib loogu celiyey xabsiga dhexe ee Hargeysa.

 

Hadalheynta reer Hargeysa

 

Shacabka magaalada Hargeysa ayaa su’aalo badan iska weydiinaya hannaanka garsoorka ee ay Somaliland ku faani jirtay mar haddii maxkamada iyo booliskuba aysan wax go’aan ku lahayn xukunada dadka la soo edeeyo.

 

Waxaana dadka kuu sheegayaan in booliska iyo garsoorayaasha maxkamadaha ay akhriyaan go’aan madaxtooyada laga soo qoray oo kaliya. Arinta kale ee dadweynuhu aadka u hadalhayaan ayaa ah in dastuurka Somaliland uusan dhigeyn in shakhsi uu xirnaado mudo ka badan 24 saac iyadoon wax xukun maxkamadeed ah lagu ridin.

 

Illaa hadda masuuliyiinta amniga iyo xukuumadda Somaliland kama hadlin kiiska Boqor Buurmadow oo xitaa warbaahinta gudaha ee Hargeysa ay si toos uga hadli karin.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Boqor Buurmadoow should be nominated for the Nobel Peace Prize then be improsed among thieves and criminals.

 

Free Boqor Now!

Share this post


Link to post
Share on other sites
Carafaat   

Somaliland justice falters on the case of Boqor Osman Buurmadow

Written by Bashir Goth

Jun 25, 2012 at 06:53 AM

 

 

Boqor Osman Aw Mahmoud, Buurmadow, is languishing in jail for the fourth month in a case that exposed the faltering and inept system of Somaliland justice.

In four months, the government prosecutor could not build a plausible case against Boqor Osman and couldn’t bring credible people other than government officials and arm-twisted reporters to take the witness stand.

 

In the first hearing of the case held on 24th April 2012, the court accepted the defense lawyers’ criticism of the legal conformity of the charge sheet and the judge had requested the prosecution to replace the charge sheet and submit one that is consistent with the law.

 

When the prosecution failed to replace the charge sheet and submitted the same charge with government officials including the President’s spokesman as witnesses at the second hearing on 3rd May 2012, the defense lawyers requested the court to dismiss the case. However, to the surprise of the defense team and other audience, the court ordered the case to continue. It was obvious that the court was put under immense pressure to continue the case and was particularly intimidated by the presence of the Attorney General at the hearing.

 

Realizing that the court had succumbed to pressure, the defense lawyers decided to withdraw from the case after consulting with their client. The defense team refused to be a decoy for the incarceration of their client in a kangaroo court. They assumed that their client was already indicted outside the court when the Minister of Presidency had accused Boqor Osman of committing crimes against the state. This is a government minister publicly announcing a guilty verdict against an accused person on the national TV even before the court made any decision on the legal conformity of the case charge sheet.

 

In another deliberate obstruction of justice, the Minister of Justice issued a rapidly cooked up circular to the court and Attorney General in which he declared that members of the legislative houses and other government officials were not allowed to practice law. This was an apparent measure to stop one of the leading defense team of Boqor Osman who was also a member of parliament from extending legal assistance to his client. The Minister’s circular however had forgotten to mention that the Attorney General himself was engaged in cases.

 

It appears now that the stage is set for the court to announce a guilty verdict against Boqor Osman for being vocal against the government, for exercising his constitutional right to express his opinion and for being the only dissident voice in a country that has become scarily bereft of any opposition.

 

The case of Boqor Osman Buurmadow is one of many cases of justice gone astray in Somaliland but Buurmadow’s case stands out as it is a test for the country’s democracy and the ability of Somaliland citizens to exercise their right to free speech.

 

Constitutional Democracy between Ahmed Silanyo and Jacob Zuma

 

It may be appropriate here to compare President Ahmed Silanyo’s high handedness and making mockery of democracy to President Jacob Zuma of South Africa who despite being the victim of a burlesque painting showing him with his genitals hanging out has pursued a legal route to get his constitutional right. Even when the painting which was displayed in a public gallery was defaced by angry individuals, the perpetrators were arrested for vandalizing the gallery and for violating the freedom of expression. Here the law protects the artistic creativity and freedom of expression instead of glorifying the president and putting him above the law.

 

The case ended amicably when President Jacob Zuma agreed to withdraw the legal challenge after Goodman Gallery took down the controversial portrait but only after it was sold to a German dealer and after it had been viewed and still can be by millions of people on the internet.

 

With a moment of reflection, one cannot but bewilder at the difference between Jacob Zuma, a man with no formal education whose world was shaped by the struggle against the inhumane apartheid system in South Africa , upholding the constitutional right of his citizens and respecting their freedom of speech even at the cost of his personal reputation, and Ahmed Silanyo who earned a Master’s Degree in Economics from the University of Manchester in UK, one of the greatest western democracies, trampling on his citizens rights and behaving like a tin pot dictator.

 

 

Bashir Goth

bsogoth@yahoo.com

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this